{"id":124120,"date":"2019-03-06T12:54:35","date_gmt":"2019-03-06T10:54:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124120"},"modified":"2019-03-06T12:54:35","modified_gmt":"2019-03-06T10:54:35","slug":"dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/","title":{"rendered":"Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa gebi ahaanba la joojiyey Shaqadii ka socotay Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magalada Nairobi,islamarkaana xalay wixii ka dambeeyey 3:00 Habeennimo aan wax diyaarad ah ka soo degin.<\/p>\n<p>Sida lagu daabacay Daily Nation ayaa waxaa arrintaasi loo sababeynayaa kadib markii ay Shaqa joojin ku dhawaaqeen Shaqaalaha garoonka, iyaga oo ka cabanaya in la musuq maasuqay habka Shaqaaleysiinta iyo Maamul xumo ay sheegeen inay ka jirto Garoonka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Shaqaalaha ayaa waxa ay kasoo horjeedaan qorsho ay Maamulka Garoonka ku doonayaan inay kula wareegaan Shirkadda Kenya Airweys,waxaana dhammaan la hakiyey duulimaadyadii ka bixi jiray Garoonka iyo kuwii kusoo degi jiray.<\/p>\n<p>Dad farabadan oo ay Soomaali ku jiraan ayaa Maanta ku xayiran Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magalada Nairobi,kuwaas oo meelo kala duwan safar u aadi lahaa.<\/p>\n<p>Sawirro laga soo qaaday Gudaha Garoonka ayaa lagu arkayay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Kenya oo ilaalinaya dhaq dhaqaaqa Garoonka,sidoo kale dad isugu jira Haween Carruur yar iyo weyn oo Gudaha Garoonka fadhiya,kuwaas oo sugaya in duulimaadyada la fasaxo.<\/p>\n<p>Maamulka Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magalada Nairobi iyo laamaha Amniga Kenya dhankooda weli wax war ah kama soo saarin arrintaan kusoo korortay Garoonka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa gebi ahaanba la joojiyey Shaqadii ka socotay Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magalada Nairobi,islamarkaana xalay wixii ka dambeeyey 3:00 Habeennimo aan wax diyaarad ah ka soo degin. Sida lagu daabacay Daily Nation ayaa waxaa arrintaasi loo sababeynayaa kadib markii ay Shaqa joojin ku dhawaaqeen Shaqaalaha garoonka, iyaga oo ka cabanaya in la musuq maasuqay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124121,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa gebi ahaanba la joojiyey Shaqadii ka socotay Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magalada Nairobi,islamarkaana xalay wixii ka dambeeyey 3:00 Habeennimo aan wax diyaarad ah ka soo degin. Sida lagu daabacay Daily Nation ayaa waxaa arrintaasi loo sababeynayaa kadib markii ay Shaqa joojin ku dhawaaqeen Shaqaalaha garoonka, iyaga oo ka cabanaya in la musuq maasuqay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-06T10:54:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-11.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/\",\"name\":\"Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-11.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-06T10:54:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-11.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-11.jpg\",\"width\":600,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon","og_description":"Waxaa gebi ahaanba la joojiyey Shaqadii ka socotay Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magalada Nairobi,islamarkaana xalay wixii ka dambeeyey 3:00 Habeennimo aan wax diyaarad ah ka soo degin. Sida lagu daabacay Daily Nation ayaa waxaa arrintaasi loo sababeynayaa kadib markii ay Shaqa joojin ku dhawaaqeen Shaqaalaha garoonka, iyaga oo ka cabanaya in la musuq maasuqay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-06T10:54:35+00:00","og_image":[{"width":600,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-11.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/","name":"Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-11.jpg","datePublished":"2019-03-06T10:54:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-11.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-11.jpg","width":600,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-ku-xayiran-garoonka-jomo-kenyatta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124120"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124120"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124122,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124120\/revisions\/124122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124121"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}