{"id":124746,"date":"2019-03-20T13:20:13","date_gmt":"2019-03-20T11:20:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124746"},"modified":"2019-03-20T13:22:29","modified_gmt":"2019-03-20T11:22:29","slug":"dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/","title":{"rendered":"DHAGEYSO: Ciidanka Kasoo Baxay Difaacyada Shabellaha Dhexe Oo Xog Culus Bixiyey"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo gadoodsan oo ku sugan duleedka degmada Balcad oo goor dhow shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka hadlay sababaha ay u soo baneeyeen xarumahooda.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamadan iyo qaar kamid ah askarta gadoodsan ayaa sheegay in sababaha ugu waaweyn oo ay ugaga soo baxeen xarumahooda ay tahay markii ay waayeen mushaaraadkoodii iyo taakuleyntii kale ee ay ciidamadu ka heli jireen dowlada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ahayn ciidamo dadkooda iyo dalkooda difaaca illaa iyo dowladii Cabdulaahi Yuusuf iyo wixii ka sii horeeyayba balse dowladaan mid nooga xun nama soo marin waxaan weynay mushaarkeenii iyo garaamkii askariga uu cuni lahaa.\u201dayuu yiri mid kamid ah saraakiisha u hadashay ciidamada.<\/p>\n<p>Ciidamadan oo watay gaadiidka dagaalka ee tiknikada loo yaqaan ayaa waxaa ay sheegeen inay la hadlayaan oo kaliya Madaxweynaha Dowlada Federalka oo ah taliyaha guud ee ciidamada dalka.<\/p>\n<p>\u201cKuma laabanayno illaa aan kala kulano Madaxweynaha oo ah taliyaha guud ee ciidamada si uu noogaga qanciyo cabashadeedna.\u201dayuu yiri mid kamid ah ciidamada ka hadashay shirka jaraa\u2019id.<\/p>\n<p>Gadoodkan ay sameeyeen ciidamada Milatariga ee gobolka Sh\/dhexe ayaa ah kii ugu horeeyay ee ay ku kacaan waxaana laga dareemayaa qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Sh\/dhexe fariisimaha ay ciidamada baneeyeen.<\/p>\n<p>Xaalada ammaanka deegaanada ay ciidamadan ka soo baxeen ayaa caadi ah iyadoo halkaa ay weli ku sugan yihiin ciidamo kale.<\/p>\n<p>Gadoodka ay ciidamada xoogga dalka sameynayaan ayaa ah kuwo ku soo badanaya gobolada Shabeelooyinka waxaana dhowaan gadood ay sameeyeen ciidamo ka tirsan kuwo xoogga dalka ee qeybta 12aad ay ka soo baxeen deegaanka Dhanaane ee gobolka SH\/dhexe halkaa oo ay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay la wareegeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-124746-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Ciidanka-Kasoo-Baxay-Difaacyada-Shabellaha-Dhexe-Qaarkood.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Ciidanka-Kasoo-Baxay-Difaacyada-Shabellaha-Dhexe-Qaarkood.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Ciidanka-Kasoo-Baxay-Difaacyada-Shabellaha-Dhexe-Qaarkood.mp3<\/a><\/audio>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsoomaali.weyn%2Fvideos%2F10213290169384112%2F&amp;show_text=0&amp;width=218\" width=\"218\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo gadoodsan oo ku sugan duleedka degmada Balcad oo goor dhow shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka hadlay sababaha ay u soo baneeyeen xarumahooda. Saraakiisha ciidamadan iyo qaar kamid ah askarta gadoodsan ayaa sheegay in sababaha ugu waaweyn oo ay ugaga soo baxeen xarumahooda ay tahay markii ay waayeen mushaaraadkoodii iyo taakuleyntii kale ee ay ciidamadu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124737,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124746","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGEYSO: Ciidanka Kasoo Baxay Difaacyada Shabellaha Dhexe Oo Xog Culus Bixiyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGEYSO: Ciidanka Kasoo Baxay Difaacyada Shabellaha Dhexe Oo Xog Culus Bixiyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo gadoodsan oo ku sugan duleedka degmada Balcad oo goor dhow shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka hadlay sababaha ay u soo baneeyeen xarumahooda. Saraakiisha ciidamadan iyo qaar kamid ah askarta gadoodsan ayaa sheegay in sababaha ugu waaweyn oo ay ugaga soo baxeen xarumahooda ay tahay markii ay waayeen mushaaraadkoodii iyo taakuleyntii kale ee ay ciidamadu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-20T11:20:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-20T11:22:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/\",\"name\":\"DHAGEYSO: Ciidanka Kasoo Baxay Difaacyada Shabellaha Dhexe Oo Xog Culus Bixiyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-20T11:20:13+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-20T11:22:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56.jpg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGEYSO: Ciidanka Kasoo Baxay Difaacyada Shabellaha Dhexe Oo Xog Culus Bixiyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGEYSO: Ciidanka Kasoo Baxay Difaacyada Shabellaha Dhexe Oo Xog Culus Bixiyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGEYSO: Ciidanka Kasoo Baxay Difaacyada Shabellaha Dhexe Oo Xog Culus Bixiyey - Wardoon","og_description":"Ciidamo gadoodsan oo ku sugan duleedka degmada Balcad oo goor dhow shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka hadlay sababaha ay u soo baneeyeen xarumahooda. Saraakiisha ciidamadan iyo qaar kamid ah askarta gadoodsan ayaa sheegay in sababaha ugu waaweyn oo ay ugaga soo baxeen xarumahooda ay tahay markii ay waayeen mushaaraadkoodii iyo taakuleyntii kale ee ay ciidamadu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-20T11:20:13+00:00","article_modified_time":"2019-03-20T11:22:29+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/","name":"DHAGEYSO: Ciidanka Kasoo Baxay Difaacyada Shabellaha Dhexe Oo Xog Culus Bixiyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56.jpg","datePublished":"2019-03-20T11:20:13+00:00","dateModified":"2019-03-20T11:22:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56.jpg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ciidanka-kasoo-baxay-difaacyada-shabellaha-dhexe-oo-xog-culus-bixiyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGEYSO: Ciidanka Kasoo Baxay Difaacyada Shabellaha Dhexe Oo Xog Culus Bixiyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124746"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124746"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124749,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124746\/revisions\/124749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}