{"id":124213,"date":"2019-03-09T11:00:20","date_gmt":"2019-03-09T09:00:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124213"},"modified":"2019-03-09T11:18:55","modified_gmt":"2019-03-09T09:18:55","slug":"lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/","title":{"rendered":"lhaan Cumar [Barack Obama Wuxuu ahaa dilaa dhoola caddeeya]"},"content":{"rendered":"<p>Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congresska Mareykanka ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka BracK Obama oo ay iskala tirsan yihiin xisbiga Dimuqraadiga.<\/p>\n<p>Ilhaan ayaa Obama ku sifeysay ruux ay kala duwan tahay ficiladiisa iyo muuqaalka aad ka dheehan karto wajigiisa, iyadoo ku tilmaamtay nin dilaa ah, hadana dhoola Caddeeya.<\/p>\n<p>Hadalkan waxa ay ku sheegtay wareysi ay siisay Wargeyska Politico magazine, iyadoo isbarbar dhig ku sameyneysa maamulada Obama iyo Trump.<\/p>\n<p>Xubnaha Xisbiga Dimuqraadiga ayaa ku kala qeybsamay hadalka Xildhibaanada, iyadoo qaar ka mid ah ay ku sifeeyeen inuu yahay mid sax ah, halka kuwo kalena ay ku sheegeen in Gabadha asalkeeda Soomaaliga yahay ku sheegay mid u dooda dad aan Mareykan aheyn oo aysan shaqadeeda garaneynin.<\/p>\n<p>Hadalka Ilhaan Cumar, waxaa ka faa\u2019ideystay Warbaahinta u janjeerta dhinaca Yuhuuda, waxeyna buuq durba ka dhex abuureen gudaha Xisbiga Dimuqraadiga ah ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Todobaadyadii u danbeeyay ayey qabsatay Warbaahinta gudaha Mareykanka iyo tan Caalamka, iyadoo mar weerar ku qaaday Trump, mar kale oo ay weerartay hay\u2019ad taageerta Yuhuuda iyo haatan oo ay saaran tahay madaxweynihii 44-aad ee Mareykanka Barack Obama.<\/p>\n<p>Ilhan Omar oo xisbi ahaa katirsan Dimuqraadiga ayaa laga soo doortay degmada 5aad ee gobolka ay Soomaalidu ku badan tahay ee Minnesota, iyadoo noqotay qofkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo Congress-ka Mareykanka xubin ka noqday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yoIZK6rFCHU\" width=\"863\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/10764164-6787847-image-a-23_1552088365741.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-124217\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/10764164-6787847-image-a-23_1552088365741.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"356\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/10764164-6787847-image-a-23_1552088365741.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/10764164-6787847-image-a-23_1552088365741-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/nypost.com\/2019\/03\/08\/ilhan-omar-obamas-a-pretty-face-who-got-away-with-murder\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congresska Mareykanka ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka BracK Obama oo ay iskala tirsan yihiin xisbiga Dimuqraadiga. Ilhaan ayaa Obama ku sifeysay ruux ay kala duwan tahay ficiladiisa iyo muuqaalka aad ka dheehan karto wajigiisa, iyadoo ku tilmaamtay nin dilaa ah, hadana dhoola Caddeeya. Hadalkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124214,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124213","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>lhaan Cumar [Barack Obama Wuxuu ahaa dilaa dhoola caddeeya] - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"lhaan Cumar [Barack Obama Wuxuu ahaa dilaa dhoola caddeeya] - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congresska Mareykanka ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka BracK Obama oo ay iskala tirsan yihiin xisbiga Dimuqraadiga. Ilhaan ayaa Obama ku sifeysay ruux ay kala duwan tahay ficiladiisa iyo muuqaalka aad ka dheehan karto wajigiisa, iyadoo ku tilmaamtay nin dilaa ah, hadana dhoola Caddeeya. Hadalkan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-09T09:00:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-09T09:18:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-17.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1269\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"831\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/\",\"name\":\"lhaan Cumar [Barack Obama Wuxuu ahaa dilaa dhoola caddeeya] - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-17.png\",\"datePublished\":\"2019-03-09T09:00:20+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-09T09:18:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-17.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-17.png\",\"width\":1269,\"height\":831},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"lhaan Cumar [Barack Obama Wuxuu ahaa dilaa dhoola caddeeya]\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"lhaan Cumar [Barack Obama Wuxuu ahaa dilaa dhoola caddeeya] - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"lhaan Cumar [Barack Obama Wuxuu ahaa dilaa dhoola caddeeya] - Wardoon","og_description":"Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congresska Mareykanka ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka BracK Obama oo ay iskala tirsan yihiin xisbiga Dimuqraadiga. Ilhaan ayaa Obama ku sifeysay ruux ay kala duwan tahay ficiladiisa iyo muuqaalka aad ka dheehan karto wajigiisa, iyadoo ku tilmaamtay nin dilaa ah, hadana dhoola Caddeeya. Hadalkan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-09T09:00:20+00:00","article_modified_time":"2019-03-09T09:18:55+00:00","og_image":[{"width":1269,"height":831,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-17.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/","name":"lhaan Cumar [Barack Obama Wuxuu ahaa dilaa dhoola caddeeya] - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-17.png","datePublished":"2019-03-09T09:00:20+00:00","dateModified":"2019-03-09T09:18:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-17.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-17.png","width":1269,"height":831},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lhaan-cumar-barack-obama-wuxuu-ahaa-dilaa-dhoola-caddeeya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"lhaan Cumar [Barack Obama Wuxuu ahaa dilaa dhoola caddeeya]"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124213"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124213"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124213\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124222,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124213\/revisions\/124222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124214"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124213"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124213"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124213"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}