{"id":123490,"date":"2019-02-18T12:47:36","date_gmt":"2019-02-18T10:47:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123490"},"modified":"2019-02-18T12:47:36","modified_gmt":"2019-02-18T10:47:36","slug":"dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:- Xildhibaanno ku kala qeyb samay jawaabtii Somalia ee Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa kka hadlay jawaabta dowladda Soomaaliya ay ka bixisay go\u2019aankii Kenya ay dalbeeda kaga soo saartay Safiir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo shalay Muqdisho kusoo laabtay.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa qaarkood waxay go\u2019aankaasi u ku amaaneen hal qodob oo ah inuu yahay mid muujiyay biseyl diblomaasiyadeed, halka qaarkoodna ay u arkeen inuu ahaa mid jilicsan<\/p>\n<p>Xildhibaan Sadiiq Xersi Warfaa oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka ee taageersan xukuumadda ayaa sheegay in go\u2019aankaasi uu ahaa mid diblomaasiyadeed oo muujinaya biseyl siyaasadeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale xildhibaan Warfaa ayaa sheegay inay socdaan wadahadalo labada dhinac u dhaxeeya, isaga oo sheegay in Soomaaliya aysan marnaba gogortan ka galeynin taako kamid ah dhulka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka mid ah xubnaha dhaliilsan xukuumadda ayaa sheegay in aad u dhaliilayo go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ka qaadatay hadalkii dowladda Kenya, hal sabab darteed.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in dowladda Kenya ay ku xad gudubtay dhulka Soomaaliya, sidoo kalena ay ku dhawaaqday hadal xanaf ah oo dadka Soomaaliyeed iyo dowladda intaba taabanayay, balse dowladda looga baahnaa in jawaab kulul ay siiso, taasi oo aan dhicin.<\/p>\n<p><strong>DHAGAYSO CODKA XILDHIBAAN SAKARIYE<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-123490-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2.mp3<\/a><\/audio>\n<p><strong>DHAGAYSO CODKA XILDHIBAAN<\/strong> <strong>SADIIQ WARFAA<\/strong><\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-123490-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa kka hadlay jawaabta dowladda Soomaaliya ay ka bixisay go\u2019aankii Kenya ay dalbeeda kaga soo saartay Safiir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo shalay Muqdisho kusoo laabtay. Xildhibaanada ayaa qaarkood waxay go\u2019aankaasi u ku amaaneen hal qodob oo ah inuu yahay mid muujiyay biseyl diblomaasiyadeed, halka qaarkoodna ay u arkeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123492,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:- Xildhibaanno ku kala qeyb samay jawaabtii Somalia ee Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:- Xildhibaanno ku kala qeyb samay jawaabtii Somalia ee Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa kka hadlay jawaabta dowladda Soomaaliya ay ka bixisay go\u2019aankii Kenya ay dalbeeda kaga soo saartay Safiir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo shalay Muqdisho kusoo laabtay. Xildhibaanada ayaa qaarkood waxay go\u2019aankaasi u ku amaaneen hal qodob oo ah inuu yahay mid muujiyay biseyl diblomaasiyadeed, halka qaarkoodna ay u arkeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-18T10:47:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:- Xildhibaanno ku kala qeyb samay jawaabtii Somalia ee Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-18T10:47:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-2.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:- Xildhibaanno ku kala qeyb samay jawaabtii Somalia ee Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:- Xildhibaanno ku kala qeyb samay jawaabtii Somalia ee Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:- Xildhibaanno ku kala qeyb samay jawaabtii Somalia ee Kenya - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa kka hadlay jawaabta dowladda Soomaaliya ay ka bixisay go\u2019aankii Kenya ay dalbeeda kaga soo saartay Safiir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo shalay Muqdisho kusoo laabtay. Xildhibaanada ayaa qaarkood waxay go\u2019aankaasi u ku amaaneen hal qodob oo ah inuu yahay mid muujiyay biseyl diblomaasiyadeed, halka qaarkoodna ay u arkeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-18T10:47:36+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/","name":"DHAGAYSO:- Xildhibaanno ku kala qeyb samay jawaabtii Somalia ee Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-2.jpg","datePublished":"2019-02-18T10:47:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-2.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaanno-ku-kala-qeyb-samay-jawaabtii-somalia-ee-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:- Xildhibaanno ku kala qeyb samay jawaabtii Somalia ee Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123490"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123494,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123490\/revisions\/123494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}