{"id":124413,"date":"2019-03-13T17:54:59","date_gmt":"2019-03-13T15:54:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124413"},"modified":"2019-03-13T17:54:59","modified_gmt":"2019-03-13T15:54:59","slug":"ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/","title":{"rendered":"Ciidanka Milatariga oo kacabanaya mushahar la aan"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee kusugan furumaha hore ee dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay qarka u saaran yihiin in ay kasoo baxaan aaga dagaalka ,kadib duruufo adag oo lasoo darsay.<\/p>\n<p>Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa ka cabanaya in dhoor bilood aysan qaadan wax mushaar ah, waxa ay sidoo kale ciidankan sheegeen in mushaar la\u2019aanta heesata ugu darsantay garaamkii ay cuni jireen oo hadana waayeen.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah ciidanka Milatariga Soomaaliya ee ku sugan furumaha dagaalka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in xaalad adag ku sugan yihiin ayna helin mushaarkooda mudo afar bilood ah, waxa ayna sheegeen in dantu ku kalifi karto in aaga kasoo baxaan.<\/p>\n<p>Ciidankan ayaa sheegay in xaasaskooda iyo caruurtooda aysan siin mudo dhowr bil ah wax biil ah, waxa ayna xuseen in guryo kiro ku jiraan sidoo kale daawo iyo waxbarasho u baahan yihiin caruurtooda balse aysan awoodin in ay wax taraan maadama aysan heli boqolkii dollar ay mushaar ahaanta u heli jireen mudo dhoor bil ah.<\/p>\n<p>Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa ku faani jirtay in ay bil waliba bixiso mushaarka ciidanka iyo shaqaalaha dowlada, hasa ahaatee bilihii lasoo dhaafay ayaa ciidanka mushaarkooda si toos ah u helin iyaga oo sidoo kale hada waayay garaamkii.<\/p>\n<p>Ciidanka xooga Soomaaliya ayaa hadii ay kasoo baxaan furumaha dagaalka waxa ay fursad u noqoneysaa kooxaha dowlada kasoo horjeeda, waxaa sidoo kale halis gali kara amaanka Muqdisho hadii ciidanka ka howgala aysan helin mushaar iyo wax ay cunaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee kusugan furumaha hore ee dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay qarka u saaran yihiin in ay kasoo baxaan aaga dagaalka ,kadib duruufo adag oo lasoo darsay. Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa ka cabanaya in dhoor bilood aysan qaadan wax mushaar ah, waxa ay sidoo kale ciidankan sheegeen in mushaar la\u2019aanta heesata [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124414,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124413","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka Milatariga oo kacabanaya mushahar la aan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka Milatariga oo kacabanaya mushahar la aan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee kusugan furumaha hore ee dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay qarka u saaran yihiin in ay kasoo baxaan aaga dagaalka ,kadib duruufo adag oo lasoo darsay. Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa ka cabanaya in dhoor bilood aysan qaadan wax mushaar ah, waxa ay sidoo kale ciidankan sheegeen in mushaar la\u2019aanta heesata [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-13T15:54:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-1-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1296\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/\",\"name\":\"Ciidanka Milatariga oo kacabanaya mushahar la aan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-1-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-13T15:54:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-1-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-1-2.jpg\",\"width\":1296,\"height\":864},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka Milatariga oo kacabanaya mushahar la aan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka Milatariga oo kacabanaya mushahar la aan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka Milatariga oo kacabanaya mushahar la aan - Wardoon","og_description":"Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee kusugan furumaha hore ee dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay qarka u saaran yihiin in ay kasoo baxaan aaga dagaalka ,kadib duruufo adag oo lasoo darsay. Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa ka cabanaya in dhoor bilood aysan qaadan wax mushaar ah, waxa ay sidoo kale ciidankan sheegeen in mushaar la\u2019aanta heesata [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-13T15:54:59+00:00","og_image":[{"width":1296,"height":864,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-1-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/","name":"Ciidanka Milatariga oo kacabanaya mushahar la aan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-1-2.jpg","datePublished":"2019-03-13T15:54:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-1-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-1-2.jpg","width":1296,"height":864},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-milatariga-oo-kacabanaya-mushahar-la-aan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka Milatariga oo kacabanaya mushahar la aan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124413"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124413"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124415,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124413\/revisions\/124415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}