{"id":124242,"date":"2019-03-10T08:30:32","date_gmt":"2019-03-10T06:30:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124242"},"modified":"2019-03-10T08:30:32","modified_gmt":"2019-03-10T06:30:32","slug":"kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/","title":{"rendered":"Kenya oo wadata Qorshe lagu qeybsanayo Dhul-Badeedka Muranka ka taagan yahay (55%-45%)"},"content":{"rendered":"<p>Walaaca dowladda Kenya ay ka qabto in looga adkaado kiiska dacwada badda Soomaaliya ee hor-yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ayaa sii kordhaya, waxayna soo jeedineysa xal kheyraad wadaag ah, sida uu qoray wargeyska The East African ee Naiorbi.<\/p>\n<p>Wargeyska ayaa sheegay in Kenya ay hadda wadda dadaal xooggan oo dalalka deriska la ah iyo beesha caalamka uga codsaneyso inay xal u helaan muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo la hadlay The East African ayaa sheegay in Kenya ay isku dayeyso in Soomaaliya ay ka laabto kiiska maxkamadda, islamarkaana xal ka baxsan maxkamadda la gaaro.<\/p>\n<p>Xalka Kenya ay soo jeedineyso ayaa waxaa ka mid ah in ayada iyo Somalia ay gaaraan heshiis ay ku wadaagayaan kheyraadka u badan shidaalka ee la rumeysan yahay inuu ku jiro dhul-badeedka lagu muransan yahay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Warar aan helnay ayaa sheegeya in Kenya ay diyaar u tahay heshiis dhigaya in Somalia ay qaadato 55% dakhliga kasoo xarooda shidaalka dhulka la isku haysto, halka Kenya ay heleyso 45%.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa xilligii dowladda Xasan Sheekh usoo jeedisay Soomaaliya inay qaadato 25% kheyraadka, halka ayada ay heleyso 75%, taasi oo madaxweyne Xasan uu ka diiday, waxaana hadda muuqata in Kenya ay dabac xooggan sameysay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maritimeborder.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-124244\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maritimeborder.jpg\" alt=\"\" width=\"425\" height=\"262\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maritimeborder.jpg 425w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maritimeborder-300x185.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 425px) 100vw, 425px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Walaaca dowladda Kenya ay ka qabto in looga adkaado kiiska dacwada badda Soomaaliya ee hor-yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ayaa sii kordhaya, waxayna soo jeedineysa xal kheyraad wadaag ah, sida uu qoray wargeyska The East African ee Naiorbi. Wargeyska ayaa sheegay in Kenya ay hadda wadda dadaal xooggan oo dalalka deriska la ah iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124243,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo wadata Qorshe lagu qeybsanayo Dhul-Badeedka Muranka ka taagan yahay (55%-45%) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo wadata Qorshe lagu qeybsanayo Dhul-Badeedka Muranka ka taagan yahay (55%-45%) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Walaaca dowladda Kenya ay ka qabto in looga adkaado kiiska dacwada badda Soomaaliya ee hor-yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ayaa sii kordhaya, waxayna soo jeedineysa xal kheyraad wadaag ah, sida uu qoray wargeyska The East African ee Naiorbi. Wargeyska ayaa sheegay in Kenya ay hadda wadda dadaal xooggan oo dalalka deriska la ah iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-10T06:30:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/px.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/\",\"name\":\"Kenya oo wadata Qorshe lagu qeybsanayo Dhul-Badeedka Muranka ka taagan yahay (55%-45%) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/px.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-10T06:30:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/px.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/px.jpg\",\"width\":600,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo wadata Qorshe lagu qeybsanayo Dhul-Badeedka Muranka ka taagan yahay (55%-45%)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo wadata Qorshe lagu qeybsanayo Dhul-Badeedka Muranka ka taagan yahay (55%-45%) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo wadata Qorshe lagu qeybsanayo Dhul-Badeedka Muranka ka taagan yahay (55%-45%) - Wardoon","og_description":"Walaaca dowladda Kenya ay ka qabto in looga adkaado kiiska dacwada badda Soomaaliya ee hor-yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ayaa sii kordhaya, waxayna soo jeedineysa xal kheyraad wadaag ah, sida uu qoray wargeyska The East African ee Naiorbi. Wargeyska ayaa sheegay in Kenya ay hadda wadda dadaal xooggan oo dalalka deriska la ah iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-10T06:30:32+00:00","og_image":[{"width":600,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/px.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/","name":"Kenya oo wadata Qorshe lagu qeybsanayo Dhul-Badeedka Muranka ka taagan yahay (55%-45%) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/px.jpg","datePublished":"2019-03-10T06:30:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/px.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/px.jpg","width":600,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-wadata-qorshe-lagu-qeybsanayo-dhul-badeedka-muranka-ka-taagan-yahay-55-45\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo wadata Qorshe lagu qeybsanayo Dhul-Badeedka Muranka ka taagan yahay (55%-45%)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124242"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124242"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124245,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124242\/revisions\/124245"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}