{"id":124525,"date":"2019-03-15T18:10:00","date_gmt":"2019-03-15T16:10:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124525"},"modified":"2019-03-15T18:10:00","modified_gmt":"2019-03-15T16:10:00","slug":"maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/","title":{"rendered":"Maxaad ka taqaan Cunsurigii dadka ku xasuuqay  Masjid Alnur ee New Zealand"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helay ninkii cunsuriga Caddaanka ahaa ee ka danbeeyay weerarkii lagu laayey dadka muslimiinta ah ee ku tukanayey laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand.<\/p>\n<p>Booliska ayaa weerarkan u qabtay saddex qof oo ninka dadka laayey u ku jiro, waxaana socda baaritaan xoog leh, iyadoo madaxda caalamka intooda badan ay si kulul u cambaareeyeen weerarkan marka laga reebo madaxweyne Trump .<\/p>\n<p>Ninkan ugu weyn ee falkan naxdinta leh geystay ayaa lagu magacaabaa Brenton Tarrant, waana 28 sano jir ku dhashay dalka Australia, wuxuuna qoray qoraal dheer oo uu baraha bulshada soo dhigay sababta uu weerarka u qaaday, isagoo sheegay inuu ku dayday weerarkii uu qaaday ninkii la oran jiray Anders Brevik ee ka dhacay dalka Norway dalka Norway 22 July 2011 kaasoo laayey dad ka badan 70 qof.<\/p>\n<p>Waxaa yaab lahayd in ninkan uu si toos ah Facebook uga baahinayey xilligii uu weerarku ka waday masjidka Al-noor, dadkana lagu leynayay halkaasi, inkastoo markii danbe ay shirkadda Facebook ka saartay Video-ga boggiisana la xiray.<\/p>\n<p>Waxaa kale la yaab laheyd intii weerarku socday ee uu sida tooska ah Facebook uga tebinayey falkiisa inay rasaastii ka dhammaatay oo uu gaarigiisa u soo laabtay, kadibna uu rasaas kale ka qaatay gaarigiisa isagoo dib u bilaabay inuu laayo dadkii masjidka ku jiray oo qaar badan oo ka mida ay daadsanayeen dhulka yaalleen.<\/p>\n<p>Ninka weerarka geystay Brenton Tarrant ayaa qoraalkiisa dheer ee ka kooban 73 bog ku sheegay inuu ka tirsan yahay kooxda xag-jirka midigta fog ee cadddaanka, isagoo taageeray Madaxweynaha Mareykanka Donalnd Trump.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa dilay 49 qof oo salaadii jimcaha ku jiray, waxaana dhaawac ah ilaa 48 kale oo qaar ka mida ay xaaladoodu ay liidato, waxaana weerarkan uu noqday kii ugu weynaa ee ka dhaca dalka New Zealand oo aan looga baran weerarada noocan ah.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-124525 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/1-1332\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"998\" height=\"710\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-2.jpg 998w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-2-300x213.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-2-768x546.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 998px) 100vw, 998px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/2-1202\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"998\" height=\"710\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-3.jpg 998w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-3-300x213.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-3-768x546.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 998px) 100vw, 998px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helay ninkii cunsuriga Caddaanka ahaa ee ka danbeeyay weerarkii lagu laayey dadka muslimiinta ah ee ku tukanayey laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand. Booliska ayaa weerarkan u qabtay saddex qof oo ninka dadka laayey u ku jiro, waxaana socda baaritaan xoog leh, iyadoo madaxda caalamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124518,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124525","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaad ka taqaan Cunsurigii dadka ku xasuuqay Masjid Alnur ee New Zealand - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaad ka taqaan Cunsurigii dadka ku xasuuqay Masjid Alnur ee New Zealand - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helay ninkii cunsuriga Caddaanka ahaa ee ka danbeeyay weerarkii lagu laayey dadka muslimiinta ah ee ku tukanayey laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand. Booliska ayaa weerarkan u qabtay saddex qof oo ninka dadka laayey u ku jiro, waxaana socda baaritaan xoog leh, iyadoo madaxda caalamka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-15T16:10:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/11026634-6811785-Police_arrested_and_charged_one_man_aged_in_his_late_20s_followi-m-23_1552646449944.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"962\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"666\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/\",\"name\":\"Maxaad ka taqaan Cunsurigii dadka ku xasuuqay Masjid Alnur ee New Zealand - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/11026634-6811785-Police_arrested_and_charged_one_man_aged_in_his_late_20s_followi-m-23_1552646449944.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-15T16:10:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/11026634-6811785-Police_arrested_and_charged_one_man_aged_in_his_late_20s_followi-m-23_1552646449944.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/11026634-6811785-Police_arrested_and_charged_one_man_aged_in_his_late_20s_followi-m-23_1552646449944.jpg\",\"width\":962,\"height\":666},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaad ka taqaan Cunsurigii dadka ku xasuuqay Masjid Alnur ee New Zealand\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaad ka taqaan Cunsurigii dadka ku xasuuqay Masjid Alnur ee New Zealand - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaad ka taqaan Cunsurigii dadka ku xasuuqay Masjid Alnur ee New Zealand - Wardoon","og_description":"Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helay ninkii cunsuriga Caddaanka ahaa ee ka danbeeyay weerarkii lagu laayey dadka muslimiinta ah ee ku tukanayey laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand. Booliska ayaa weerarkan u qabtay saddex qof oo ninka dadka laayey u ku jiro, waxaana socda baaritaan xoog leh, iyadoo madaxda caalamka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-15T16:10:00+00:00","og_image":[{"width":962,"height":666,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/11026634-6811785-Police_arrested_and_charged_one_man_aged_in_his_late_20s_followi-m-23_1552646449944.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/","name":"Maxaad ka taqaan Cunsurigii dadka ku xasuuqay Masjid Alnur ee New Zealand - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/11026634-6811785-Police_arrested_and_charged_one_man_aged_in_his_late_20s_followi-m-23_1552646449944.jpg","datePublished":"2019-03-15T16:10:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/11026634-6811785-Police_arrested_and_charged_one_man_aged_in_his_late_20s_followi-m-23_1552646449944.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/11026634-6811785-Police_arrested_and_charged_one_man_aged_in_his_late_20s_followi-m-23_1552646449944.jpg","width":962,"height":666},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-cunsurigii-dadka-ku-xasuuqay-masjid-alnur-ee-new-zealand\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaad ka taqaan Cunsurigii dadka ku xasuuqay Masjid Alnur ee New Zealand"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124525"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124525"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124528,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124525\/revisions\/124528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}