{"id":124794,"date":"2019-03-21T12:42:31","date_gmt":"2019-03-21T10:42:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124794"},"modified":"2019-03-21T12:42:31","modified_gmt":"2019-03-21T10:42:31","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay ciidankii gadoodsanaa"},"content":{"rendered":"<p>Wafdigii ka koobnaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu wehliyo Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka ayaa xalay kulamo xasaasi ah degmada Balcad kula qaatay saraakiisha Ciidamadii ka soo baxay furumaha dagaalka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Wasiirka Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle iyo Abaanduulaha Ciidamada Odawaa Yuusuf Raage iyo saraakiisha ciidamada gadoodsanaa oo markii hore kulankooda waxa uu ka dhacay xeradii hore ee Ciidanka Hiilweyne ayaa markii dambe loo wareejiyey dhinaca Warshadii hore ee dharka Balcad.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa saraakiisha kala hadlay sidii Ciidamadaas dib ugu laaban lahaayeen Xarumihii ay soo baneeyeen, waxaana markii hore aad u adkaatay inay ku qanciyaan Ciidamada dib ugu laabashada goobihii ay soo baneeyeen, iyadoo aan laga qancin waxyaabihi keenay, balse markii dambe ayaa la sheegay iney ogolaadeen inay dib u laabtaan sida laga soo xigtay ilo ku dhow kulankaas.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa isku-afgartay in Ciidamada dib loogu celiyo Saldhigyadii ay kasoo baxeen, isla markaana xaquuqdii ay lahaayeen ay bixiso Dowladda Soomaaliya sida ugu dhaqsiyaha badan.<\/p>\n<p>Diyaar garow ku aadan Ciidamada doonaya inay dib ugu laabtaan deegaanadii ay ay soo baxeen ayaa saaka ka socda degmada Balcad, iyadoo masuuliyiinta dowlada ee xalay halkaas ku baryey la filayo iney dib ugu soo laabtaan Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigii ka koobnaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu wehliyo Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka ayaa xalay kulamo xasaasi ah degmada Balcad kula qaatay saraakiisha Ciidamadii ka soo baxay furumaha dagaalka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Wasiirka Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle iyo Abaanduulaha Ciidamada Odawaa Yuusuf Raage iyo saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124760,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay ciidankii gadoodsanaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay ciidankii gadoodsanaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wafdigii ka koobnaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu wehliyo Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka ayaa xalay kulamo xasaasi ah degmada Balcad kula qaatay saraakiisha Ciidamadii ka soo baxay furumaha dagaalka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Wasiirka Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle iyo Abaanduulaha Ciidamada Odawaa Yuusuf Raage iyo saraakiisha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-21T10:42:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay ciidankii gadoodsanaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-21T10:42:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-2.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay ciidankii gadoodsanaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay ciidankii gadoodsanaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay ciidankii gadoodsanaa - Wardoon","og_description":"Wafdigii ka koobnaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu wehliyo Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka ayaa xalay kulamo xasaasi ah degmada Balcad kula qaatay saraakiisha Ciidamadii ka soo baxay furumaha dagaalka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Wasiirka Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle iyo Abaanduulaha Ciidamada Odawaa Yuusuf Raage iyo saraakiisha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-21T10:42:31+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay ciidankii gadoodsanaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-2.jpg","datePublished":"2019-03-21T10:42:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-2.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ciidankii-gadoodsanaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay ciidankii gadoodsanaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124794"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124795,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124794\/revisions\/124795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}