{"id":124431,"date":"2019-03-14T10:50:55","date_gmt":"2019-03-14T08:50:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124431"},"modified":"2019-03-14T10:50:55","modified_gmt":"2019-03-14T08:50:55","slug":"madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha K\/Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab+COD"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa sheegay in hadii dadka reer Koonfur Galbeed aysan isku tashanin ay Al-Shabaab geysan doonaan dhibaatooyin ay ku waxyeelayaan dadka Shacabka ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed iyo Shacabka looga baahan yahay inay siwadajir ah uga hortagaan falalka ay geysanayaan Ururka Al-Shabaab,isla markaana laga saaro deegaanada ay kaga sugan yihiin Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Maamulka Koonfur Galbeed ayuu sheegay inay sameyn doonaan qorsho amni oo lagu wajahayo Al-Shabaab,waxaana uu ka dalbaday Shacabka inay Ciidamada kala taageeraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kusoo aadaya xilli shalay qarax ka dhacay deegaanka Goof-gaduud Buureey ee Gobolka Baay ay ku dhinteen 5 Ruux 40 kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-124431-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Madaxweyne-Lafta-gareen-oo-Iclaamiyay-Dagaal-Qorshe.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Madaxweyne-Lafta-gareen-oo-Iclaamiyay-Dagaal-Qorshe.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Madaxweyne-Lafta-gareen-oo-Iclaamiyay-Dagaal-Qorshe.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa sheegay in hadii dadka reer Koonfur Galbeed aysan isku tashanin ay Al-Shabaab geysan doonaan dhibaatooyin ay ku waxyeelayaan dadka Shacabka ah. Waxa uu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed iyo Shacabka looga baahan yahay inay siwadajir ah uga hortagaan falalka ay geysanayaan Ururka Al-Shabaab,isla markaana laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124433,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124431","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha K\/Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab+COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha K\/Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab+COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa sheegay in hadii dadka reer Koonfur Galbeed aysan isku tashanin ay Al-Shabaab geysan doonaan dhibaatooyin ay ku waxyeelayaan dadka Shacabka ah. Waxa uu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed iyo Shacabka looga baahan yahay inay siwadajir ah uga hortagaan falalka ay geysanayaan Ururka Al-Shabaab,isla markaana laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-14T08:50:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/B-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/\",\"name\":\"Madaxweynaha K\/Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab+COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/B-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-14T08:50:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/B-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/B-3.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha K\/Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab+COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha K\/Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab+COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha K\/Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab+COD - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa sheegay in hadii dadka reer Koonfur Galbeed aysan isku tashanin ay Al-Shabaab geysan doonaan dhibaatooyin ay ku waxyeelayaan dadka Shacabka ah. Waxa uu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed iyo Shacabka looga baahan yahay inay siwadajir ah uga hortagaan falalka ay geysanayaan Ururka Al-Shabaab,isla markaana laga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-14T08:50:55+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/B-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/","name":"Madaxweynaha K\/Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab+COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/B-3.jpg","datePublished":"2019-03-14T08:50:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/B-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/B-3.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-ku-dhawaaqay-dagaal-ka-dhan-ah-shabaabcod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha K\/Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab+COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124431"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124434,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124431\/revisions\/124434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}