{"id":124240,"date":"2019-03-10T08:21:39","date_gmt":"2019-03-10T06:21:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124240"},"modified":"2019-03-10T08:21:39","modified_gmt":"2019-03-10T06:21:39","slug":"meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/","title":{"rendered":"Meydka Wasiir Xoosh oo maanta muqdisho lakeenayo"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireen Wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho, Iyaga oo u diidaya inay isticmaalan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo gaadiidka ay wataan mas\u2019uuliyiinta Dowladda.<\/p>\n<p>Wadooyinka ay Ciidamada Xireen ayaa waxaa ka mid ah laga bilaabo Isgoyska Ex-koontorool Afgooye iyo Isgoyska Sayidka,isla markaana Gaadiidka dadka Shacab ah ay wataan loo diidayo inay isticmaalaan, taas oo keentay in Shacabka ay lugeeyaan.<\/p>\n<p>Sababaha wadooyinka qaar ee Muqdisho maanta loo xiray ayaa lagu sheegay in saacadaha soo socda la filayo in Magalada Muqdisho la keeno Meydka Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh jibriil, isla markaana Aas Qaran loogu sameeyo Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xirnaanshaha wadooyinka Magalada Muqdisho ayaa waxaa dhibaato ku qaba dadka Shacabka ah oo xilliyada Shaqada ama goobaha Waxbarashada ay ku wajahan yihiin wadooyinka laga xiro,isla markaana ay ku qasabto inay lugeeyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireen Wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho, Iyaga oo u diidaya inay isticmaalan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo gaadiidka ay wataan mas\u2019uuliyiinta Dowladda. Wadooyinka ay Ciidamada Xireen ayaa waxaa ka mid ah laga bilaabo Isgoyska Ex-koontorool Afgooye iyo Isgoyska Sayidka,isla markaana Gaadiidka dadka Shacab ah ay wataan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124191,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124240","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Meydka Wasiir Xoosh oo maanta muqdisho lakeenayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Meydka Wasiir Xoosh oo maanta muqdisho lakeenayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireen Wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho, Iyaga oo u diidaya inay isticmaalan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo gaadiidka ay wataan mas\u2019uuliyiinta Dowladda. Wadooyinka ay Ciidamada Xireen ayaa waxaa ka mid ah laga bilaabo Isgoyska Ex-koontorool Afgooye iyo Isgoyska Sayidka,isla markaana Gaadiidka dadka Shacab ah ay wataan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-10T06:21:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-Wasaaradda-Dastuurka-ee-Soomaaliya-Cabdiraxmaan-Xoosh-Jibriil.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"615\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"411\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/\",\"name\":\"Meydka Wasiir Xoosh oo maanta muqdisho lakeenayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-Wasaaradda-Dastuurka-ee-Soomaaliya-Cabdiraxmaan-Xoosh-Jibriil.png\",\"datePublished\":\"2019-03-10T06:21:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-Wasaaradda-Dastuurka-ee-Soomaaliya-Cabdiraxmaan-Xoosh-Jibriil.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-Wasaaradda-Dastuurka-ee-Soomaaliya-Cabdiraxmaan-Xoosh-Jibriil.png\",\"width\":615,\"height\":411},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Meydka Wasiir Xoosh oo maanta muqdisho lakeenayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Meydka Wasiir Xoosh oo maanta muqdisho lakeenayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Meydka Wasiir Xoosh oo maanta muqdisho lakeenayo - Wardoon","og_description":"Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireen Wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho, Iyaga oo u diidaya inay isticmaalan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo gaadiidka ay wataan mas\u2019uuliyiinta Dowladda. Wadooyinka ay Ciidamada Xireen ayaa waxaa ka mid ah laga bilaabo Isgoyska Ex-koontorool Afgooye iyo Isgoyska Sayidka,isla markaana Gaadiidka dadka Shacab ah ay wataan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-10T06:21:39+00:00","og_image":[{"width":615,"height":411,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-Wasaaradda-Dastuurka-ee-Soomaaliya-Cabdiraxmaan-Xoosh-Jibriil.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/","name":"Meydka Wasiir Xoosh oo maanta muqdisho lakeenayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-Wasaaradda-Dastuurka-ee-Soomaaliya-Cabdiraxmaan-Xoosh-Jibriil.png","datePublished":"2019-03-10T06:21:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-Wasaaradda-Dastuurka-ee-Soomaaliya-Cabdiraxmaan-Xoosh-Jibriil.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-Wasaaradda-Dastuurka-ee-Soomaaliya-Cabdiraxmaan-Xoosh-Jibriil.png","width":615,"height":411},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wasiir-xoosh-oo-maanta-muqdisho-lakeenayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Meydka Wasiir Xoosh oo maanta muqdisho lakeenayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124240"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124240"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124240\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124241,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124240\/revisions\/124241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124191"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124240"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124240"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124240"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}