{"id":124079,"date":"2019-03-04T19:57:37","date_gmt":"2019-03-04T17:57:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124079"},"modified":"2019-03-04T19:57:37","modified_gmt":"2019-03-04T17:57:37","slug":"daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Carabeey Galmudug yaanan lacag lasiin"},"content":{"rendered":"<p>Iyada oo dhowr mar uu ku cel celiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka jaratay lacagihii ay siin jirtay ayaa waxaa in lacagaha laga jaro Galmudug taageeray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey.<\/p>\n<p>Isaga oo la hadlayay mid ka mid ay TV-yada ku hadla afka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in uu isaga taagersan yahay in dowladda Federaalka ay joojiso lacagaha ay siiso Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay laba midood lacagta ku dhiibto oo ah in lacagta loo qeybiyo labada garab ee u kala qeybsan yihiin Galmudug in dowladda ay sameysato Guddi dhex dhexaad ah oo dowladdu magacaawdo,kuwaas oo la socda halka ay lacagtaasi ku baxeyso ama in lacagta ay kajoojiso Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cHorta aniga Shaqsiyan waan taagersanahay in Galmudug lacagta laga joojiyo,Galmudug Xaaf kaliya maahan,hadii kale dowladda waxaa u furay Saddex Go\u2019aan inay lacagta dowladda ku bixiso ama ay iska joojiso ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu ka digay sida uu sheegay in lacago ay dowladda bixiso in loo adeegsado kicinta Bulsho laguna abaabulo maleeshiyo beeleedyo sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Khilaafka u dhaxeeya hoggaanka Galmudug ayaa weli taagan,waxaana Madaxda ugu sareeysa ay kala degan yihiin Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kKXgUeYtwP4\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyada oo dhowr mar uu ku cel celiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka jaratay lacagihii ay siin jirtay ayaa waxaa in lacagaha laga jaro Galmudug taageeray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey. Isaga oo la hadlayay mid ka mid ay TV-yada ku hadla afka Soomaaliya ayaa waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124080,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Carabeey Galmudug yaanan lacag lasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Carabeey Galmudug yaanan lacag lasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyada oo dhowr mar uu ku cel celiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka jaratay lacagihii ay siin jirtay ayaa waxaa in lacagaha laga jaro Galmudug taageeray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey. Isaga oo la hadlayay mid ka mid ay TV-yada ku hadla afka Soomaaliya ayaa waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-04T17:57:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Carabeey-696x454.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"454\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Carabeey Galmudug yaanan lacag lasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Carabeey-696x454.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-04T17:57:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Carabeey-696x454.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Carabeey-696x454.jpg\",\"width\":696,\"height\":454},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Carabeey Galmudug yaanan lacag lasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Carabeey Galmudug yaanan lacag lasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Carabeey Galmudug yaanan lacag lasiin - Wardoon","og_description":"Iyada oo dhowr mar uu ku cel celiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka jaratay lacagihii ay siin jirtay ayaa waxaa in lacagaha laga jaro Galmudug taageeray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey. Isaga oo la hadlayay mid ka mid ay TV-yada ku hadla afka Soomaaliya ayaa waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-04T17:57:37+00:00","og_image":[{"width":696,"height":454,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Carabeey-696x454.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/","name":"DAAWO:-Carabeey Galmudug yaanan lacag lasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Carabeey-696x454.jpg","datePublished":"2019-03-04T17:57:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Carabeey-696x454.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Carabeey-696x454.jpg","width":696,"height":454},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carabeey-galmudug-yaanan-lacag-lasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Carabeey Galmudug yaanan lacag lasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124079"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124079"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124081,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124079\/revisions\/124081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124080"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}