{"id":123694,"date":"2019-02-24T11:28:24","date_gmt":"2019-02-24T09:28:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123694"},"modified":"2019-02-24T11:28:24","modified_gmt":"2019-02-24T09:28:24","slug":"senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/","title":{"rendered":"Senator Xuseen \u201cXildhibaan Cismaan Boqore  Ciidamadii ilaalada u aheyd ayaa laga kaxeystay"},"content":{"rendered":"<p>Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka tacsiyadeeyay dilkii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo gelinkii dambe ee maanta ay Kooxo hubeysan ku dileen degmada Kaaraan.<\/p>\n<p>Senatorka ayaa sheegay in Xildhibaan Boqore ay kulmeen dhowr todobaad ka hor, kana walaacsanaa xaalada amnigiisa<\/p>\n<p>\u201cXildhibaanka oo aan kulanay dhowr asbuuc ka hor ayaa wuxuu ka walaacsanaa Amnigiisa gaar ka ah maadaama Taliska Ciidanka Booliska ay ka kaxaysteen ciidamadii ilaalada u ahayd sida uu ii sheegay\u201dayuu yiri Senator Xuseen Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Xildhibaan Boqore ay ka wada tirsanaayeen Xisbiga UPD oo ah Xisbi mucaarad ah oo inta badan dhaliila dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa si xornimo ah ku mari jiray magaalada Muqdisho, isagoo aan cabsi qabin, isla markaana Ilaalo wadan, waxaa uu kaga duwanaa Xildhibaanada Baarlamaanka inuu deganaa dhanka waqooyi ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay gaarigii dilka fuliyay iyo darawalkii waday, inkastoo labadii dabley ee dilka geysatay ay baxsadeen.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda dilka Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore, waxaana ay intaa ku dareen in raggii weerarka qorsheysan ay si nabadgelyo uga soo dhaqaaqeen halka uu dilka ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka tacsiyadeeyay dilkii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo gelinkii dambe ee maanta ay Kooxo hubeysan ku dileen degmada Kaaraan. Senatorka ayaa sheegay in Xildhibaan Boqore ay kulmeen dhowr todobaad ka hor, kana walaacsanaa xaalada amnigiisa \u201cXildhibaanka oo aan kulanay dhowr asbuuc ka hor ayaa wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123695,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123694","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Senator Xuseen \u201cXildhibaan Cismaan Boqore Ciidamadii ilaalada u aheyd ayaa laga kaxeystay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Senator Xuseen \u201cXildhibaan Cismaan Boqore Ciidamadii ilaalada u aheyd ayaa laga kaxeystay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka tacsiyadeeyay dilkii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo gelinkii dambe ee maanta ay Kooxo hubeysan ku dileen degmada Kaaraan. Senatorka ayaa sheegay in Xildhibaan Boqore ay kulmeen dhowr todobaad ka hor, kana walaacsanaa xaalada amnigiisa \u201cXildhibaanka oo aan kulanay dhowr asbuuc ka hor ayaa wuxuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-24T09:28:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/senator-xuseen-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/\",\"name\":\"Senator Xuseen \u201cXildhibaan Cismaan Boqore Ciidamadii ilaalada u aheyd ayaa laga kaxeystay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/senator-xuseen-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-24T09:28:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/senator-xuseen-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/senator-xuseen-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Senator Xuseen \u201cXildhibaan Cismaan Boqore Ciidamadii ilaalada u aheyd ayaa laga kaxeystay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Senator Xuseen \u201cXildhibaan Cismaan Boqore Ciidamadii ilaalada u aheyd ayaa laga kaxeystay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Senator Xuseen \u201cXildhibaan Cismaan Boqore Ciidamadii ilaalada u aheyd ayaa laga kaxeystay - Wardoon","og_description":"Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka tacsiyadeeyay dilkii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo gelinkii dambe ee maanta ay Kooxo hubeysan ku dileen degmada Kaaraan. Senatorka ayaa sheegay in Xildhibaan Boqore ay kulmeen dhowr todobaad ka hor, kana walaacsanaa xaalada amnigiisa \u201cXildhibaanka oo aan kulanay dhowr asbuuc ka hor ayaa wuxuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-24T09:28:24+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/senator-xuseen-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/","name":"Senator Xuseen \u201cXildhibaan Cismaan Boqore Ciidamadii ilaalada u aheyd ayaa laga kaxeystay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/senator-xuseen-696x464.jpg","datePublished":"2019-02-24T09:28:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/senator-xuseen-696x464.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/senator-xuseen-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-xuseen-xildhibaan-cismaan-boqore-ciidamadii-ilaalada-u-aheyd-ayaa-laga-kaxeystay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Senator Xuseen \u201cXildhibaan Cismaan Boqore Ciidamadii ilaalada u aheyd ayaa laga kaxeystay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123694"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123694"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123696,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123694\/revisions\/123696"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123695"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}