{"id":124253,"date":"2019-03-10T12:07:00","date_gmt":"2019-03-10T10:07:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124253"},"modified":"2019-03-10T12:07:00","modified_gmt":"2019-03-10T10:07:00","slug":"wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/","title":{"rendered":"Wadahadalo u bilowday Dowlada Federalka iyo Maamulka Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>Wadahadalo hordhac ah ayaa ugaga bilowday magaalada Kismaayo mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowlada Federalka iyo Maamul goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlad gobaleedka Jubaland.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay adkaynta wada shaqaynta Wasaaradaha Jubaland iyo Wasaaradaha federaalka. Kulanka uu Xoghayaha joogtada ee xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa bilow u ah wadahadalo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka u dhexeeya dowlada federalka iyo Maamul goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo lagu waday in uu shalay booqasho ku tago magaalada Kismaayo ayaa u baaqday geerida ku timid allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee dastuurka.<\/p>\n<p>Hase yeeshee waxaa laga dareemayaa magaalada Kismaayo qabanqabada soo dhoweynta Ra\u2019iisul wasaaraha iyadoo wadooyinka lagu arkayo sawirada Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in aaska meydka Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh kadib uu Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre u safri doono magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa la filayaa marka uu gaaro Kismaayo in uu la kulamo madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayna ka wada hadlaan arrima badan oo ay kamid tahay sidii caadi looga dhici lahaa xiriirka labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wadahadalo hordhac ah ayaa ugaga bilowday magaalada Kismaayo mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowlada Federalka iyo Maamul goboleedka Jubbaland. Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlad gobaleedka Jubaland. Kulanka ayaa looga hadlay adkaynta wada shaqaynta Wasaaradaha Jubaland iyo Wasaaradaha federaalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124254,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wadahadalo u bilowday Dowlada Federalka iyo Maamulka Jubbaland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wadahadalo u bilowday Dowlada Federalka iyo Maamulka Jubbaland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wadahadalo hordhac ah ayaa ugaga bilowday magaalada Kismaayo mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowlada Federalka iyo Maamul goboleedka Jubbaland. Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlad gobaleedka Jubaland. Kulanka ayaa looga hadlay adkaynta wada shaqaynta Wasaaradaha Jubaland iyo Wasaaradaha federaalka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-10T10:07:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kisamyo-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/\",\"name\":\"Wadahadalo u bilowday Dowlada Federalka iyo Maamulka Jubbaland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kisamyo-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-10T10:07:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kisamyo-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kisamyo-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wadahadalo u bilowday Dowlada Federalka iyo Maamulka Jubbaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wadahadalo u bilowday Dowlada Federalka iyo Maamulka Jubbaland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wadahadalo u bilowday Dowlada Federalka iyo Maamulka Jubbaland - Wardoon","og_description":"Wadahadalo hordhac ah ayaa ugaga bilowday magaalada Kismaayo mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowlada Federalka iyo Maamul goboleedka Jubbaland. Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlad gobaleedka Jubaland. Kulanka ayaa looga hadlay adkaynta wada shaqaynta Wasaaradaha Jubaland iyo Wasaaradaha federaalka. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-10T10:07:00+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kisamyo-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/","name":"Wadahadalo u bilowday Dowlada Federalka iyo Maamulka Jubbaland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kisamyo-1.jpg","datePublished":"2019-03-10T10:07:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kisamyo-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kisamyo-1.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalo-u-bilowday-dowlada-federalka-iyo-maamulka-jubbaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wadahadalo u bilowday Dowlada Federalka iyo Maamulka Jubbaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124253"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124255,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124253\/revisions\/124255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}