{"id":124922,"date":"2019-03-25T10:43:29","date_gmt":"2019-03-25T08:43:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124922"},"modified":"2019-03-25T10:43:29","modified_gmt":"2019-03-25T08:43:29","slug":"axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo goor dhow gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow gaaray magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo kicitimay magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe oo ay la socdaan Ilaalo hubeysan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, sida Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Amniga, Wasiiro iyo xildhibaano kale.<\/p>\n<p>Wafdiga Axmed Madoobe ayaa la sheegay inay Muqdisho joogi doonaan maalmo, waxaana inta ay joogaan wada hadalo la yeelan doonaan Madaxda dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow Wafdiga Axmed madoobe ayaa sheegaya in la dejin doono guri ku dhow Madaxtooyada Villa Somalia, taasoo noqon doonta markii u horeysay oo uu yimaado Muqdisho oo guri gaar la dejiyo, halka markii hore uu degi jiray Xarunta Nabadsugida Qaranka ee ku taala KM-0.<\/p>\n<p>Safarka Axmed Madoobe ee Muqdisho ayaa ujeedkiisa yahay dhameystirka heshiiska dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubballand oo uu ka soo shaqeeyay Kusimaha Taliyaha NISA, taaba gelinta heshiiska uu ka bilowday safarkii Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ku tagay todobaadyo ka hor magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa xilligan waxaa ku soo fool leh doorasho, waxaana bisha Agosto la filayaa inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Jubbaland, iyadoo uu la kulmayo loolan aad u xooggan, waxaana uu doonayaa in loolankaas oo badankiisa uga imaanaya dowladda Federaalka inuu meesha ka saaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow gaaray magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo kicitimay magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe oo ay la socdaan Ilaalo hubeysan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, sida Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Amniga, Wasiiro iyo xildhibaano kale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124923,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124922","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo goor dhow gaaray Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo goor dhow gaaray Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow gaaray magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo kicitimay magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe oo ay la socdaan Ilaalo hubeysan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, sida Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Amniga, Wasiiro iyo xildhibaano kale. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-25T08:43:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/axmed-madoobe-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo goor dhow gaaray Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/axmed-madoobe-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-25T08:43:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/axmed-madoobe-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/axmed-madoobe-1-1.jpg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo goor dhow gaaray Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo goor dhow gaaray Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo goor dhow gaaray Muqdisho - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow gaaray magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo kicitimay magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe oo ay la socdaan Ilaalo hubeysan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, sida Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Amniga, Wasiiro iyo xildhibaano kale. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-25T08:43:29+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/axmed-madoobe-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/","name":"Axmed Madoobe oo goor dhow gaaray Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/axmed-madoobe-1-1.jpg","datePublished":"2019-03-25T08:43:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/axmed-madoobe-1-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/axmed-madoobe-1-1.jpg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-goor-dhow-gaaray-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo goor dhow gaaray Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124922"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124922"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124924,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124922\/revisions\/124924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}