{"id":123735,"date":"2019-02-25T13:13:28","date_gmt":"2019-02-25T11:13:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123735"},"modified":"2019-02-25T13:13:28","modified_gmt":"2019-02-25T11:13:28","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo lagu laayay duleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu laayay deegaanka Xaawa Cabdi, sida masuuliyiinta deegaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Dadka la laayay ayaa la sheegay inay ka shaqeynayeen nadaafadda deegaanka, waxaana kooxaha hubeysan ay ku fureen rasaas, taasi oo sababtay inay dad badan ku dhintaan isla goobta.<\/p>\n<p>Ku dhawaad Sagaal ruux oo haween u badnaa ayaa dhimasho iyo dhaawac ay kasoo gaartay rasaas ay fureen kooxaha hubeysan, waxaana la sheegayaa in goobta ay ka baxsadeen dadka falka geystay.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta deegaanka ayaa falkaasi ku eedeeyay inay ka dambeeyaan Al Shabaab, waxaana dadkii dhaawacyada daran ay kasoo gaareen rasaasta loosoo qaaday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ayaan Xasan Xaaji oo ah guddoomiyaha deegaanka ayaa xaqiijisay in haween badana y goobta ku dhinteen.<\/p>\n<p>Ma jiro faahfaahin kale oo laga helayo goobta weerarka uu ka dhacay, balse laamaha amaanka ayaa la sheegayaa inay goobta gaareen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu laayay deegaanka Xaawa Cabdi, sida masuuliyiinta deegaanka ay sheegeen. Dadka la laayay ayaa la sheegay inay ka shaqeynayeen nadaafadda deegaanka, waxaana kooxaha hubeysan ay ku fureen rasaas, taasi oo sababtay inay dad badan ku dhintaan isla goobta. Ku dhawaad Sagaal ruux [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123736,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123735","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo lagu laayay duleedka Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo lagu laayay duleedka Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu laayay deegaanka Xaawa Cabdi, sida masuuliyiinta deegaanka ay sheegeen. Dadka la laayay ayaa la sheegay inay ka shaqeynayeen nadaafadda deegaanka, waxaana kooxaha hubeysan ay ku fureen rasaas, taasi oo sababtay inay dad badan ku dhintaan isla goobta. Ku dhawaad Sagaal ruux [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-25T11:13:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muqdisho.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo lagu laayay duleedka Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muqdisho.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-25T11:13:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muqdisho.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muqdisho.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo lagu laayay duleedka Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo lagu laayay duleedka Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo lagu laayay duleedka Muqdisho - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu laayay deegaanka Xaawa Cabdi, sida masuuliyiinta deegaanka ay sheegeen. Dadka la laayay ayaa la sheegay inay ka shaqeynayeen nadaafadda deegaanka, waxaana kooxaha hubeysan ay ku fureen rasaas, taasi oo sababtay inay dad badan ku dhintaan isla goobta. Ku dhawaad Sagaal ruux [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-25T11:13:28+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muqdisho.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo lagu laayay duleedka Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muqdisho.jpg","datePublished":"2019-02-25T11:13:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muqdisho.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muqdisho.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dad-rayid-ah-oo-lagu-laayay-duleedka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo lagu laayay duleedka Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123735"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123737,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123735\/revisions\/123737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123736"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}