{"id":125037,"date":"2019-03-28T13:49:51","date_gmt":"2019-03-28T11:49:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125037"},"modified":"2019-03-28T13:50:26","modified_gmt":"2019-03-28T11:50:26","slug":"shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/","title":{"rendered":"Shiikh Yuusuf Ceynte Oo kudhaawacmay qaraxii maanta"},"content":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiey 11 qof ayaa ku dhimatay halka 16 kale ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay agagaarka Hotel Weheliye, waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Dadka dhaawaca ah waxaa ku jira Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah caalim iyo guddoomiyaha ururka islaamiga ah ee Majmaca Islaamka.<\/p>\n<p>Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay goob maqaahi ah, waxaana halkaasi waxyeello ka soo gaartay dadkii goobta joogay iyo qaar kale oo la kulmay.<\/p>\n<p>Hanti ay ku jiraan guryo, goobo ganacsi iyo gawaarida dadweynaha ayaa u badan bubrurka, weliba lama shaacin khasaaraha guud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiey 11 qof ayaa ku dhimatay halka 16 kale ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay agagaarka Hotel Weheliye, waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho. Dadka dhaawaca ah waxaa ku jira Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah caalim iyo guddoomiyaha ururka islaamiga ah ee Majmaca Islaamka. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125038,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125037","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shiikh Yuusuf Ceynte Oo kudhaawacmay qaraxii maanta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shiikh Yuusuf Ceynte Oo kudhaawacmay qaraxii maanta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Inta la xaqiijiey 11 qof ayaa ku dhimatay halka 16 kale ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay agagaarka Hotel Weheliye, waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho. Dadka dhaawaca ah waxaa ku jira Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah caalim iyo guddoomiyaha ururka islaamiga ah ee Majmaca Islaamka. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-28T11:49:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-28T11:50:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qarax-780x405.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/\",\"name\":\"Shiikh Yuusuf Ceynte Oo kudhaawacmay qaraxii maanta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qarax-780x405.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-28T11:49:51+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-28T11:50:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qarax-780x405.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qarax-780x405.jpg\",\"width\":780,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shiikh Yuusuf Ceynte Oo kudhaawacmay qaraxii maanta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shiikh Yuusuf Ceynte Oo kudhaawacmay qaraxii maanta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shiikh Yuusuf Ceynte Oo kudhaawacmay qaraxii maanta - Wardoon","og_description":"Inta la xaqiijiey 11 qof ayaa ku dhimatay halka 16 kale ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay agagaarka Hotel Weheliye, waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho. Dadka dhaawaca ah waxaa ku jira Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah caalim iyo guddoomiyaha ururka islaamiga ah ee Majmaca Islaamka. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-28T11:49:51+00:00","article_modified_time":"2019-03-28T11:50:26+00:00","og_image":[{"width":780,"height":405,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qarax-780x405.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/","name":"Shiikh Yuusuf Ceynte Oo kudhaawacmay qaraxii maanta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qarax-780x405.jpg","datePublished":"2019-03-28T11:49:51+00:00","dateModified":"2019-03-28T11:50:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qarax-780x405.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qarax-780x405.jpg","width":780,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-yuusuf-ceynte-oo-dhaawacmay-qaraxii-maanta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shiikh Yuusuf Ceynte Oo kudhaawacmay qaraxii maanta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125037"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125037"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125040,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125037\/revisions\/125040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}