{"id":124632,"date":"2019-03-17T18:08:19","date_gmt":"2019-03-17T16:08:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124632"},"modified":"2019-03-17T18:08:19","modified_gmt":"2019-03-17T16:08:19","slug":"ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ka soo baxay furumaha hore ee dagaalka"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee qeybta 12-ka April, ayaa maanta isaga soo baxay deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo ay muddo ku sugnaayeen.<br \/>\nDeegaanka Dhanaane, ayaa dhaca waddada xeebta ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Marka, waana deegaan muhiim u ah ciidanka dowladda ee dagaalka kula jira Shabaabka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Sida warka uu nagu soo gaaray, ciidamada ayaa gebi ahaanba faarujiyey dhufaysyadii iyo difaacyadii ay halkaasu ku lahaayeen oo saldhig u ahaa, islamarkaana ay kala dagaalamayeen kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamadan qeybta 12-ka April ayaa shaaca ka qaaday in sababta ay uga soo baxeyn deegaanka ay tahay ayada oo afar bil aan la siin wax mushahar ah.<\/p>\n<p>Ciidamadan ka tirsan qeybta 12-ka April, ee maanta mushahar la\u2019aanta darteed uga soo dareeray deegaanka Dhanaane, ayaa muddo bilo ka hor howlgallo kula wareegay deegaanada xeebta ee isku xira Muqdisho iyo Marka.<\/p>\n<p>Ciidamadan maanta soo baxay oo kaliya maaha, hase yeeshee ciidamada xoogga dalka ayaan inta badan qaadan wax mushahar muddo afar bilood ah, waxaase maalmihii dhowaa ka dhammaaday dul-qaadkii.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dhaqaale la\u2019aan iyo musuq-maasuq ay isugu darsameen bilihii dhowaa, waxaana inta badan lacagta lagu bixinayey shaqaalaha rayidka ah, madaxda sare, dagaallada siyaasadeed, iyo warbaahinta iyo shaqsiyaadka dowladda ka ammaan baraha bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee qeybta 12-ka April, ayaa maanta isaga soo baxay deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo ay muddo ku sugnaayeen. Deegaanka Dhanaane, ayaa dhaca waddada xeebta ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Marka, waana deegaan muhiim u ah ciidanka dowladda ee dagaalka kula jira Shabaabka Shabeellaha Hoose. Sida warka uu nagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124633,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124632","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ka soo baxay furumaha hore ee dagaalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ka soo baxay furumaha hore ee dagaalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee qeybta 12-ka April, ayaa maanta isaga soo baxay deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo ay muddo ku sugnaayeen. Deegaanka Dhanaane, ayaa dhaca waddada xeebta ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Marka, waana deegaan muhiim u ah ciidanka dowladda ee dagaalka kula jira Shabaabka Shabeellaha Hoose. Sida warka uu nagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-17T16:08:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidank4.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/\",\"name\":\"Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ka soo baxay furumaha hore ee dagaalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidank4.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-03-17T16:08:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidank4.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidank4.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ka soo baxay furumaha hore ee dagaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ka soo baxay furumaha hore ee dagaalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ka soo baxay furumaha hore ee dagaalka - Wardoon","og_description":"Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee qeybta 12-ka April, ayaa maanta isaga soo baxay deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo ay muddo ku sugnaayeen. Deegaanka Dhanaane, ayaa dhaca waddada xeebta ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Marka, waana deegaan muhiim u ah ciidanka dowladda ee dagaalka kula jira Shabaabka Shabeellaha Hoose. Sida warka uu nagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-17T16:08:19+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":707,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidank4.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/","name":"Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ka soo baxay furumaha hore ee dagaalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidank4.jpeg","datePublished":"2019-03-17T16:08:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidank4.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidank4.jpeg","width":1280,"height":707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-oo-ka-soo-baxay-furumaha-hore-ee-dagaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ka soo baxay furumaha hore ee dagaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124632"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124634,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124632\/revisions\/124634"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}