{"id":123725,"date":"2019-02-25T11:22:28","date_gmt":"2019-02-25T09:22:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123725"},"modified":"2019-02-25T11:22:28","modified_gmt":"2019-02-25T09:22:28","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo shirar gaar gaar ah la yeeshay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga+ sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa Shir-doceedyo la yeeshay Madaxweynaha dalka Ciraaq Mudane Barham Salih, Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Sweden Mudane Stefan L\u00f6fven iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo dhiggiisa dalka Ciraaq Mudane Barham Salih ayaa kulankooda ku lafo-guray xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa la dagaallanka argagaxisada, sare u qaadidda ganacsiga labada dal iyo sidii deeqo waxbarasho loogu suurtagelin lahaa ardayda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale Madaxweynaha dalka Ciraaq kala hadlay cafinta deynta ay Dowladda Ciraaq ku leedahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Sweden Mudane Stefan L\u00f6fven ayaa ka wada hadlay adkeynta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo sidii Sweden ay Soomaaliya uga taageeri lahayd dhisidda iyo tayeynta hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo shir-doceed la yeeshay Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga ayaa kala hadlay xiriirka soojireenka ah ee labada waddan, isaga oo Dowladda Talyaaniga ka codsaday inay door weyn ka qaadato dib-u-dhiska Ciidamada Qalabka Sida, tayeynta waxbarashada iyo hirgelinta dugsiyo farsamo.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-123725 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/shirka-eu-629x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"629\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu-629x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu-629x420.jpg 629w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu-629x420-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/shirka-eu1-629x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"629\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu1-629x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu1-629x420.jpg 629w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu1-629x420-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/shirka-eu2-629x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"629\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu2-629x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu2-629x420.jpg 629w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu2-629x420-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/shirka-eu3-629x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"629\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu3-629x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu3-629x420.jpg 629w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu3-629x420-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/shirka-eu5-629x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"629\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420.jpg 629w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar. Madaxweyne Farmaajo ayaa Shir-doceedyo la yeeshay Madaxweynaha dalka Ciraaq Mudane Barham Salih, Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Sweden Mudane Stefan L\u00f6fven iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte. Madaxweynaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123730,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Farmaajo oo shirar gaar gaar ah la yeeshay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga+ sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Farmaajo oo shirar gaar gaar ah la yeeshay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga+ sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar. Madaxweyne Farmaajo ayaa Shir-doceedyo la yeeshay Madaxweynaha dalka Ciraaq Mudane Barham Salih, Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Sweden Mudane Stefan L\u00f6fven iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte. Madaxweynaha iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-25T09:22:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"629\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/\",\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo oo shirar gaar gaar ah la yeeshay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga+ sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-25T09:22:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420.jpg\",\"width\":629,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo oo shirar gaar gaar ah la yeeshay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga+ sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Farmaajo oo shirar gaar gaar ah la yeeshay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga+ sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Farmaajo oo shirar gaar gaar ah la yeeshay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga+ sawirro - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar. Madaxweyne Farmaajo ayaa Shir-doceedyo la yeeshay Madaxweynaha dalka Ciraaq Mudane Barham Salih, Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Sweden Mudane Stefan L\u00f6fven iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte. Madaxweynaha iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-25T09:22:28+00:00","og_image":[{"width":629,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/","name":"Madaxweyne Farmaajo oo shirar gaar gaar ah la yeeshay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga+ sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420.jpg","datePublished":"2019-02-25T09:22:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shirka-eu5-629x420.jpg","width":629,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-shirar-gaar-gaar-ah-la-yeeshay-madaxda-dalalka-ciraaq-sweden-iyo-talyaaniga-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Farmaajo oo shirar gaar gaar ah la yeeshay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga+ sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123725"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123731,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123725\/revisions\/123731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123730"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}