{"id":124860,"date":"2019-03-24T11:47:48","date_gmt":"2019-03-24T09:47:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124860"},"modified":"2019-03-24T11:47:48","modified_gmt":"2019-03-24T09:47:48","slug":"wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo loo xiray eedeyn musuq maasuq"},"content":{"rendered":"<p>Warar laga helayo Magalada Haregysa ee Soomaaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in la xiray wasiirka Warfaafinta Maamulkaas C\/raxmaan Guri Barwaaqo.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sida la sheegay loo heystaa eedo la xiriira musuq maasuq,waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in Maanta oo Axad ah Maxkamad lasoo taagi doono.<\/p>\n<p>Xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland ayaa waxaa hadda si KMG ah loogu dhiibay Kuxigeenkiisa Maxamed Muuse Abees, waxaana Wasiirka loo heystaa wax isdaba marin uu sameeyey.<\/p>\n<p>Hanti-dhowraha Guud ee Somaliland ayaa maalmahaan baaris waxa ay ku hayeen Xafiisyada Wasaaradda Warfaafinta, waxaana horay loo xiray mas\u2019uuliyiinj ay ka mid yihiin Agaasimaha waaxda maamulka iyo lacagta iyo agaasimihii guud ee wasaarada warfaafinta Somaliland.<\/p>\n<p>Weli waxaa sidoo kale socota baaris uu Wasaaradaha qaar ee Soomaaliland uu ku haayo hanta dhowraha Soomaaliland,waxaana xariga Wasiirkii Warfaafinta Soomaaliland amray hanti dhowraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar laga helayo Magalada Haregysa ee Soomaaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in la xiray wasiirka Warfaafinta Maamulkaas C\/raxmaan Guri Barwaaqo. Wasiirka ayaa sida la sheegay loo heystaa eedo la xiriira musuq maasuq,waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in Maanta oo Axad ah Maxkamad lasoo taagi doono. Xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland ayaa waxaa hadda si KMG [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124861,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124860","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo loo xiray eedeyn musuq maasuq - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo loo xiray eedeyn musuq maasuq - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar laga helayo Magalada Haregysa ee Soomaaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in la xiray wasiirka Warfaafinta Maamulkaas C\/raxmaan Guri Barwaaqo. Wasiirka ayaa sida la sheegay loo heystaa eedo la xiriira musuq maasuq,waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in Maanta oo Axad ah Maxkamad lasoo taagi doono. Xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland ayaa waxaa hadda si KMG [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-24T09:47:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2019216636859105690225049wasiir-guri-barwaaqo.png.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"468\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/\",\"name\":\"Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo loo xiray eedeyn musuq maasuq - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2019216636859105690225049wasiir-guri-barwaaqo.png.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-24T09:47:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2019216636859105690225049wasiir-guri-barwaaqo.png.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2019216636859105690225049wasiir-guri-barwaaqo.png.jpg\",\"width\":660,\"height\":468},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo loo xiray eedeyn musuq maasuq\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo loo xiray eedeyn musuq maasuq - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo loo xiray eedeyn musuq maasuq - Wardoon","og_description":"Warar laga helayo Magalada Haregysa ee Soomaaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in la xiray wasiirka Warfaafinta Maamulkaas C\/raxmaan Guri Barwaaqo. Wasiirka ayaa sida la sheegay loo heystaa eedo la xiriira musuq maasuq,waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in Maanta oo Axad ah Maxkamad lasoo taagi doono. Xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland ayaa waxaa hadda si KMG [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-24T09:47:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":468,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2019216636859105690225049wasiir-guri-barwaaqo.png.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/","name":"Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo loo xiray eedeyn musuq maasuq - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2019216636859105690225049wasiir-guri-barwaaqo.png.jpg","datePublished":"2019-03-24T09:47:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2019216636859105690225049wasiir-guri-barwaaqo.png.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2019216636859105690225049wasiir-guri-barwaaqo.png.jpg","width":660,"height":468},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliland-oo-loo-xiray-eedeyn-musuq-maasuq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo loo xiray eedeyn musuq maasuq"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124860"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124860"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124862,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124860\/revisions\/124862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}