{"id":124856,"date":"2019-03-23T23:04:53","date_gmt":"2019-03-23T21:04:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124856"},"modified":"2019-03-23T23:04:53","modified_gmt":"2019-03-23T21:04:53","slug":"daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Cali Khaliif Galaydh \u201cWixii aanu Muqdisho ka diidnay, Hargeisa kama yeeli doono\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa Xalay Khudbad uu jeediyey Wuxuu uga hadlay Arimaha Furitaanka Dastuurka Somaliland, oo Qayb ka ahayd Heshiiskii Khaatumo la gashay Xukuumadii Siilaanyo.<\/p>\n<p>\u201cDadka doonaya inay badalaan Dastuurka Somaliland waa anaga, Waxaanu doonayno maaha Sad-bursiino Nala Siiyo, Cida leh dastuurka lama Furayo ma Summadii Geelooda ayaa ku taalla, Waxaan rabnaa oo iga daacad ah inuu Noqdo Dastuur Jira oo Nool, Xoogaa Sumcad ah ayaa Somaliland Debedda u martay, waana intaas oo lagala sii dhowaado.\u201d Ayuu yidhi Cali Khaliif.<\/p>\n<p>Wuxuu si gaar ah uga hadlay dooda ka taagan Fulinta Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland, Iyadoo dhowaan masuuliyiin ka tirsan Somaliland ay shegeeen inaan la furaynin Dastuurka Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cAnagu Hadii aanu Khaatumo nahay , Anaga ayaa Tashanay oo Dantayada ka Aragnay inaan Somaliland La Hadalno, Iyadoo aan Nala iibsan, Balse Kama mid Noqon doono Meel Nala ka leeyahay, Cid la Xoog lagu Muquunin karo ma Jirto, Wixii aanu Muqdisho ka diidnay, Hargeisa kama yeeli doono \u201c Ayuu yidhi Galaydh.<\/p>\n<p>Madashan waxaa ku sugnaa Siyaasiyiin kala duwan iyo Shacabka magaalada Hargeisa, kuwaasi oo inta badan Soo dhoweeyay Qaabka uu Doodisa u dhigay Dr. Cali Khaliif.<\/p>\n<p>Xukuumadda Muuse Biixi ayaan Weli u dhaqaanin Fulinta Heshiiskii ay Gaadheen Maamulka Khaatumo iyo Maamulkii Siilaanyo Hogaaminayey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WOA8SyZ2auk\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa Xalay Khudbad uu jeediyey Wuxuu uga hadlay Arimaha Furitaanka Dastuurka Somaliland, oo Qayb ka ahayd Heshiiskii Khaatumo la gashay Xukuumadii Siilaanyo. \u201cDadka doonaya inay badalaan Dastuurka Somaliland waa anaga, Waxaanu doonayno maaha Sad-bursiino Nala Siiyo, Cida leh dastuurka lama Furayo ma Summadii Geelooda ayaa ku taalla, Waxaan rabnaa oo iga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124857,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Cali Khaliif Galaydh \u201cWixii aanu Muqdisho ka diidnay, Hargeisa kama yeeli doono\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Cali Khaliif Galaydh \u201cWixii aanu Muqdisho ka diidnay, Hargeisa kama yeeli doono\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa Xalay Khudbad uu jeediyey Wuxuu uga hadlay Arimaha Furitaanka Dastuurka Somaliland, oo Qayb ka ahayd Heshiiskii Khaatumo la gashay Xukuumadii Siilaanyo. \u201cDadka doonaya inay badalaan Dastuurka Somaliland waa anaga, Waxaanu doonayno maaha Sad-bursiino Nala Siiyo, Cida leh dastuurka lama Furayo ma Summadii Geelooda ayaa ku taalla, Waxaan rabnaa oo iga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-23T21:04:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-43.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"922\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"684\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/\",\"name\":\"DAAWO:- Cali Khaliif Galaydh \u201cWixii aanu Muqdisho ka diidnay, Hargeisa kama yeeli doono\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-43.png\",\"datePublished\":\"2019-03-23T21:04:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-43.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-43.png\",\"width\":922,\"height\":684},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Cali Khaliif Galaydh \u201cWixii aanu Muqdisho ka diidnay, Hargeisa kama yeeli doono\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Cali Khaliif Galaydh \u201cWixii aanu Muqdisho ka diidnay, Hargeisa kama yeeli doono\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Cali Khaliif Galaydh \u201cWixii aanu Muqdisho ka diidnay, Hargeisa kama yeeli doono\u201d - Wardoon","og_description":"Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa Xalay Khudbad uu jeediyey Wuxuu uga hadlay Arimaha Furitaanka Dastuurka Somaliland, oo Qayb ka ahayd Heshiiskii Khaatumo la gashay Xukuumadii Siilaanyo. \u201cDadka doonaya inay badalaan Dastuurka Somaliland waa anaga, Waxaanu doonayno maaha Sad-bursiino Nala Siiyo, Cida leh dastuurka lama Furayo ma Summadii Geelooda ayaa ku taalla, Waxaan rabnaa oo iga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-23T21:04:53+00:00","og_image":[{"width":922,"height":684,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-43.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/","name":"DAAWO:- Cali Khaliif Galaydh \u201cWixii aanu Muqdisho ka diidnay, Hargeisa kama yeeli doono\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-43.png","datePublished":"2019-03-23T21:04:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-43.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-43.png","width":922,"height":684},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-galaydh-wixii-aanu-muqdisho-ka-diidnay-hargeisa-kama-yeeli-doono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Cali Khaliif Galaydh \u201cWixii aanu Muqdisho ka diidnay, Hargeisa kama yeeli doono\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124856"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124858,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124856\/revisions\/124858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}