{"id":124196,"date":"2019-03-08T13:40:40","date_gmt":"2019-03-08T11:40:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124196"},"modified":"2019-03-08T13:40:40","modified_gmt":"2019-03-08T11:40:40","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Wasiirkii Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Magalada dubai ee Waddanka isutaga Imaaraadka Carabta waxaa ku geeriyooday Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Xoosh Jibriil oo waayadaan xanuunsanaa,waxaana ka tacsiyadeeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenlka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay inay soo gaartay geerida Wasiirkii Dastuurka,isaga oo uga tacsiyadeeyey ehelada iyo asxaabtii uu ka geeriyooday.<\/p>\n<p>\u201cWaxa hadda Magaalada Dubia Ee dalka imaaratka ku geeriyooday Wasiirkii Arrimaha Dastuurka ee XFS Abdi Hosh. Alle ha u naxariisto, Dhamaan eheladii, qaraabadi iyo qoyskii uu ka baxay iyo dhamaan umadda Soomaaliyed Samir iyo iimaan Rabbi haka siiyo, Amiin.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Cabdullaahi Xoosh Jibriil ee ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa uu xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii dalka soo maray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magalada dubai ee Waddanka isutaga Imaaraadka Carabta waxaa ku geeriyooday Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Xoosh Jibriil oo waayadaan xanuunsanaa,waxaana ka tacsiyadeeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenlka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay inay soo gaartay geerida Wasiirkii Dastuurka,isaga oo uga tacsiyadeeyey ehelada iyo asxaabtii uu ka geeriyooday. \u201cWaxa hadda Magaalada Dubia Ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124197,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Wasiirkii Dastuurka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Wasiirkii Dastuurka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magalada dubai ee Waddanka isutaga Imaaraadka Carabta waxaa ku geeriyooday Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Xoosh Jibriil oo waayadaan xanuunsanaa,waxaana ka tacsiyadeeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenlka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay inay soo gaartay geerida Wasiirkii Dastuurka,isaga oo uga tacsiyadeeyey ehelada iyo asxaabtii uu ka geeriyooday. \u201cWaxa hadda Magaalada Dubia Ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-08T11:40:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/\",\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Wasiirkii Dastuurka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-08T11:40:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-4.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Wasiirkii Dastuurka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Wasiirkii Dastuurka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Wasiirkii Dastuurka - Wardoon","og_description":"Magalada dubai ee Waddanka isutaga Imaaraadka Carabta waxaa ku geeriyooday Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Xoosh Jibriil oo waayadaan xanuunsanaa,waxaana ka tacsiyadeeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenlka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay inay soo gaartay geerida Wasiirkii Dastuurka,isaga oo uga tacsiyadeeyey ehelada iyo asxaabtii uu ka geeriyooday. \u201cWaxa hadda Magaalada Dubia Ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-08T11:40:40+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/","name":"Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Wasiirkii Dastuurka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-4.jpg","datePublished":"2019-03-08T11:40:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-4.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-geerida-wasiirkii-dastuurka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Wasiirkii Dastuurka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124196"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124196"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124198,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124196\/revisions\/124198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}