{"id":124304,"date":"2019-03-11T07:52:06","date_gmt":"2019-03-11T05:52:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124304"},"modified":"2019-03-11T07:52:06","modified_gmt":"2019-03-11T05:52:06","slug":"sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/","title":{"rendered":"SAWIRO: Khayre oo Maanta Kismaayo laga sugayo"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay laga dareemayay qaban qaabada soo dhaweynta wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo ku wajahan Magaaladaas.<\/p>\n<p>Kheyre ayaa dhawaan dib u dhigay safar uu ku tegi lahaa Kismaayo sababo la xiriira ka qeyb galka Aaska Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Dubai ee Wadanka isutaga Imaaraadaka Carabta.<\/p>\n<p>Hayeeshee Magalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyey ee soo dhaweynta wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha, waxaana wadooyinka waaweyn ee Magaalada Kismaayo lagu xardhay Sawirrada Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo kuwa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Sidoo kale Maalma ka hor Magalada Kismaayo waxaa gaaray wafdi horudhac u ah safarka Kismaayo ee Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo qaar ka mid ah ilaalada gaarka ah ee Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Amniga Magalada Kismaayo ee gobolka Jubabda Hoose ayaa aad loo adkeeyey, waxaana sugaya Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya, iyada oo la dhigay wadooyinka ugu muhiimsan ee Magalada Kismaayo.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-124304 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/1-23-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"740\" height=\"555\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23.jpg 740w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/2-21-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"740\" height=\"555\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-21.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-21.jpg 740w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-21-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/3-18-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"740\" height=\"555\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-18.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-18.jpg 740w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-18-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay laga dareemayay qaban qaabada soo dhaweynta wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo ku wajahan Magaaladaas. Kheyre ayaa dhawaan dib u dhigay safar uu ku tegi lahaa Kismaayo sababo la xiriira ka qeyb galka Aaska Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124305,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124304","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRO: Khayre oo Maanta Kismaayo laga sugayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRO: Khayre oo Maanta Kismaayo laga sugayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay laga dareemayay qaban qaabada soo dhaweynta wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo ku wajahan Magaaladaas. Kheyre ayaa dhawaan dib u dhigay safar uu ku tegi lahaa Kismaayo sababo la xiriira ka qeyb galka Aaska Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-11T05:52:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"555\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/\",\"name\":\"SAWIRO: Khayre oo Maanta Kismaayo laga sugayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-11T05:52:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23.jpg\",\"width\":740,\"height\":555},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRO: Khayre oo Maanta Kismaayo laga sugayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRO: Khayre oo Maanta Kismaayo laga sugayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRO: Khayre oo Maanta Kismaayo laga sugayo - Wardoon","og_description":"Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay laga dareemayay qaban qaabada soo dhaweynta wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo ku wajahan Magaaladaas. Kheyre ayaa dhawaan dib u dhigay safar uu ku tegi lahaa Kismaayo sababo la xiriira ka qeyb galka Aaska Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-11T05:52:06+00:00","og_image":[{"width":740,"height":555,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/","name":"SAWIRO: Khayre oo Maanta Kismaayo laga sugayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23.jpg","datePublished":"2019-03-11T05:52:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-23.jpg","width":740,"height":555},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-khayre-oo-maanta-kismaayo-laga-sugayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRO: Khayre oo Maanta Kismaayo laga sugayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124304"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124304"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124304\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124308,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124304\/revisions\/124308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124305"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}