{"id":124083,"date":"2019-03-05T10:19:19","date_gmt":"2019-03-05T08:19:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124083"},"modified":"2019-03-05T10:19:19","modified_gmt":"2019-03-05T08:19:19","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Addis Ababa iyo Abiy Ahmed oo soo dhoweeyay + sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha Bole ee magaalada Addis Addis Ababa, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Wafdiga madaxweyne Farmaajo oo ay kamid yihiin Wasiiru dowlaha Wasaarada arrimaha dibadda C\/qaadir Axmed Khayr iyo La Taliyayaashiisa, ayaa loo galbiyay madaxtooyada dowladda Itoobiya oo ay kulamo kula yeelanayaan Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo iyo xubnaha la socda Addis Ababa Kusimaha Taliyaha Nabadsugida Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, kaasoo u gogol xaaray safarka, iyadoo Fahad uu sidoo kale madaxweynaha uga horeeyay safarkiisii dalka Qadar.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo iyo Abiye Axmed ayaa kulan horudhac ah ku yeeshan qeybta VIP ee garoonka diyaaradaha Bole, waxaa ay yeelan doonaan kulan kale oo labo geesood ah oo looga hadlayo xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga iyo is dhexgalka dhaqaale ee gobolka iyo amniga dalalka dhaca Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Warbaahinta dowladda Itoobiya ee Magaceeda loo soo gaabiyo FANA ayaa qortay in Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya uu horseed ka yahay aragtida nabad ku wada noolaanshaha Gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Warar kale oo soo baxaya waxa ay sheegayan in labada hoggaamiye ay isla soo qaadi doonaan sida la sheegay xaalada kusoo kordhay gobolka Geeska Afrika oo bilooyinkii u dambeeyay isbedalo badan uu ka socday.<\/p>\n<p>Axadii la soo dhaafay waxaa magaalada Asmara kulan Saddex geesood ah ku yeeshay Hoggaamiyaasha Itoobiya, Kenya iyo Eritrea, iyagoo ku heshiiyay sameysashada Iskaashi saddex goosaad ah oo ku aadan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo nabada, kaasi oo aanay qayb ka ahayn Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kenya ayaa il gaar ah ku heysa waxa ka soo baxa kulankan cusub ee maanta dhexmaraya Abiye iyo Farmaajo, waxaana suura gal ah in kulankooda uu qeyb ka noqdo madaxweynaha dalka Eritrea Isias Afwerki.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-124083 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/abi-far-696x464\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"464\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/abi-far1-696x464\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"464\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far1-696x464.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far1-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far1-696x464-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/abi-far2-696x464\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"464\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far2-696x464.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far2-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far2-696x464-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/abi-far3-696x464\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"464\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far3-696x464.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far3-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far3-696x464-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha Bole ee magaalada Addis Addis Ababa, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Wafdiga madaxweyne Farmaajo oo ay kamid yihiin Wasiiru dowlaha Wasaarada arrimaha dibadda C\/qaadir Axmed Khayr iyo La Taliyayaashiisa, ayaa loo galbiyay madaxtooyada dowladda Itoobiya oo ay kulamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124084,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Addis Ababa iyo Abiy Ahmed oo soo dhoweeyay + sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Addis Ababa iyo Abiy Ahmed oo soo dhoweeyay + sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha Bole ee magaalada Addis Addis Ababa, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Wafdiga madaxweyne Farmaajo oo ay kamid yihiin Wasiiru dowlaha Wasaarada arrimaha dibadda C\/qaadir Axmed Khayr iyo La Taliyayaashiisa, ayaa loo galbiyay madaxtooyada dowladda Itoobiya oo ay kulamo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-05T08:19:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/\",\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Addis Ababa iyo Abiy Ahmed oo soo dhoweeyay + sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-05T08:19:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Addis Ababa iyo Abiy Ahmed oo soo dhoweeyay + sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Addis Ababa iyo Abiy Ahmed oo soo dhoweeyay + sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Addis Ababa iyo Abiy Ahmed oo soo dhoweeyay + sawirro - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha Bole ee magaalada Addis Addis Ababa, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Wafdiga madaxweyne Farmaajo oo ay kamid yihiin Wasiiru dowlaha Wasaarada arrimaha dibadda C\/qaadir Axmed Khayr iyo La Taliyayaashiisa, ayaa loo galbiyay madaxtooyada dowladda Itoobiya oo ay kulamo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-05T08:19:19+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/","name":"Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Addis Ababa iyo Abiy Ahmed oo soo dhoweeyay + sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg","datePublished":"2019-03-05T08:19:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-degay-addis-ababa-iyo-abiy-ahmed-oo-soo-dhoweeyay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Addis Ababa iyo Abiy Ahmed oo soo dhoweeyay + sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124083"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124088,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124083\/revisions\/124088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}