{"id":123707,"date":"2019-02-24T11:38:54","date_gmt":"2019-02-24T09:38:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123707"},"modified":"2019-02-24T11:38:54","modified_gmt":"2019-02-24T09:38:54","slug":"dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/","title":{"rendered":"Dhageyso:-dadkii dilay Xildhibaan Cisman Cilmi Boqore waa laqabtay"},"content":{"rendered":"<p>Shalay Gelinkii dambe ayay aheyd markii degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir lagu dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore,hayeeshee taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ay sheegeen in dilkaasi dad loo qabtay.<\/p>\n<p>Taliyaha hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise oo Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay in laamaha Amniga Soomaaliya ay qabteen laba ruux iyo Gaari ay wateen,kuwaas oo lagu tuhmayo dilka Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay taliyaha in kiiska dilka ah ee loo geystay Xildhibaanka aan intaasi looga hari doonin,isla markaana ragga la hayo baaritaano lagu sameyn doono,sidoo kale kuwo kale oo uu sheegay inay maqan yihiin ay ku raad joogaan.<\/p>\n<p>Cadaaladda ayuu sheegay in dhawaan la horkeeni doono dadkii ka dambeeyay dilka Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore,xilli uu ku sugnaa Xaafad ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir.<\/p>\n<p>Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa ka mid ahaa xildhibaanada ugu da\u2019da weyn ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana uu mar ka mid noqday guddoomiye ku xigeenada Golaha Shacabka,waxana lagu xasuustaa in uu ka qeyb qaadan jiray doodaha kulul oo ay yeeshaan Xildhibaanada Baarlamaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-123707-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Dhageyso-Taliska-Booliska-oo-sheegay-in-dad-loo-qabtay-dilkii.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Dhageyso-Taliska-Booliska-oo-sheegay-in-dad-loo-qabtay-dilkii.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Dhageyso-Taliska-Booliska-oo-sheegay-in-dad-loo-qabtay-dilkii.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shalay Gelinkii dambe ayay aheyd markii degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir lagu dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore,hayeeshee taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ay sheegeen in dilkaasi dad loo qabtay. Taliyaha hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise oo Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay in laamaha Amniga Soomaaliya ay qabteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123709,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhageyso:-dadkii dilay Xildhibaan Cisman Cilmi Boqore waa laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhageyso:-dadkii dilay Xildhibaan Cisman Cilmi Boqore waa laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shalay Gelinkii dambe ayay aheyd markii degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir lagu dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore,hayeeshee taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ay sheegeen in dilkaasi dad loo qabtay. Taliyaha hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise oo Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay in laamaha Amniga Soomaaliya ay qabteen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-24T09:38:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Bariise.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/\",\"name\":\"Dhageyso:-dadkii dilay Xildhibaan Cisman Cilmi Boqore waa laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Bariise.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-24T09:38:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Bariise.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Bariise.jpg\",\"width\":640,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhageyso:-dadkii dilay Xildhibaan Cisman Cilmi Boqore waa laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhageyso:-dadkii dilay Xildhibaan Cisman Cilmi Boqore waa laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhageyso:-dadkii dilay Xildhibaan Cisman Cilmi Boqore waa laqabtay - Wardoon","og_description":"Shalay Gelinkii dambe ayay aheyd markii degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir lagu dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore,hayeeshee taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ay sheegeen in dilkaasi dad loo qabtay. Taliyaha hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise oo Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay in laamaha Amniga Soomaaliya ay qabteen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-24T09:38:54+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Bariise.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/","name":"Dhageyso:-dadkii dilay Xildhibaan Cisman Cilmi Boqore waa laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Bariise.jpg","datePublished":"2019-02-24T09:38:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Bariise.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Bariise.jpg","width":640,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-dadkii-dilay-xildhibaan-cisman-cilmi-boqore-waa-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhageyso:-dadkii dilay Xildhibaan Cisman Cilmi Boqore waa laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123707"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123707"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123710,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123707\/revisions\/123710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}