{"id":124183,"date":"2019-03-08T11:06:48","date_gmt":"2019-03-08T09:06:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124183"},"modified":"2019-03-08T11:06:48","modified_gmt":"2019-03-08T09:06:48","slug":"raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Qaban qaabo lagu soo dhaweynayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya ayaa ka socota Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland, halkaasi oo lagu wado in saacadaha soo socda uu tago Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Khayre iyo xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada Somaliya ayaa lagu wadaa inay ka ambabaxaan Magaalada Muqdisho, kadibna ay ka dagaan Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Shalay waxaa Magaaladaasi gaaray wafdi horudhac u ah safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha, oo isugu jira Wasiiro, ciidan gaar ah iyo Wariyeyaal.<\/p>\n<p>Ammaanka Magaalada Kismaayo ayaa si wayn loo adkeeyay, waxaana amniga iska kaashanaya ciidamada Jubbaland iyo kuwa Dowladda.<\/p>\n<p>Ila wareedyo ayaa inoo sheegay Ra\u2019iisul Wasaaraha markii uu tago Magaalada Kismaayo inuu kulamo kala duwan la soo qaadan doono masuuliyiinta Maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Ujeedka Khayre uu u tagayo Kismaayo ayaa waxaa lagu sheegay sidii loo dhameyn lahaa khilaafka u dhaxeeya Dowladda iyo Maamulka Jubbaland oo mudo soo jiitamayay.<\/p>\n<p>Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku sugan Masuuliyiinta Jubbaland iyo xubno ka tirsan Ururada rayidka Maamulka Jubbaland oo loo diyaariyay soo dhaweynta Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaban qaabo lagu soo dhaweynayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya ayaa ka socota Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland, halkaasi oo lagu wado in saacadaha soo socda uu tago Ra\u2019iisul Wasaaraha. Khayre iyo xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada Somaliya ayaa lagu wadaa inay ka ambabaxaan Magaalada Muqdisho, kadibna ay ka dagaan Magaalada Kismaayo. Shalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124184,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaban qaabo lagu soo dhaweynayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya ayaa ka socota Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland, halkaasi oo lagu wado in saacadaha soo socda uu tago Ra\u2019iisul Wasaaraha. Khayre iyo xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada Somaliya ayaa lagu wadaa inay ka ambabaxaan Magaalada Muqdisho, kadibna ay ka dagaan Magaalada Kismaayo. Shalay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-08T09:06:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Khayre-1-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/\",\"name\":\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Khayre-1-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-08T09:06:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Khayre-1-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Khayre-1-3.jpg\",\"width\":960,\"height\":639},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo - Wardoon","og_description":"Qaban qaabo lagu soo dhaweynayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya ayaa ka socota Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland, halkaasi oo lagu wado in saacadaha soo socda uu tago Ra\u2019iisul Wasaaraha. Khayre iyo xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada Somaliya ayaa lagu wadaa inay ka ambabaxaan Magaalada Muqdisho, kadibna ay ka dagaan Magaalada Kismaayo. Shalay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-08T09:06:48+00:00","og_image":[{"width":960,"height":639,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Khayre-1-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/","name":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Khayre-1-3.jpg","datePublished":"2019-03-08T09:06:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Khayre-1-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Khayre-1-3.jpg","width":960,"height":639},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124183"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124183"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124185,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124183\/revisions\/124185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}