{"id":125117,"date":"2019-03-30T15:28:04","date_gmt":"2019-03-30T13:28:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125117"},"modified":"2019-03-30T15:29:18","modified_gmt":"2019-03-30T13:29:18","slug":"daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Xildhibaan Daahir Jeesow \u201cXukuumada Khayre waanu Ridaynaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin jeesow waxa uu sheegay in wasiiradda Xukuumadda RW Xasan Cali kheyre ay dhibaato ku hayaan fadhiyadda Baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana maanta madaxooda loo baajiyay kulanka, madaama ay soo xaadiri waayeen, Wuxuuna Hawada u mariyey Fariin Hanjabaad u muuqatay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Jeesow ayaa wacad ku maray in Xukuumadda Kheyre ay meesha ka bixi doonto, oo Mooshin ka keeni doonaan haddii Xildhibaanada wasiiradda noqday ay soo xaadiri waayaan kulanka maanta baaqday midkiisa kale.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Ballan ku Qaadaynaa hadii Fadhiga ku xigan Fadhigaan, Golaha Wasiiradu ay imaan waayaan, Wallaahay aniga ayaa Horkacaya, Mooshin ayaanu ka Keenaynaa oo Dhammaantood waan Ridaynaa, Ha Ogaado Raysal wasaaraha\u201d Ayuu yidhi Jeesow.<\/p>\n<p>Waxaa maanta oo sabti ah baaqday kulankii koowaad kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Iyadoona Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanku uu sheegay in uu baaqday Kulankii koowaad Kalfadhiga 5-aad ee Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaa in warbixin laga dhageysto guddiga Dastuurka oo ka hadlaya halka ay mareyso dib u eegista Dastuurka dalka oo 10 cutub oo ka mida wax laga bedelay.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa sheegay in kulanka kooramka buuxsami waayey, 116 ayaa timid waxaa la rabay in ay yimaadaan 139-xildhibaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/cv8YINfnF8Y\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin jeesow waxa uu sheegay in wasiiradda Xukuumadda RW Xasan Cali kheyre ay dhibaato ku hayaan fadhiyadda Baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana maanta madaxooda loo baajiyay kulanka, madaama ay soo xaadiri waayeen, Wuxuuna Hawada u mariyey Fariin Hanjabaad u muuqatay. Xildhibaan Jeesow ayaa wacad ku maray in Xukuumadda Kheyre ay meesha ka bixi doonto, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125120,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125117","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Xildhibaan Daahir Jeesow \u201cXukuumada Khayre waanu Ridaynaa\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Xildhibaan Daahir Jeesow \u201cXukuumada Khayre waanu Ridaynaa\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Daahir Amiin jeesow waxa uu sheegay in wasiiradda Xukuumadda RW Xasan Cali kheyre ay dhibaato ku hayaan fadhiyadda Baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana maanta madaxooda loo baajiyay kulanka, madaama ay soo xaadiri waayeen, Wuxuuna Hawada u mariyey Fariin Hanjabaad u muuqatay. Xildhibaan Jeesow ayaa wacad ku maray in Xukuumadda Kheyre ay meesha ka bixi doonto, oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-30T13:28:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-30T13:29:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56161781_563397550823938_1404969852191375360_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"743\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/\",\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaan Daahir Jeesow \u201cXukuumada Khayre waanu Ridaynaa\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56161781_563397550823938_1404969852191375360_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-30T13:28:04+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-30T13:29:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56161781_563397550823938_1404969852191375360_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56161781_563397550823938_1404969852191375360_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":743},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaan Daahir Jeesow \u201cXukuumada Khayre waanu Ridaynaa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Xildhibaan Daahir Jeesow \u201cXukuumada Khayre waanu Ridaynaa\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Xildhibaan Daahir Jeesow \u201cXukuumada Khayre waanu Ridaynaa\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Daahir Amiin jeesow waxa uu sheegay in wasiiradda Xukuumadda RW Xasan Cali kheyre ay dhibaato ku hayaan fadhiyadda Baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana maanta madaxooda loo baajiyay kulanka, madaama ay soo xaadiri waayeen, Wuxuuna Hawada u mariyey Fariin Hanjabaad u muuqatay. Xildhibaan Jeesow ayaa wacad ku maray in Xukuumadda Kheyre ay meesha ka bixi doonto, oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-30T13:28:04+00:00","article_modified_time":"2019-03-30T13:29:18+00:00","og_image":[{"width":720,"height":743,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56161781_563397550823938_1404969852191375360_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/","name":"DAAWO:- Xildhibaan Daahir Jeesow \u201cXukuumada Khayre waanu Ridaynaa\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56161781_563397550823938_1404969852191375360_n.jpg","datePublished":"2019-03-30T13:28:04+00:00","dateModified":"2019-03-30T13:29:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56161781_563397550823938_1404969852191375360_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56161781_563397550823938_1404969852191375360_n.jpg","width":720,"height":743},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-daahir-jeesow-xukuumada-khayre-waanu-ridaynaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Xildhibaan Daahir Jeesow \u201cXukuumada Khayre waanu Ridaynaa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125117"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125117"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125119,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125117\/revisions\/125119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}