{"id":124108,"date":"2019-03-06T12:12:52","date_gmt":"2019-03-06T10:12:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124108"},"modified":"2019-03-06T12:12:52","modified_gmt":"2019-03-06T10:12:52","slug":"madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/","title":{"rendered":"Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta"},"content":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo goor dhow ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya.<\/p>\n<p>Ajandaha wada hadalladan oo ku koobnaa xal u helista mugdiga diblomaasiyadeed ee labada dal ayaa madaxweynayaashu waxa ay ku heshiiyeen in dib loo soo celiyo, lana xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga labada dowladood, kaasoo ku dhisan is ixtiraam iyo wada shaqeyn buuxda oo la xiriirta dhinacyada nabadgelyada, dhaqaalaha iyo isu socodka dadka iyo baayac mushtarka.<\/p>\n<p>Wada hadalladan ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray sidii dalalka gobolku ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada, gobolkana loogu soo dabbaali lahaa nabadgelyo iyo xasillooni.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Federaalka Soomaaliya waxay uga mahadcelinaysaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed kaalinta uu ka qaatay wada hadalladan dib loogu yagleelayo xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya\u201dayaa lagu yiri War saxaafadeedka Madaxtooyada ka soo baxay.<\/p>\n<p>Ma jirto faah faahin intaa dhaafsiisan, sidoo kale qoraalka lama socon wax sawir iyo muuqaal ah, iyadoo nuxurka wada hadalada labada hoggaamiyo oo ah mid iska kooban goor dhow lagu baahiyay barta Twitter-ka ee Villa Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo goor dhow ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Ajandaha wada hadalladan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124109,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War qoraal ah oo goor dhow ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Ajandaha wada hadalladan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-06T10:12:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/uhuru-farma..-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/\",\"name\":\"Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/uhuru-farma..-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-06T10:12:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/uhuru-farma..-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/uhuru-farma..-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta - Wardoon","og_description":"War qoraal ah oo goor dhow ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Ajandaha wada hadalladan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-06T10:12:52+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/uhuru-farma..-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/","name":"Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/uhuru-farma..-696x392.jpg","datePublished":"2019-03-06T10:12:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/uhuru-farma..-696x392.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/uhuru-farma..-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-kulanka-madaxweyne-farmaajo-iyo-uhuru-kenyatta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124108"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124108"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124110,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124108\/revisions\/124110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}