{"id":124805,"date":"2019-03-21T20:46:56","date_gmt":"2019-03-21T18:46:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124805"},"modified":"2019-03-21T20:46:56","modified_gmt":"2019-03-21T18:46:56","slug":"madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Safiir loo Magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Safiir u magacaabay C\/xakiin C\/llaahi Camey oo soo noqday Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland.<\/p>\n<p>Kulan Golaha Wasiirada maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa Mr C\/xakiin Camey loogu magacaabay inuu noqdo Safiir, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Lama shaacin dalka uu Safiirka ka noqonayo, balse Golaha Wasiirada ayaa meel mariyay magacaabiddiisa Safiirnimo, iyadoo wareegto lagu soo saari doono dalka loo magacaabayo.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada ayaa horay Safiiro u magacaabay dalal dhowr ah, waxaana su\u2019aal badan la gelinayaa qaababka loo maro magacaabida Safiirada oo muddooyinkii u dambeeyay aan lagu saleyn habka awood qeybsiga, marka loo eego safiiro horay loo magacaabay.<br \/>\nMagacaabida Safiir ee Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland C\/xakiin Camey ayaa loo arkaa mid loogu abaal gudayo sida dhow ee ula shaqeeyay dowladda Madaxweyne Farmaajo labadii sano ee uu Madaxweyne kuxigeenka ka ahaa Puntland.<br \/>\nSidoo kale C\/xakiin Camey ayaa lagu xusuustaa sida uu uga soo horjeeday siyaasadda Madaxweynihii hore ee Puntland C\/weli Gaas iyo dhismihii Golihii Iskaashiga dowlad goboleedyada, waxaana ay noqdeen labada Mas\u2019uul ee ugu horeeyay ee Puntland soo mara oo iyagoo is khilaafsan xilka baneeya, isla markaana ku guuldareystay doorashadii 8 Janaayo ee sanadkan 2019.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Safiir u magacaabay C\/xakiin C\/llaahi Camey oo soo noqday Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland. Kulan Golaha Wasiirada maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa Mr C\/xakiin Camey loogu magacaabay inuu noqdo Safiir, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Lama shaacin dalka uu Safiirka ka noqonayo, balse Golaha Wasiirada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124806,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124805","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Safiir loo Magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Safiir loo Magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Safiir u magacaabay C\/xakiin C\/llaahi Camey oo soo noqday Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland. Kulan Golaha Wasiirada maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa Mr C\/xakiin Camey loogu magacaabay inuu noqdo Safiir, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Lama shaacin dalka uu Safiirka ka noqonayo, balse Golaha Wasiirada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-21T18:46:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/camey.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"493\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/\",\"name\":\"Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Safiir loo Magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/camey.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-21T18:46:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/camey.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/camey.jpg\",\"width\":740,\"height\":493},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Safiir loo Magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Safiir loo Magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Safiir loo Magacaabay - Wardoon","og_description":"Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Safiir u magacaabay C\/xakiin C\/llaahi Camey oo soo noqday Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland. Kulan Golaha Wasiirada maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa Mr C\/xakiin Camey loogu magacaabay inuu noqdo Safiir, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Lama shaacin dalka uu Safiirka ka noqonayo, balse Golaha Wasiirada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-21T18:46:56+00:00","og_image":[{"width":740,"height":493,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/camey.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/","name":"Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Safiir loo Magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/camey.jpg","datePublished":"2019-03-21T18:46:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/camey.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/camey.jpg","width":740,"height":493},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-safiir-loo-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Safiir loo Magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124805"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124805"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124805\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124807,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124805\/revisions\/124807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}