{"id":124311,"date":"2019-03-11T16:18:36","date_gmt":"2019-03-11T14:18:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124311"},"modified":"2019-03-11T16:18:36","modified_gmt":"2019-03-11T14:18:36","slug":"axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada u bilaawday dowladda Federaalka &#038; Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in wafdiga uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ay yimaadeen gurigoodii oo aanay marti ku ahayn wuxuu sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin imaatinkooda halkan.<\/p>\n<p>Waxaa uu Madaxweynahu intaas ku daray in xiriirka iyo booqashada madaxda ugu saraysa DFS ay ku yartahay Dowladaha xubnaha ka ah JFS taas oo gaabis ku ahayd mudooyinkii ugu danbeeyay wada hadalo ayuu sheegay in ay dhici doonan kuwaas oo dhamaan arimaha jira lagaga hadli doono.<\/p>\n<p>Madaxda ayaa loo galbiyay Magaalada Kismaayo iyadoo Aargada Kismaayo ay kula hadleen boqolaal dadweynaha Magaalada ah oo halkaas isugu soo baxay Madaxweynaha ayaa sheegay in ay tahay guul weyn oo nabadgalyada iyo Dowladnimadu ay sababeen in dadkan ay qoraxda u yimaadeen si ay u dhagaystaan madaxdooda.<\/p>\n<p>Safarka Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre uu Maanta ku tagay Magalada Kismaayo ayaa u muuqda mid soo afharaya khilaafkii Siyaasadeed ee u dhaxeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in wafdiga uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ay yimaadeen gurigoodii oo aanay marti ku ahayn wuxuu sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin imaatinkooda halkan. Waxaa uu Madaxweynahu intaas ku daray in xiriirka iyo booqashada madaxda ugu saraysa DFS ay ku yartahay Dowladaha xubnaha ka ah JFS taas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124312,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124311","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada u bilaawday dowladda Federaalka &amp; Jubbaland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada u bilaawday dowladda Federaalka &amp; Jubbaland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in wafdiga uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ay yimaadeen gurigoodii oo aanay marti ku ahayn wuxuu sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin imaatinkooda halkan. Waxaa uu Madaxweynahu intaas ku daray in xiriirka iyo booqashada madaxda ugu saraysa DFS ay ku yartahay Dowladaha xubnaha ka ah JFS taas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-11T14:18:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-2-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada u bilaawday dowladda Federaalka & Jubbaland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-2-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-11T14:18:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-2-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-2-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada u bilaawday dowladda Federaalka &#038; Jubbaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada u bilaawday dowladda Federaalka & Jubbaland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada u bilaawday dowladda Federaalka & Jubbaland - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in wafdiga uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ay yimaadeen gurigoodii oo aanay marti ku ahayn wuxuu sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin imaatinkooda halkan. Waxaa uu Madaxweynahu intaas ku daray in xiriirka iyo booqashada madaxda ugu saraysa DFS ay ku yartahay Dowladaha xubnaha ka ah JFS taas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-11T14:18:36+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-2-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/","name":"Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada u bilaawday dowladda Federaalka & Jubbaland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-2-696x464.jpg","datePublished":"2019-03-11T14:18:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-2-696x464.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-2-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-ka-hadlay-wadahadalada-u-bilaawday-dowladda-federaalka-jubbaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada u bilaawday dowladda Federaalka &#038; Jubbaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124311"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124311"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124313,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124311\/revisions\/124313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}