{"id":123597,"date":"2019-02-21T10:35:28","date_gmt":"2019-02-21T08:35:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123597"},"modified":"2019-02-21T10:35:28","modified_gmt":"2019-02-21T08:35:28","slug":"madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Waare oo ka hadlay Caqabadaha Hor-taagan Maamulkiisa+ COD"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa mar kale shaaciyey<br \/>\ncaqabadaha heysta Maamulkiisa oo dib u dhigay Shaqooyinkii looga baahnaa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare ayaa sheegay<br \/>\nin Maamulka Hirshabelle caqabada koobaad ay heysata ay tahay dhinaca<br \/>\namniga,isla markaana deegaano badan oo ka tirsan Maamulkaas ay ka dhacaan falal<br \/>\nlidi ku ah dhinaca amniga.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Wadooyin ka mid ah deegaano ka tirsan Maamulkiisa ay yihiin<br \/>\nkuwo xiran,isla markaana tira ka dhowr jeer looga hadlay sidii loo furi<br \/>\nlahaa shirar ka dhacay Magaalooyinka Adis Ababa iyo Nairobi ee dalalka Kenya<br \/>\niyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare ayaa ugu<br \/>\nbaaqay Shacabka Soomaaliyeed inay isu tashadan,waxaana uu sheegay in bilaha soo<br \/>\nsocda Ciidamada Dowladda, kuwa Maamulka Hir-Shabeelle iyo AMISOM ay siwadajir<br \/>\nah u furi doonan wadooyinka u go\u2019doonsan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Deegaano iyo degmooyin ka<br \/>\ntirsan Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa mararka qaar weeraro ka geysta<br \/>\nAl-Shabaab,iyada oo laga go\u2019ay in la maro wadada isku-xirta Magaalooyinka<br \/>\nJowhar iyo Balcad ee Gobolka Shabeelleaha Dhexe oo ay Ururka Shabaab weerar ka<br \/>\ngeystaan.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-123597-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Madaxweyne-Waare-oo-ka-hadlay-Caqabadaha-Hor-taagan-Maamulkiisa.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Madaxweyne-Waare-oo-ka-hadlay-Caqabadaha-Hor-taagan-Maamulkiisa.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Madaxweyne-Waare-oo-ka-hadlay-Caqabadaha-Hor-taagan-Maamulkiisa.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa mar kale shaaciyey caqabadaha heysta Maamulkiisa oo dib u dhigay Shaqooyinkii looga baahnaa. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Maamulka Hirshabelle caqabada koobaad ay heysata ay tahay dhinaca amniga,isla markaana deegaano badan oo ka tirsan Maamulkaas ay ka dhacaan falal lidi ku ah dhinaca amniga. Waxa uu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123598,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123597","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Waare oo ka hadlay Caqabadaha Hor-taagan Maamulkiisa+ COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Waare oo ka hadlay Caqabadaha Hor-taagan Maamulkiisa+ COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa mar kale shaaciyey caqabadaha heysta Maamulkiisa oo dib u dhigay Shaqooyinkii looga baahnaa. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Maamulka Hirshabelle caqabada koobaad ay heysata ay tahay dhinaca amniga,isla markaana deegaano badan oo ka tirsan Maamulkaas ay ka dhacaan falal lidi ku ah dhinaca amniga. Waxa uu sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-21T08:35:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/waare.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1037\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/\",\"name\":\"Madaxweyne Waare oo ka hadlay Caqabadaha Hor-taagan Maamulkiisa+ COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/waare.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-21T08:35:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/waare.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/waare.jpg\",\"width\":1037,\"height\":583},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Waare oo ka hadlay Caqabadaha Hor-taagan Maamulkiisa+ COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Waare oo ka hadlay Caqabadaha Hor-taagan Maamulkiisa+ COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Waare oo ka hadlay Caqabadaha Hor-taagan Maamulkiisa+ COD - Wardoon","og_description":"Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa mar kale shaaciyey caqabadaha heysta Maamulkiisa oo dib u dhigay Shaqooyinkii looga baahnaa. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Maamulka Hirshabelle caqabada koobaad ay heysata ay tahay dhinaca amniga,isla markaana deegaano badan oo ka tirsan Maamulkaas ay ka dhacaan falal lidi ku ah dhinaca amniga. Waxa uu sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-21T08:35:28+00:00","og_image":[{"width":1037,"height":583,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/waare.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/","name":"Madaxweyne Waare oo ka hadlay Caqabadaha Hor-taagan Maamulkiisa+ COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/waare.jpg","datePublished":"2019-02-21T08:35:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/waare.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/waare.jpg","width":1037,"height":583},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-hadlay-caqabadaha-hor-taagan-maamulkiisa-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Waare oo ka hadlay Caqabadaha Hor-taagan Maamulkiisa+ COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123597"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123597"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123600,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123597\/revisions\/123600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}