{"id":124919,"date":"2019-03-25T07:53:44","date_gmt":"2019-03-25T05:53:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124919"},"modified":"2019-03-25T07:53:44","modified_gmt":"2019-03-25T05:53:44","slug":"wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/","title":{"rendered":"Wadooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho oo saakay xiran"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana lagu arkayaa ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo u diidaya inay isticmaalaan Gaadiidka dadka Shacabka ah ay wataan.<\/p>\n<p>Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah, Isgoyska Banaadir, Tarabuunka qeybo ka mid ah wadad wadnaha iyo wadooyinka kale, waxaana ciidamada u diidayaan inay Gaadiidka isticmaalaan marka laga reebo kuwa ay wataan Madaxda Dowladda.<\/p>\n<p>Dadweynaha doonaya inay tagaan Goobaha ay ka Shaqeeyaan ayaa Maanta lugeynayaan,waxaana dadka qaarkood ay sheegeen inay dhibaato ku qabaan xirnaanshaha wadooyinka.<\/p>\n<p>Laamaha amniga Soomaaliya weli faah faahin kama bixin sababaha loo xiray wadooyinka qaar ee Muqdisho, hayeeshee wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan inay jirto feejignaan amni, kaidb markii Sabtidii todobadkaan weerar qarax ku bilaawday lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqalaha ee Xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana lagu arkayaa ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo u diidaya inay isticmaalaan Gaadiidka dadka Shacabka ah ay wataan. Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah, Isgoyska Banaadir, Tarabuunka qeybo ka mid ah wadad wadnaha iyo wadooyinka kale, waxaana ciidamada u diidayaan inay Gaadiidka isticmaalaan marka laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124920,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124919","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wadooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho oo saakay xiran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wadooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho oo saakay xiran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana lagu arkayaa ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo u diidaya inay isticmaalaan Gaadiidka dadka Shacabka ah ay wataan. Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah, Isgoyska Banaadir, Tarabuunka qeybo ka mid ah wadad wadnaha iyo wadooyinka kale, waxaana ciidamada u diidayaan inay Gaadiidka isticmaalaan marka laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-25T05:53:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/wado_1-1132x670.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"653\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"490\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/\",\"name\":\"Wadooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho oo saakay xiran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/wado_1-1132x670.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-25T05:53:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/wado_1-1132x670.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/wado_1-1132x670.jpg\",\"width\":653,\"height\":490,\"caption\":\"?????\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wadooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho oo saakay xiran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wadooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho oo saakay xiran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wadooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho oo saakay xiran - Wardoon","og_description":"Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana lagu arkayaa ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo u diidaya inay isticmaalaan Gaadiidka dadka Shacabka ah ay wataan. Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah, Isgoyska Banaadir, Tarabuunka qeybo ka mid ah wadad wadnaha iyo wadooyinka kale, waxaana ciidamada u diidayaan inay Gaadiidka isticmaalaan marka laga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-25T05:53:44+00:00","og_image":[{"width":653,"height":490,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/wado_1-1132x670.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/","name":"Wadooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho oo saakay xiran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/wado_1-1132x670.jpg","datePublished":"2019-03-25T05:53:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/wado_1-1132x670.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/wado_1-1132x670.jpg","width":653,"height":490,"caption":"?????"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadooyinka-muhiimka-ah-ee-muqdisho-oo-saakay-xiran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wadooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho oo saakay xiran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124919"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124919"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124921,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124919\/revisions\/124921"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124920"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}