{"id":124952,"date":"2019-03-26T10:16:32","date_gmt":"2019-03-26T08:16:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124952"},"modified":"2019-03-26T10:16:32","modified_gmt":"2019-03-26T08:16:32","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Hoygiisa kula kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay hoygiiga ku qaabilay Boqor Burhaan Boqor Muuse.<\/p>\n<p>Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uga mahad-celiyay soo dhawaynta uu hoygiisa ugu sameeyay,waxaaana uu bogaadiyay dadaalka ay hoggaanka dalku uu ugu jiro soo celinta sharafta iyo karaamada ummadda Soomaaliyeed, isaga oo ballan qaaday in dhaqanku ay ku garab taagan yihiin dadaalka ballaaran ee ay ugu jiraan horumarka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa kulanka uu boqor Burhaan la qaatay ka sheegay in dhaqanka Soomaaliyeed ay dowr muhiim ah ku leeyihiin horumarinta bulshada, xasiloonida, nabadaynta iyo arrimaha dhab-u-heshiinta, ayna muhiim u tahay umadda Soomaaliyeed in dhaqanku ay xoojiyaan dawrkaas wanaagsan ee laf-dhabarta u ah nolosha ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay hoygiiga ku qaabilay Boqor Burhaan Boqor Muuse. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uga mahad-celiyay soo dhawaynta uu hoygiisa ugu sameeyay,waxaaana uu bogaadiyay dadaalka ay hoggaanka dalku uu ugu jiro soo celinta sharafta iyo karaamada ummadda Soomaaliyeed, isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124953,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Hoygiisa kula kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Hoygiisa kula kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay hoygiiga ku qaabilay Boqor Burhaan Boqor Muuse. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uga mahad-celiyay soo dhawaynta uu hoygiisa ugu sameeyay,waxaaana uu bogaadiyay dadaalka ay hoggaanka dalku uu ugu jiro soo celinta sharafta iyo karaamada ummadda Soomaaliyeed, isaga oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-26T08:16:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"519\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/\",\"name\":\"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Hoygiisa kula kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-26T08:16:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-3.jpg\",\"width\":640,\"height\":519},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Hoygiisa kula kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Hoygiisa kula kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Hoygiisa kula kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay hoygiiga ku qaabilay Boqor Burhaan Boqor Muuse. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uga mahad-celiyay soo dhawaynta uu hoygiisa ugu sameeyay,waxaaana uu bogaadiyay dadaalka ay hoggaanka dalku uu ugu jiro soo celinta sharafta iyo karaamada ummadda Soomaaliyeed, isaga oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-26T08:16:32+00:00","og_image":[{"width":640,"height":519,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/","name":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Hoygiisa kula kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-3.jpg","datePublished":"2019-03-26T08:16:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/kulanka-3.jpg","width":640,"height":519},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-hoygiisa-kula-kulmay-boqor-burhaan-boqor-muuse\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Hoygiisa kula kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124952"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124954,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124952\/revisions\/124954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}