{"id":124009,"date":"2019-03-03T11:26:35","date_gmt":"2019-03-03T09:26:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124009"},"modified":"2019-03-03T11:26:35","modified_gmt":"2019-03-03T09:26:35","slug":"daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Trump oo mar kale weerar afka ku qaaday Ilhaan Cumar"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar Afka ah ku qaaday Xildhibaannada Haweenka Muslimiinta ah soo galootiga ah ee ku jira Aqalka Hoose ee dalka Mareykanka, isagoo si gaar ah u abaaray gabadha gobolka Minnesota ku matasha aqalka Congress\u00adka Mareykanka.<\/p>\n<p>Hadal uu ka jeediyay shir looga hadlayay siyaasadda ayuu ku sheegay iney jiraan Xildhibaano neceb mareykanka, iyadoo marka uu hadalkiisa intaasi ka sii dhamaanayay ay ku dhawaaqeen magaca Ilhaan Cumar qaar kamid ah dadkii goobta fadhiyay.<\/p>\n<p>\u201cwaxaan ku heynaa aqalka hoose ee dalkan Xildhibaanno soo galooti ah,kuwaas oo neceb Mareykanka\u201d ayuu yiri madaxweyne Trump, iyadoo hadalkiisa aad looga hadal hayo baraha Bulshada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka ayaa u muuqdo mid doonaya inuu dib u soo cusbooneysiiyo dagaalka afka ah ee kala dhaxeeya Ilhaan Cumar, isagoo dib u soo kiciyay dood ku saabsan loolanka u dhaxeeya isaga iyo Xildhibaannada ku jira Aqalka hoose ee ka socda Xisbiga Dimuqraadiga ah.<\/p>\n<p>Aqalka a Congress\u00adka Mareykanka waxaa dhawaan ku soo biray Ilhaan iyo Rashida Tlaib oo ah Gabdhaha uu heysto Trump ee ka soo jeeda Soomaaliya iyo Falastiin, iyagoo u taagan ka hortagida Siyaasada Trump waxeyna aad u cambaareeyaan siyaasadihiisa muslim naceybka ku dhisan.<\/p>\n<p>Xiisada Trump iyo Ilhaan Cumar ayaa banaanka u soo baxday bishii hore, xiligaas oo uu ugu baaqay iney iska casisho xubinimada Aqalka Hoose, iyadoo ku tilmaantay Trump inuu yahay shaqsi noloshiisa oo dhan lagu yaqaano naceybka Muslimiinta iyo dadka qaxootiga.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa waxaa si indha la\u2019aan ah uu u taageeraa Israel, waxaana Trump uu u aqoonsaday Magaaladda barakeysan ee Qudus bishii December ee 2017 inay tahay caasimadda Yahuudda, taasoo dunida si kala duwan uga falcelisay.<\/p>\n<p><!-- TAG START --><\/p>\n<div class=\"vdb_player vdb_5688f66de4b040e17d9912265688f5c1e4b0f2c97f395156\"><script type=\"text\/javascript\" src=\"\/\/delivery.vidible.tv\/jsonp\/pid=5688f66de4b040e17d991226\/vid=5c7aec571fc1db4be6ae8792\/5688f5c1e4b0f2c97f395156.js\"><\/script><\/div>\n<p><!-- TAG END { date: 03\/03\/19 } --><\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar Afka ah ku qaaday Xildhibaannada Haweenka Muslimiinta ah soo galootiga ah ee ku jira Aqalka Hoose ee dalka Mareykanka, isagoo si gaar ah u abaaray gabadha gobolka Minnesota ku matasha aqalka Congress\u00adka Mareykanka. Hadal uu ka jeediyay shir looga hadlayay siyaasadda ayuu ku sheegay iney jiraan Xildhibaano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124012,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124009","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Trump oo mar kale weerar afka ku qaaday Ilhaan Cumar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Trump oo mar kale weerar afka ku qaaday Ilhaan Cumar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar Afka ah ku qaaday Xildhibaannada Haweenka Muslimiinta ah soo galootiga ah ee ku jira Aqalka Hoose ee dalka Mareykanka, isagoo si gaar ah u abaaray gabadha gobolka Minnesota ku matasha aqalka Congress\u00adka Mareykanka. Hadal uu ka jeediyay shir looga hadlayay siyaasadda ayuu ku sheegay iney jiraan Xildhibaano [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-03T09:26:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-hugs-flag.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/\",\"name\":\"DAAWO:-Trump oo mar kale weerar afka ku qaaday Ilhaan Cumar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-hugs-flag.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-03T09:26:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-hugs-flag.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-hugs-flag.jpg\",\"width\":1024,\"height\":683,\"caption\":\"NATIONAL HARBOR, MD - MARCH 02: (AFP OUT) U.S. President Donald Trump hugs the U.S. flag during CPAC 2019 on March 02, 2019 in National Harbor, Maryland. The American Conservative Union hosts the annual Conservative Political Action Conference to discuss conservative agenda. (Photo by Tasos Katopodis\/Getty Images)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Trump oo mar kale weerar afka ku qaaday Ilhaan Cumar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Trump oo mar kale weerar afka ku qaaday Ilhaan Cumar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Trump oo mar kale weerar afka ku qaaday Ilhaan Cumar - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar Afka ah ku qaaday Xildhibaannada Haweenka Muslimiinta ah soo galootiga ah ee ku jira Aqalka Hoose ee dalka Mareykanka, isagoo si gaar ah u abaaray gabadha gobolka Minnesota ku matasha aqalka Congress\u00adka Mareykanka. Hadal uu ka jeediyay shir looga hadlayay siyaasadda ayuu ku sheegay iney jiraan Xildhibaano [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-03T09:26:35+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-hugs-flag.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/","name":"DAAWO:-Trump oo mar kale weerar afka ku qaaday Ilhaan Cumar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-hugs-flag.jpg","datePublished":"2019-03-03T09:26:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-hugs-flag.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-hugs-flag.jpg","width":1024,"height":683,"caption":"NATIONAL HARBOR, MD - MARCH 02: (AFP OUT) U.S. President Donald Trump hugs the U.S. flag during CPAC 2019 on March 02, 2019 in National Harbor, Maryland. The American Conservative Union hosts the annual Conservative Political Action Conference to discuss conservative agenda. (Photo by Tasos Katopodis\/Getty Images)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-mar-kale-weerar-afka-ku-qaaday-ilhaan-cumar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Trump oo mar kale weerar afka ku qaaday Ilhaan Cumar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124009"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124009"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124013,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124009\/revisions\/124013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}