{"id":125114,"date":"2019-03-30T15:13:53","date_gmt":"2019-03-30T13:13:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125114"},"modified":"2019-03-30T15:13:53","modified_gmt":"2019-03-30T13:13:53","slug":"madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta iyo Gaashaan dhiga"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalkii ka qaaday, Wasiirkii wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Wasiirkii wasaaradda gaashaandhigga Ciise Xawar.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda warfaafinta ayaa loo magacaabey Maxamed Muuse Diiriye, halka wasiirka gaashaandhigga loo magacaabey Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ahaa wasiirkii cadaaladda.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii wasaaradda Dastuurka Somaliland Maxamed Xuseen Dhabbeeye, Waxaana xilkaasi loo magacaabey Jamaal Cabdi Muuse.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaadey wasiir ku xigeenkii wasaaradda warfaafinta Maxamed Muuse Abees, waxaana xilkaasi loo magacaabey Cabdinaasir Cumar Jaamac.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Biixii Cabdi ayaa xilkii ka qaadey wakiilkii Somaliland ee dalka imaaraadka carabta, Xasan Hiirad Yaasiin, iyadoo xilkaasi loo magacaabey Muniir X. Cabdillaahi Abusite.<\/p>\n<p>Xil ka Qaadista Wasiirada Warfaafinta iyo Gaashaandhiga ayaa kusoo beegmaysa, Iyadoo dhowaan ay soo baxeen Warar sheegaya in lagu soo eedeeyay Musuq-maasuq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalkii ka qaaday, Wasiirkii wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Wasiirkii wasaaradda gaashaandhigga Ciise Xawar. Wasiirka wasaaradda warfaafinta ayaa loo magacaabey Maxamed Muuse Diiriye, halka wasiirka gaashaandhigga loo magacaabey Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ahaa wasiirkii cadaaladda. Sidoo kale Madaxweyne Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii wasaaradda Dastuurka Somaliland Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125115,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta iyo Gaashaan dhiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta iyo Gaashaan dhiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalkii ka qaaday, Wasiirkii wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Wasiirkii wasaaradda gaashaandhigga Ciise Xawar. Wasiirka wasaaradda warfaafinta ayaa loo magacaabey Maxamed Muuse Diiriye, halka wasiirka gaashaandhigga loo magacaabey Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ahaa wasiirkii cadaaladda. Sidoo kale Madaxweyne Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii wasaaradda Dastuurka Somaliland Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-30T13:13:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muuse-Biixi-Cabdi-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/\",\"name\":\"Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta iyo Gaashaan dhiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muuse-Biixi-Cabdi-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-30T13:13:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muuse-Biixi-Cabdi-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muuse-Biixi-Cabdi-2.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta iyo Gaashaan dhiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta iyo Gaashaan dhiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta iyo Gaashaan dhiga - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalkii ka qaaday, Wasiirkii wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Wasiirkii wasaaradda gaashaandhigga Ciise Xawar. Wasiirka wasaaradda warfaafinta ayaa loo magacaabey Maxamed Muuse Diiriye, halka wasiirka gaashaandhigga loo magacaabey Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ahaa wasiirkii cadaaladda. Sidoo kale Madaxweyne Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii wasaaradda Dastuurka Somaliland Maxamed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-30T13:13:53+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muuse-Biixi-Cabdi-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/","name":"Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta iyo Gaashaan dhiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muuse-Biixi-Cabdi-2.jpg","datePublished":"2019-03-30T13:13:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muuse-Biixi-Cabdi-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muuse-Biixi-Cabdi-2.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-warfaafinta-iyo-gaashaan-dhiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta iyo Gaashaan dhiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125114"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125116,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125114\/revisions\/125116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}