{"id":125074,"date":"2019-03-29T18:15:13","date_gmt":"2019-03-29T16:15:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125074"},"modified":"2019-03-29T18:15:13","modified_gmt":"2019-03-29T16:15:13","slug":"turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/","title":{"rendered":"Turkiga oo Iibsanaya Hubka Gantaalada Difaaca iyo Mareykanka oo kaxanaaqay"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Turkiga ayaa maanta diiday cadaadiska Mareykanka ee ku wajahan heshiiska ay ku iibsaneyso hubka difaaca gantaalaha Ruushka, waxayna sheegtay in Ankara ay ku guda jirto wada-hadla lagu soo gaarsiinayo habkan oo lagu magacaabo S-400.<\/p>\n<p>Madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan ayaa ka careysiiiyey xulufada Turkiga ee NATO, gaar ahaan Mareykanka, kadib markii uu go\u2019aansaday inuu iibsado habka difaaca gantaalaha Ruushka, islamarkaana uu xiriir dhow la yeesho madaxweyne Vladimir Putin.<\/p>\n<p>Sarakaiisha Mareykanka ayaa uga digay Turkiga inuu wajihi karo cunaqabateyn islamarkaana loo diidi doono ka qeyb-galka diyaaradaha dagaalka F-35 ee Mareykanka uu sameeyo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan heshiis la saxiixanay Ruushka. Heshiiskana waa mid sharci ah. Waxaan hadda ka hadleynaa sidii habkan na lagu soo gaarsiin lahaa\u201d waxaa sidaas yiri wasiirka arrimaha dibedda Turkiga Mevlut Cavusoglu oo shir jaraa\u2019id magaalada Antalya kula qabtay dhiggiisa Ruushka.<\/p>\n<p>\u201cRuushka waxaan la galnay heshiis, waana u hogaansamaynaa\u201d ayuu yiri Cavusoglu oo intaas ku daray in cadaadiska dalalka kale uu kasoo horjeedo xeerarka caalamiga ah.<\/p>\n<p>Habka difaaca gantaalada ee S-400 ayaa la filayaa in Turkiga la geeyo bisha July, hubkan ayaana Turkiga ugu tala galay in uu ku xoojiyo awoodiisa gaar ahaan dhinaca Difaacada Gantaalada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ebVXwUl0azI\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/news\/2019\/03\/turkey-rejects-pressure-russian-400-missile-deal-190329112122402.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Turkiga ayaa maanta diiday cadaadiska Mareykanka ee ku wajahan heshiiska ay ku iibsaneyso hubka difaaca gantaalaha Ruushka, waxayna sheegtay in Ankara ay ku guda jirto wada-hadla lagu soo gaarsiinayo habkan oo lagu magacaabo S-400. Madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan ayaa ka careysiiiyey xulufada Turkiga ee NATO, gaar ahaan Mareykanka, kadib markii uu go\u2019aansaday inuu iibsado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125075,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125074","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo Iibsanaya Hubka Gantaalada Difaaca iyo Mareykanka oo kaxanaaqay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo Iibsanaya Hubka Gantaalada Difaaca iyo Mareykanka oo kaxanaaqay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Turkiga ayaa maanta diiday cadaadiska Mareykanka ee ku wajahan heshiiska ay ku iibsaneyso hubka difaaca gantaalaha Ruushka, waxayna sheegtay in Ankara ay ku guda jirto wada-hadla lagu soo gaarsiinayo habkan oo lagu magacaabo S-400. Madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan ayaa ka careysiiiyey xulufada Turkiga ee NATO, gaar ahaan Mareykanka, kadib markii uu go\u2019aansaday inuu iibsado [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-29T16:15:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gantal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/\",\"name\":\"Turkiga oo Iibsanaya Hubka Gantaalada Difaaca iyo Mareykanka oo kaxanaaqay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gantal.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-29T16:15:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gantal.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gantal.jpg\",\"width\":768,\"height\":415},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo Iibsanaya Hubka Gantaalada Difaaca iyo Mareykanka oo kaxanaaqay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo Iibsanaya Hubka Gantaalada Difaaca iyo Mareykanka oo kaxanaaqay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo Iibsanaya Hubka Gantaalada Difaaca iyo Mareykanka oo kaxanaaqay - Wardoon","og_description":"Dowladda Turkiga ayaa maanta diiday cadaadiska Mareykanka ee ku wajahan heshiiska ay ku iibsaneyso hubka difaaca gantaalaha Ruushka, waxayna sheegtay in Ankara ay ku guda jirto wada-hadla lagu soo gaarsiinayo habkan oo lagu magacaabo S-400. Madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan ayaa ka careysiiiyey xulufada Turkiga ee NATO, gaar ahaan Mareykanka, kadib markii uu go\u2019aansaday inuu iibsado [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-29T16:15:13+00:00","og_image":[{"width":768,"height":415,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gantal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/","name":"Turkiga oo Iibsanaya Hubka Gantaalada Difaaca iyo Mareykanka oo kaxanaaqay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gantal.jpg","datePublished":"2019-03-29T16:15:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gantal.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gantal.jpg","width":768,"height":415},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-iibsanaya-hubka-gantaalada-difaaca-iyo-mareykanka-oo-kaxanaaqay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo Iibsanaya Hubka Gantaalada Difaaca iyo Mareykanka oo kaxanaaqay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125074"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125076,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125074\/revisions\/125076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}