{"id":123732,"date":"2019-02-25T11:30:05","date_gmt":"2019-02-25T09:30:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123732"},"modified":"2019-02-25T11:30:05","modified_gmt":"2019-02-25T09:30:05","slug":"diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/","title":{"rendered":"Diyaarado Dagaal oo Garaacay Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Xalay saqdii dhexe ayaa Diyaarado dagaal waxa ay duqeyn dhinaca cirka ah ka geysteen Saldhigyo ay Ururka Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Duqeynta ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday deegaano u dhaxeeya Magaalooyinka Baladweyne iyo iyo degmada Maxaas oo lagu Magacaabo oroton,masara jibista iyo deegano kale.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 22aad qeybta 27aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Baakaay Daljir ayaa sheegay in duqeyntaas lala beegsaday Saldhigyo AlShabaab ku leeyihiin Gobolka Hiiraan,isla markaana khasaaro lagu gaarsiiyey,hayeeshee ma uusan bixin faah faahin intaasi ka dheer.<\/p>\n<p>Duqeynta xalay diyaaradaha dagaal ay ka geysteen deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan weli lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay,waxaana saraakiisha ciidamada iyo mas\u2019uuliyiinta Gobolka Hiiraan ay sheegeen inay dib ka faah faahin doonaan.<\/p>\n<p>24-kii Saac ee la soo dhaafay ayaa duqeymo dhinaca cirka ah waxa ay ka dhaceen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolada Shabeellaha Hoose iyo hiiraan,waxana duqeyntii ka dhacday Shabeellaha Hoose Mareykanka uu sheegay in uu ku dilay Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xalay saqdii dhexe ayaa Diyaarado dagaal waxa ay duqeyn dhinaca cirka ah ka geysteen Saldhigyo ay Ururka Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle. Duqeynta ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday deegaano u dhaxeeya Magaalooyinka Baladweyne iyo iyo degmada Maxaas oo lagu Magacaabo oroton,masara jibista iyo deegano kale. Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123733,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123732","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaarado Dagaal oo Garaacay Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaarado Dagaal oo Garaacay Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xalay saqdii dhexe ayaa Diyaarado dagaal waxa ay duqeyn dhinaca cirka ah ka geysteen Saldhigyo ay Ururka Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle. Duqeynta ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday deegaano u dhaxeeya Magaalooyinka Baladweyne iyo iyo degmada Maxaas oo lagu Magacaabo oroton,masara jibista iyo deegano kale. Taliyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-25T09:30:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-7.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"304\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"166\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/\",\"name\":\"Diyaarado Dagaal oo Garaacay Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-7.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-25T09:30:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-7.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-7.jpg\",\"width\":304,\"height\":166},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaarado Dagaal oo Garaacay Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaarado Dagaal oo Garaacay Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaarado Dagaal oo Garaacay Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin Hiiraan - Wardoon","og_description":"Xalay saqdii dhexe ayaa Diyaarado dagaal waxa ay duqeyn dhinaca cirka ah ka geysteen Saldhigyo ay Ururka Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle. Duqeynta ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday deegaano u dhaxeeya Magaalooyinka Baladweyne iyo iyo degmada Maxaas oo lagu Magacaabo oroton,masara jibista iyo deegano kale. Taliyaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-25T09:30:05+00:00","og_image":[{"width":304,"height":166,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-7.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/","name":"Diyaarado Dagaal oo Garaacay Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-7.jpg","datePublished":"2019-02-25T09:30:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-7.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-7.jpg","width":304,"height":166},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-dagaal-oo-garaacay-saldhigyo-alshabaab-ku-leeyihiin-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaarado Dagaal oo Garaacay Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123732"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123732"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123734,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123732\/revisions\/123734"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123733"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}