{"id":124750,"date":"2019-03-20T17:24:51","date_gmt":"2019-03-20T15:24:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124750"},"modified":"2019-03-20T18:05:09","modified_gmt":"2019-03-20T16:05:09","slug":"wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/","title":{"rendered":"Wasiiro &#038; Saraakiil ku baxay ciidamadii gadooday"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan dowlada Somalia ayaa ku baxay ciidamadii saaka soo baneeyey degaano ka tirsan gobolka Sh\/dhexe oo haatan ku sugan saldhiga Hiilweyne ee nawaaxiga degmada Balcad.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa waxaa horkacaya Wasiirka amniga xukuumada Somalia iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, iyadoo wararku sheegayaan in madaxweynaha Somalia uu u diray iney soo xaliyaan cabashada ciidanka.<\/p>\n<p>Xubnaha wafdigan ayaa isku dayaya iney ku qanciyaan ciidamada dib iney ugu laabtaan degaanadii ay ka soo baxeen oo ay ka mid yihiin Mahadaay, Qalimow iyo meelo kale.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa sheegay iney mushahar la\u2019aan dhowr bilood soojiitameysay awgeed uga soo baxeen degaanada ay soo faarujiyeen.<\/p>\n<p>Wasaarada gaashaandhiga ayaa horey u sheegtay ineysan jirin mushahar la\u2019aan balse ay jiraan dib u dhacyo ku yimid bixinta mushaharka ciidamada sababo la xiriira diiwaan gelin iyo xaqiijin ku socota ciidamada qaarkood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan dowlada Somalia ayaa ku baxay ciidamadii saaka soo baneeyey degaano ka tirsan gobolka Sh\/dhexe oo haatan ku sugan saldhiga Hiilweyne ee nawaaxiga degmada Balcad. Wafdigan ayaa waxaa horkacaya Wasiirka amniga xukuumada Somalia iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, iyadoo wararku sheegayaan in madaxweynaha Somalia uu u diray iney soo xaliyaan cabashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124769,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124750","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiiro &amp; Saraakiil ku baxay ciidamadii gadooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiiro &amp; Saraakiil ku baxay ciidamadii gadooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan dowlada Somalia ayaa ku baxay ciidamadii saaka soo baneeyey degaano ka tirsan gobolka Sh\/dhexe oo haatan ku sugan saldhiga Hiilweyne ee nawaaxiga degmada Balcad. Wafdigan ayaa waxaa horkacaya Wasiirka amniga xukuumada Somalia iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, iyadoo wararku sheegayaan in madaxweynaha Somalia uu u diray iney soo xaliyaan cabashada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-20T15:24:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-20T16:05:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54522952_2277541205817120_856885656754847744_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"648\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/\",\"name\":\"Wasiiro & Saraakiil ku baxay ciidamadii gadooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54522952_2277541205817120_856885656754847744_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-20T15:24:51+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-20T16:05:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54522952_2277541205817120_856885656754847744_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54522952_2277541205817120_856885656754847744_n.jpg\",\"width\":864,\"height\":648},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiiro &#038; Saraakiil ku baxay ciidamadii gadooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiiro & Saraakiil ku baxay ciidamadii gadooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiiro & Saraakiil ku baxay ciidamadii gadooday - Wardoon","og_description":"Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan dowlada Somalia ayaa ku baxay ciidamadii saaka soo baneeyey degaano ka tirsan gobolka Sh\/dhexe oo haatan ku sugan saldhiga Hiilweyne ee nawaaxiga degmada Balcad. Wafdigan ayaa waxaa horkacaya Wasiirka amniga xukuumada Somalia iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, iyadoo wararku sheegayaan in madaxweynaha Somalia uu u diray iney soo xaliyaan cabashada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-20T15:24:51+00:00","article_modified_time":"2019-03-20T16:05:09+00:00","og_image":[{"width":864,"height":648,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54522952_2277541205817120_856885656754847744_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/","name":"Wasiiro & Saraakiil ku baxay ciidamadii gadooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54522952_2277541205817120_856885656754847744_n.jpg","datePublished":"2019-03-20T15:24:51+00:00","dateModified":"2019-03-20T16:05:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54522952_2277541205817120_856885656754847744_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54522952_2277541205817120_856885656754847744_n.jpg","width":864,"height":648},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-saraakiil-ku-baxay-ciidamadii-gadooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiiro &#038; Saraakiil ku baxay ciidamadii gadooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124750"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124750"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124752,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124750\/revisions\/124752"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}