{"id":124812,"date":"2019-03-22T10:26:20","date_gmt":"2019-03-22T08:26:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124812"},"modified":"2019-03-22T10:26:20","modified_gmt":"2019-03-22T08:26:20","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga \u201cCiidamada mushaar la\u2019aanta heyso waa in cabashadooda qoraal ku soo gudbiyaan\u201d+ COD"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Danbe) ayaa ka hadlay gadoodka ay sameeyeen Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka, kuwaasoo isaga soo baxay difaacyaddii ay ku lahaayeen Labada Gobol ee Shabeelooyinka.<\/p>\n<p>Mar uu Wariyayaasha kula hadlayay Muqdisho ayuu Wasiirka ku sheegay inuusan marnaba raali ka eheyn inay mushaar la\u2019aan noqdaan Ciidamada Milatariga ee dalka ka difaacaya cadawga, isagoo ugu baaqay Ciidamada inay si degan ku soo gudbiyaan cabashadooda.<\/p>\n<p>\u201cAniga ka wasiir ahaan marnaba raali kama noqonayo in la dulmiyo shaqsi muwaadin Soomaaliyeed ama ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka, sidoo kale ciidanka waajibaadka iyo aadaabta marka laga hadlayo waa inay dhowraan nidaamka u degsan dowladda\u201d ayuu yiri Wasiir Amar Dambe.<\/p>\n<p>Xasan Cali Maxamed ayaa dhinaca kale Ciidamada ku dhaliilay inay isaga soo baxaan difaacyadooda, isagoo sheegay in askairgii cabasho qabo ay tahay in Taliyayaashooda ay u soo gudbiyaan, iyagoo ku sugan Saldhigyadooda.<\/p>\n<p>\u201d Qofka tabasho wuu yeelan karaa tabashadiisa meesha uu joogo inuu ku soo bandhigo waaye, askariga wuxuu leeyahay Taliye qeyb, Taliye urur uu leeyahay, wuxuu leeyahay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, wixii tabasho ah waa in qoraal lagu soo gudbiyaa\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay Wasiirka Difaaca.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, ayaa ku soo beegmaya iyadoo wali aysan difaacyadoodii dib ugu laaban ciidankii ka soo baxay Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana Muqdisho ku soo laabtay wafdigii dowladda ay dirtay, iyadoo lagu balamay in dowladda beri oo Sabti ah ay bixiso waxyaabaha ay dalbadeen Ciidanka, wixii xilligaasi ka dambeeyana ay dib ugu noqdaan goobihii ay ka yimaadeen.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-124812-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Somali-News-Leader-1.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Somali-News-Leader-1.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Somali-News-Leader-1.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Danbe) ayaa ka hadlay gadoodka ay sameeyeen Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka, kuwaasoo isaga soo baxay difaacyaddii ay ku lahaayeen Labada Gobol ee Shabeelooyinka. Mar uu Wariyayaasha kula hadlayay Muqdisho ayuu Wasiirka ku sheegay inuusan marnaba raali ka eheyn inay mushaar la\u2019aan noqdaan Ciidamada Milatariga ee dalka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124814,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124812","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Gaashaandhigga \u201cCiidamada mushaar la\u2019aanta heyso waa in cabashadooda qoraal ku soo gudbiyaan\u201d+ COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Gaashaandhigga \u201cCiidamada mushaar la\u2019aanta heyso waa in cabashadooda qoraal ku soo gudbiyaan\u201d+ COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Danbe) ayaa ka hadlay gadoodka ay sameeyeen Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka, kuwaasoo isaga soo baxay difaacyaddii ay ku lahaayeen Labada Gobol ee Shabeelooyinka. Mar uu Wariyayaasha kula hadlayay Muqdisho ayuu Wasiirka ku sheegay inuusan marnaba raali ka eheyn inay mushaar la\u2019aan noqdaan Ciidamada Milatariga ee dalka ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-22T08:26:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/amar-dambe...jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/\",\"name\":\"Wasiirka Gaashaandhigga \u201cCiidamada mushaar la\u2019aanta heyso waa in cabashadooda qoraal ku soo gudbiyaan\u201d+ COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/amar-dambe...jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-22T08:26:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/amar-dambe...jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/amar-dambe...jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Gaashaandhigga \u201cCiidamada mushaar la\u2019aanta heyso waa in cabashadooda qoraal ku soo gudbiyaan\u201d+ COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Gaashaandhigga \u201cCiidamada mushaar la\u2019aanta heyso waa in cabashadooda qoraal ku soo gudbiyaan\u201d+ COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Gaashaandhigga \u201cCiidamada mushaar la\u2019aanta heyso waa in cabashadooda qoraal ku soo gudbiyaan\u201d+ COD - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Danbe) ayaa ka hadlay gadoodka ay sameeyeen Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka, kuwaasoo isaga soo baxay difaacyaddii ay ku lahaayeen Labada Gobol ee Shabeelooyinka. Mar uu Wariyayaasha kula hadlayay Muqdisho ayuu Wasiirka ku sheegay inuusan marnaba raali ka eheyn inay mushaar la\u2019aan noqdaan Ciidamada Milatariga ee dalka ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-22T08:26:20+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/amar-dambe...jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/","name":"Wasiirka Gaashaandhigga \u201cCiidamada mushaar la\u2019aanta heyso waa in cabashadooda qoraal ku soo gudbiyaan\u201d+ COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/amar-dambe...jpg","datePublished":"2019-03-22T08:26:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/amar-dambe...jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/amar-dambe...jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ciidamada-mushaar-laaanta-heyso-waa-in-cabashadooda-qoraal-ku-soo-gudbiyaan-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Gaashaandhigga \u201cCiidamada mushaar la\u2019aanta heyso waa in cabashadooda qoraal ku soo gudbiyaan\u201d+ COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124812"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124812"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124815,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124812\/revisions\/124815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}