{"id":124890,"date":"2019-03-24T15:15:52","date_gmt":"2019-03-24T13:15:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124890"},"modified":"2019-03-24T15:15:52","modified_gmt":"2019-03-24T13:15:52","slug":"paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/","title":{"rendered":"Paul Pogba Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Old Trafford"},"content":{"rendered":"<p>Paul Pogba ayaa si buuxda shandaddiisa uga xidh-xidhanaya kooxda kubadda cagta Manchester United oo uu go\u2019aan ku gaadhay inuu iskaga tago marka uu dhamaado xili ciyaareedku.<\/p>\n<p>Pogba oo Manchester United ay 114 milyan oo Euro kasoo bixisay sannadkii 2016, iyadoo kasoo qaadatay Juventus, ayaa waxa uu hadda doonayaa inuu meel kale la aado xirfaddiisa, waxaana isaga iyo wakiilkiisa Mino Raiola ay ka arrinsanayaan qaabka ay ambobaxayaan Old Trafford.<\/p>\n<p>26 jirkan oo ku dhibaatooday Manchester United intii uu joogay Jose Mourinho, ayaa horumar weyn sameeyey markii la magacaabay Ole Gunnar Solskjaer, balse xilli uu ku sugan yahay xulka qaranka France oo uu kala qayb-gelayo ciyaaraha caalamiga ah ayaa waxa la sheegay inuu ka shaqaynayo sidii uu xagaaga uga dhaqaaqi lahaa Man United.<\/p>\n<p>Sida uu qoray wargeyska Marca ee kasoo baxa dalka Spain, Pogba ayaa doonaya inuu la midoobo halyeyga ay isku waddanka yihiin ee Zinedine Zidane oo dib ugu soo laabtay Real Madrid.<\/p>\n<p>Wargeysku waxa uu tilmaamay in Pogba uu ku qanacsan yahay ka hoos ciyaarista Zidane oo isaguna u arka inuu yahay beddelka ugu habboon ee Luka Modric.<\/p>\n<p>Real Madrid ayuu wargeysku sheegay inay fursad u tahay heshiiskii ay Manchester United kula soo wareegtay Pogba oo aanay ku jirin lacag xaddidaysa qandaraaskiisa oo kooxda soo dalbataa ay ku burburin karto.<\/p>\n<p>Sida uu warkani tibaaxay, Los Blancos waxay doonaysaa inay hesho ciyaartoy u dhigma amaba ka wanaagsan Frenkie de John oo Barcelona ay ka bixisay 75 Milyan oo Euro, dhamaadka xili ciyaareedkana soo gaadhi doona dalka Spain.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Real Madrid ayaa la filayaa inay si weyn isku dhisto marka uu furmo suuqa ciyaartoygu maadaama ay dhibaato badan soo martay xili ciyaareedkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Paul Pogba ayaa si buuxda shandaddiisa uga xidh-xidhanaya kooxda kubadda cagta Manchester United oo uu go\u2019aan ku gaadhay inuu iskaga tago marka uu dhamaado xili ciyaareedku. Pogba oo Manchester United ay 114 milyan oo Euro kasoo bixisay sannadkii 2016, iyadoo kasoo qaadatay Juventus, ayaa waxa uu hadda doonayaa inuu meel kale la aado xirfaddiisa, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124891,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-124890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Paul Pogba Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Old Trafford - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Paul Pogba Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Old Trafford - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Paul Pogba ayaa si buuxda shandaddiisa uga xidh-xidhanaya kooxda kubadda cagta Manchester United oo uu go\u2019aan ku gaadhay inuu iskaga tago marka uu dhamaado xili ciyaareedku. Pogba oo Manchester United ay 114 milyan oo Euro kasoo bixisay sannadkii 2016, iyadoo kasoo qaadatay Juventus, ayaa waxa uu hadda doonayaa inuu meel kale la aado xirfaddiisa, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-24T13:15:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-44.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"674\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/\",\"name\":\"Paul Pogba Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Old Trafford - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-44.png\",\"datePublished\":\"2019-03-24T13:15:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-44.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-44.png\",\"width\":674,\"height\":399},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Paul Pogba Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Old Trafford\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Paul Pogba Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Old Trafford - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Paul Pogba Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Old Trafford - Wardoon","og_description":"Paul Pogba ayaa si buuxda shandaddiisa uga xidh-xidhanaya kooxda kubadda cagta Manchester United oo uu go\u2019aan ku gaadhay inuu iskaga tago marka uu dhamaado xili ciyaareedku. Pogba oo Manchester United ay 114 milyan oo Euro kasoo bixisay sannadkii 2016, iyadoo kasoo qaadatay Juventus, ayaa waxa uu hadda doonayaa inuu meel kale la aado xirfaddiisa, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-24T13:15:52+00:00","og_image":[{"width":674,"height":399,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-44.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/","name":"Paul Pogba Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Old Trafford - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-44.png","datePublished":"2019-03-24T13:15:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-44.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-44.png","width":674,"height":399},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-shandaddiisa-ka-xidh-xidhay-old-trafford\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Paul Pogba Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Old Trafford"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124890"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124892,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124890\/revisions\/124892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}