{"id":124636,"date":"2019-03-18T11:39:57","date_gmt":"2019-03-18T09:39:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124636"},"modified":"2019-03-18T11:39:57","modified_gmt":"2019-03-18T09:39:57","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo ka degay magaalada Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha dibadda Eritrea iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cusmaan Saalax Maxamed oo ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaa saakay un ka war heshay warbaahinta maxaliga.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka Somaliland C\/raxmaan Seylici ayaa wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Cigaal.<\/p>\n<p>Wafdiga wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea ayaa loo galbiyay Madaxtooyada, halkaasoo wada hadalo kula yeelan doono Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu heshiis dhex maray dalalka Itoobiya iyo Eritrea, oo u dhaxeeyay colaado socday muddo labaatan sano ah ayaa waxaa isa soo taraya dhaq dhaqaaqyada Eritrea ka waday Gobolka, iyadoo si tartiib tartiib uga soo baxeysay go\u2019doonkii ay muddo labaatan sano ku jirtay.<\/p>\n<p>Is bedelada ka socda Gobolka Geeska Afrika ee hormuud uu ka yahay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo loolanka Juquraafiga Siyaasadda ee Gobolka ayaa loo arkaa mid xilligan saameyn weyn yeelanaya, marka loo eego xaaladaha ka jira Gobolka, gaar ahaan dalalka kulaala Badda Cas iyo Badweynta Hindiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha dibadda Eritrea iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland. Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cusmaan Saalax Maxamed oo ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaa saakay un ka war heshay warbaahinta maxaliga. Madaxweyne kuxigeenka Somaliland C\/raxmaan Seylici ayaa wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124637,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124636","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo ka degay magaalada Hargeysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo ka degay magaalada Hargeysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha dibadda Eritrea iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland. Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cusmaan Saalax Maxamed oo ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaa saakay un ka war heshay warbaahinta maxaliga. Madaxweyne kuxigeenka Somaliland C\/raxmaan Seylici ayaa wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-18T09:39:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/os.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1023\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"578\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/\",\"name\":\"Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo ka degay magaalada Hargeysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/os.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-18T09:39:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/os.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/os.jpg\",\"width\":1023,\"height\":578},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo ka degay magaalada Hargeysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo ka degay magaalada Hargeysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo ka degay magaalada Hargeysa - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha dibadda Eritrea iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland. Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cusmaan Saalax Maxamed oo ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaa saakay un ka war heshay warbaahinta maxaliga. Madaxweyne kuxigeenka Somaliland C\/raxmaan Seylici ayaa wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-18T09:39:57+00:00","og_image":[{"width":1023,"height":578,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/os.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/","name":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo ka degay magaalada Hargeysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/os.jpg","datePublished":"2019-03-18T09:39:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/os.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/os.jpg","width":1023,"height":578},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-ka-degay-magaalada-hargeysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo ka degay magaalada Hargeysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124636"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124636"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124636\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124638,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124636\/revisions\/124638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124637"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}