{"id":123483,"date":"2019-02-18T08:38:44","date_gmt":"2019-02-18T06:38:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123483"},"modified":"2019-02-18T08:38:44","modified_gmt":"2019-02-18T06:38:44","slug":"qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/","title":{"rendered":"Qadar oo maanta bilabayso dhisida wadooyin ay horay u balan qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu dhagax dhigo Mashaariic dhismo wadooyin oo ay horey u balan qaadeen dowlada Qadar in ay ka fulineyso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mashaariicda maanta la dhagax dhigayo ee dowlada Qadar maalgalineyso ayaa waxaa kamid ah dhismaha Wadooyinka isku xira magaalada Muqdisho iyo labada gobol ee Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhaxe.<\/p>\n<p>Madax sare oo katirsan dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in ay dhagax dhigaan mashaariicdan horu marineed ay maalgalineyso dowlada Qadar oo hada saaxiib dhaw la ah Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ayaa saakay loo xiray dhagax dhiga mashaariicdan, waxaana wadooyinka xiran kamid ah Laamiga Wadnaha ,30-ka iyo Laamiga Warshadaha qeybo kamid ah.<\/p>\n<p>Dowlada Qadar ayaa horey u balan qaaday in ay dhiseyso Wadooyinka Muqdisho ku xira labada Shabeelle, waxa ay sidoo kale dowlada Qadar balan qaaday in ay fulineyso mashaariicyo kale oo dan ugu jirto Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu dhagax dhigo Mashaariic dhismo wadooyin oo ay horey u balan qaadeen dowlada Qadar in ay ka fulineyso Soomaaliya. Mashaariicda maanta la dhagax dhigayo ee dowlada Qadar maalgalineyso ayaa waxaa kamid ah dhismaha Wadooyinka isku xira magaalada Muqdisho iyo labada gobol ee Shabeelaha Hoose iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123484,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123483","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qadar oo maanta bilabayso dhisida wadooyin ay horay u balan qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qadar oo maanta bilabayso dhisida wadooyin ay horay u balan qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu dhagax dhigo Mashaariic dhismo wadooyin oo ay horey u balan qaadeen dowlada Qadar in ay ka fulineyso Soomaaliya. Mashaariicda maanta la dhagax dhigayo ee dowlada Qadar maalgalineyso ayaa waxaa kamid ah dhismaha Wadooyinka isku xira magaalada Muqdisho iyo labada gobol ee Shabeelaha Hoose iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-18T06:38:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2000px-Flag_of_Qatar.svg_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"786\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/\",\"name\":\"Qadar oo maanta bilabayso dhisida wadooyin ay horay u balan qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2000px-Flag_of_Qatar.svg_.png\",\"datePublished\":\"2019-02-18T06:38:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2000px-Flag_of_Qatar.svg_.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2000px-Flag_of_Qatar.svg_.png\",\"width\":2000,\"height\":786},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qadar oo maanta bilabayso dhisida wadooyin ay horay u balan qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qadar oo maanta bilabayso dhisida wadooyin ay horay u balan qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qadar oo maanta bilabayso dhisida wadooyin ay horay u balan qaaday - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu dhagax dhigo Mashaariic dhismo wadooyin oo ay horey u balan qaadeen dowlada Qadar in ay ka fulineyso Soomaaliya. Mashaariicda maanta la dhagax dhigayo ee dowlada Qadar maalgalineyso ayaa waxaa kamid ah dhismaha Wadooyinka isku xira magaalada Muqdisho iyo labada gobol ee Shabeelaha Hoose iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-18T06:38:44+00:00","og_image":[{"width":2000,"height":786,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2000px-Flag_of_Qatar.svg_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/","name":"Qadar oo maanta bilabayso dhisida wadooyin ay horay u balan qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2000px-Flag_of_Qatar.svg_.png","datePublished":"2019-02-18T06:38:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2000px-Flag_of_Qatar.svg_.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2000px-Flag_of_Qatar.svg_.png","width":2000,"height":786},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qadar-oo-maanta-bilabayso-dhisida-wadooyin-ay-horay-u-balan-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qadar oo maanta bilabayso dhisida wadooyin ay horay u balan qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123483"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123483"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123485,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123483\/revisions\/123485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}