{"id":124904,"date":"2019-03-24T18:15:04","date_gmt":"2019-03-24T16:15:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124904"},"modified":"2019-03-24T18:15:04","modified_gmt":"2019-03-24T16:15:04","slug":"daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/","title":{"rendered":"DAAWO;:-Ciidankii joogay degmada Baraawe oo gadooday"},"content":{"rendered":"<p>Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan degaanada hoos yimaada degmada Baraawe ayaa ku dhawaaqay in ay guud ahaan kasoo bixi doonaan furimaha dagaalka.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa sheegay in aysan qaadan wax Mushaar ah ama cunto ah Afartii Bilood ee ugu dambeysay, islamarkaana dhibaatooyinka jira Awgeed ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa Madaxda Qaranka u qabtay 3 Maalmoood in ay kaga soo jawabaan Cabashooda, hadii kale ay dib ugu laaban doonaan Guryahoooda, Maadaama aysan dalka Difaacin.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay aheyd markii Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay kasoo baxeen degaano dhowr ah oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Cabashadda Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xoogeysatay maalmihii ugu dambeeyay, waxaana Madaxda Qaranka ay sheegeen in ay bixiyeen Mushaarkii Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAAbdishakur%2Fvideos%2F396818660872966%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"311\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan degaanada hoos yimaada degmada Baraawe ayaa ku dhawaaqay in ay guud ahaan kasoo bixi doonaan furimaha dagaalka. Ciidanka ayaa sheegay in aysan qaadan wax Mushaar ah ama cunto ah Afartii Bilood ee ugu dambeysay, islamarkaana dhibaatooyinka jira Awgeed ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124905,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124904","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO;:-Ciidankii joogay degmada Baraawe oo gadooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO;:-Ciidankii joogay degmada Baraawe oo gadooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan degaanada hoos yimaada degmada Baraawe ayaa ku dhawaaqay in ay guud ahaan kasoo bixi doonaan furimaha dagaalka. Ciidanka ayaa sheegay in aysan qaadan wax Mushaar ah ama cunto ah Afartii Bilood ee ugu dambeysay, islamarkaana dhibaatooyinka jira Awgeed ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-24T16:15:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde1-9.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1207\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"712\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/\",\"name\":\"DAAWO;:-Ciidankii joogay degmada Baraawe oo gadooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde1-9.png\",\"datePublished\":\"2019-03-24T16:15:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde1-9.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde1-9.png\",\"width\":1207,\"height\":712},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO;:-Ciidankii joogay degmada Baraawe oo gadooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO;:-Ciidankii joogay degmada Baraawe oo gadooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO;:-Ciidankii joogay degmada Baraawe oo gadooday - Wardoon","og_description":"Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan degaanada hoos yimaada degmada Baraawe ayaa ku dhawaaqay in ay guud ahaan kasoo bixi doonaan furimaha dagaalka. Ciidanka ayaa sheegay in aysan qaadan wax Mushaar ah ama cunto ah Afartii Bilood ee ugu dambeysay, islamarkaana dhibaatooyinka jira Awgeed ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-24T16:15:04+00:00","og_image":[{"width":1207,"height":712,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde1-9.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/","name":"DAAWO;:-Ciidankii joogay degmada Baraawe oo gadooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde1-9.png","datePublished":"2019-03-24T16:15:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde1-9.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde1-9.png","width":1207,"height":712},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-joogay-degmada-baraawe-oo-gadooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO;:-Ciidankii joogay degmada Baraawe oo gadooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124904"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124904"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124904\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124906,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124904\/revisions\/124906"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124905"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124904"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124904"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124904"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}