{"id":123441,"date":"2019-02-17T18:41:25","date_gmt":"2019-02-17T16:41:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123441"},"modified":"2019-02-17T18:41:25","modified_gmt":"2019-02-17T16:41:25","slug":"dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/","title":{"rendered":"Dowlada Somalia oo kajawaabtay Tallaabadii Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd jawaab ka bixisay tallaabadii ay shalay qaadday dawladda Kenya ee ay kula soo laabatay safiirkeeda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dawladda Soomaaliya waxay sheegtay in khariiradaha ay sheegtay dawladda Kenya ay muujinayso badda Soomaaliya ayna waafaqsan tahay mowqifka weligeed ee dawladda Soomaaliya iyo dawcadda ku saabsan xadka badda ee hortaalla maxkamadammada caalamiga ah ee Adudunka ee Hague. Waxay sheegtay Soomaaliya in mowqiifkaasi uu ka turjumanayo mas\u2019uuliyadda saaran dawladda Soomaaliya ee ay ku ilaalinayso midnimada iyo madaxbannaaniddeeda siyaaso iyo dhuleed.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay sheegtay inay aad uga xuntahay waxa ay Kenya ku sheegtay inay Soomaaliya bixinayso xidhmooyin bad ay lahaan karto Kenya. Waxay sheegtay inaysan qandaraas ku bixin xidhmooyin, qorshahana ugu jirin inay ku bixiso wax xidhmooyin ah oo ku yaalla degaanka lagu muransan yahay ilaa inta maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ay go\u2019aan ka gaadhayso.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay sheegtay inay u ballanqaadayso Kenya inaysan ku kicin falal dhinac keliya ah oo ku saabsan degaanka lagu muransan yahay ilaa maxkamaddu go\u2019aan ka gaadho. Soomaaliya waxay sheegtay in markii maxkamaddu go\u2019aankaas gaadho inay ixtiraami doonto go\u2019aanka maxkamadda.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay sheegtay inay aad uga xuntahay go\u2019aanka ay Kenya ku amartay safiirkii Soomaaliya Kenya inuu ka baxo Kenya iyadoo aan wax la tashi ah la samaynin dalwadda Soomaaliya.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-123441 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/1-1318\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"676\" height=\"853\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-7.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-7.png 676w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-7-238x300.png 238w\" sizes=\"(max-width: 676px) 100vw, 676px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/2-1189\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"689\" height=\"917\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-6.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-6.png 689w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-6-225x300.png 225w\" sizes=\"(max-width: 689px) 100vw, 689px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd jawaab ka bixisay tallaabadii ay shalay qaadday dawladda Kenya ee ay kula soo laabatay safiirkeeda Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya waxay sheegtay in khariiradaha ay sheegtay dawladda Kenya ay muujinayso badda Soomaaliya ayna waafaqsan tahay mowqifka weligeed ee dawladda Soomaaliya iyo dawcadda ku saabsan xadka badda ee hortaalla maxkamadammada caalamiga ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123446,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada Somalia oo kajawaabtay Tallaabadii Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada Somalia oo kajawaabtay Tallaabadii Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd jawaab ka bixisay tallaabadii ay shalay qaadday dawladda Kenya ee ay kula soo laabatay safiirkeeda Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya waxay sheegtay in khariiradaha ay sheegtay dawladda Kenya ay muujinayso badda Soomaaliya ayna waafaqsan tahay mowqifka weligeed ee dawladda Soomaaliya iyo dawcadda ku saabsan xadka badda ee hortaalla maxkamadammada caalamiga ah ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-17T16:41:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Farmaajo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/\",\"name\":\"Dowlada Somalia oo kajawaabtay Tallaabadii Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Farmaajo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-17T16:41:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Farmaajo.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Farmaajo.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada Somalia oo kajawaabtay Tallaabadii Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada Somalia oo kajawaabtay Tallaabadii Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada Somalia oo kajawaabtay Tallaabadii Kenya - Wardoon","og_description":"Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd jawaab ka bixisay tallaabadii ay shalay qaadday dawladda Kenya ee ay kula soo laabatay safiirkeeda Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya waxay sheegtay in khariiradaha ay sheegtay dawladda Kenya ay muujinayso badda Soomaaliya ayna waafaqsan tahay mowqifka weligeed ee dawladda Soomaaliya iyo dawcadda ku saabsan xadka badda ee hortaalla maxkamadammada caalamiga ah ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-17T16:41:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Farmaajo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/","name":"Dowlada Somalia oo kajawaabtay Tallaabadii Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Farmaajo.jpg","datePublished":"2019-02-17T16:41:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Farmaajo.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Farmaajo.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-tallaabadii-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada Somalia oo kajawaabtay Tallaabadii Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123441"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123441"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123447,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123441\/revisions\/123447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}