{"id":125063,"date":"2019-03-29T14:50:06","date_gmt":"2019-03-29T12:50:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125063"},"modified":"2019-03-29T14:50:06","modified_gmt":"2019-03-29T12:50:06","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland oo beeniyay musuq maasuq lagu eedeeyey"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliland Axmed Ciise Xawar ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay tuhunka la xiriira musuq maasuqa ee loo xiray Wasiiro ka tirsan Soomaaliland.<\/p>\n<p>Todobadyo ka hor ayaa Xeer ilaaliyaha Soomaliland Xasan Axmed Aadan sheegay in loo soo gudbiyey baaris lagu sameeyey Xafiisyada Wasaaradaha Warfaafinta &amp; Gaashaandhigga,isla markaasna dacwadaas ay weli yaallaan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland in dacwadaas ay tahay mid dacaayad ah,isla markaana isagu uusan ku kicin fal la xiriira musuq maasuq iyo wax isbdaba marin.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliland Axmed Ciise Xawar ayaa imaanaya xilli horay Hanti dhowraha Soomaaliland uu amray in loo xiro Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliland Axmed Ciise Xawar ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay tuhunka la xiriira musuq maasuqa ee loo xiray Wasiiro ka tirsan Soomaaliland. Todobadyo ka hor ayaa Xeer ilaaliyaha Soomaliland Xasan Axmed Aadan sheegay in loo soo gudbiyey baaris lagu sameeyey Xafiisyada Wasaaradaha Warfaafinta &amp; Gaashaandhigga,isla markaasna dacwadaas ay weli yaallaan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125064,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland oo beeniyay musuq maasuq lagu eedeeyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland oo beeniyay musuq maasuq lagu eedeeyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliland Axmed Ciise Xawar ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay tuhunka la xiriira musuq maasuqa ee loo xiray Wasiiro ka tirsan Soomaaliland. Todobadyo ka hor ayaa Xeer ilaaliyaha Soomaliland Xasan Axmed Aadan sheegay in loo soo gudbiyey baaris lagu sameeyey Xafiisyada Wasaaradaha Warfaafinta &amp; Gaashaandhigga,isla markaasna dacwadaas ay weli yaallaan. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-29T12:50:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-1-696x394.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"394\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/\",\"name\":\"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland oo beeniyay musuq maasuq lagu eedeeyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-1-696x394.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-29T12:50:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-1-696x394.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-1-696x394.jpg\",\"width\":696,\"height\":394},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland oo beeniyay musuq maasuq lagu eedeeyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland oo beeniyay musuq maasuq lagu eedeeyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland oo beeniyay musuq maasuq lagu eedeeyey - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliland Axmed Ciise Xawar ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay tuhunka la xiriira musuq maasuqa ee loo xiray Wasiiro ka tirsan Soomaaliland. Todobadyo ka hor ayaa Xeer ilaaliyaha Soomaliland Xasan Axmed Aadan sheegay in loo soo gudbiyey baaris lagu sameeyey Xafiisyada Wasaaradaha Warfaafinta &amp; Gaashaandhigga,isla markaasna dacwadaas ay weli yaallaan. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-29T12:50:06+00:00","og_image":[{"width":696,"height":394,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-1-696x394.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/","name":"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland oo beeniyay musuq maasuq lagu eedeeyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-1-696x394.jpg","datePublished":"2019-03-29T12:50:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-1-696x394.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Wasiirka-1-696x394.jpg","width":696,"height":394},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliland-oo-beeniyay-musuq-maasuq-lagu-eedeeyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland oo beeniyay musuq maasuq lagu eedeeyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125063"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125063"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125065,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125063\/revisions\/125065"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125064"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}