{"id":125161,"date":"2019-03-31T15:00:31","date_gmt":"2019-03-31T13:00:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125161"},"modified":"2019-03-31T15:00:31","modified_gmt":"2019-03-31T13:00:31","slug":"agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/","title":{"rendered":"Agaasime taageeray in xiriir lala yeesho Israa\u2019iil oo lacayriyay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shaqada ka eryay Agaasimihii Xafiiskiisa C\/llaahi Axmed Dool, kaasoo qoraal uu soo geliyay bartiisa Twitter-ka ku taageeray xiriir Soomaaliya la yeelato Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>C\/llaahi Dool ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in diblomaasiyad ahaan aysan wax dhibaato laheyn inay Soomaaliya xiriir diblomaasi la yeelato Israa\u2019iil, waxaana uu sheegay inay danteenu tahay inaan soo dhoweyno.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu ku tilmaamay shacabka reer Falastiin dad khasaaray, isagoo xusay in Ururka Xamaas ay afduubkooda dadkooda ku nool Gaza.<\/p>\n<p>Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa isna qoraal kooban uu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray ku sheegay in qof walba oo aaminsan in Israa\u2019iil uu xiriir dhex maro uusan ka shaqeyn karin dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>\u201cIsrael inta ay dhul Muslimiin ah iyo magaalo barakeysan xoog ku haysato iyo inta ay xabsiga dusha ka furan ku hayso reer Falastiin, wax xiriir ah nama dhex mari karo, qof walba oo fikirkaas qabana kama shaqeyn karo, umana shaqeyn karo Dowladda Federaalka Soomaaliya\u201dayuu yiri Cabdinuur Maxamed Axmed.<\/p>\n<p>Todobaadyo ka hor ayay aheyd markii Safiirka Soomaaliya u fadhiya Geneva, una qaabilsan Xarunta Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey ay ka aamustay codeyntii go\u2019aankii Buuraha Golan Heights oo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ku sheegay inay leedahay Israa\u2019iil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shaqada ka eryay Agaasimihii Xafiiskiisa C\/llaahi Axmed Dool, kaasoo qoraal uu soo geliyay bartiisa Twitter-ka ku taageeray xiriir Soomaaliya la yeelato Israa\u2019iil. C\/llaahi Dool ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in diblomaasiyad ahaan aysan wax dhibaato laheyn inay Soomaaliya xiriir diblomaasi la yeelato Israa\u2019iil, waxaana uu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125162,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125161","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Agaasime taageeray in xiriir lala yeesho Israa\u2019iil oo lacayriyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Agaasime taageeray in xiriir lala yeesho Israa\u2019iil oo lacayriyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shaqada ka eryay Agaasimihii Xafiiskiisa C\/llaahi Axmed Dool, kaasoo qoraal uu soo geliyay bartiisa Twitter-ka ku taageeray xiriir Soomaaliya la yeelato Israa\u2019iil. C\/llaahi Dool ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in diblomaasiyad ahaan aysan wax dhibaato laheyn inay Soomaaliya xiriir diblomaasi la yeelato Israa\u2019iil, waxaana uu sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-31T13:00:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/dolos.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/\",\"name\":\"Agaasime taageeray in xiriir lala yeesho Israa\u2019iil oo lacayriyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/dolos.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-31T13:00:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/dolos.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/dolos.jpg\",\"width\":600,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Agaasime taageeray in xiriir lala yeesho Israa\u2019iil oo lacayriyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Agaasime taageeray in xiriir lala yeesho Israa\u2019iil oo lacayriyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Agaasime taageeray in xiriir lala yeesho Israa\u2019iil oo lacayriyay - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shaqada ka eryay Agaasimihii Xafiiskiisa C\/llaahi Axmed Dool, kaasoo qoraal uu soo geliyay bartiisa Twitter-ka ku taageeray xiriir Soomaaliya la yeelato Israa\u2019iil. C\/llaahi Dool ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in diblomaasiyad ahaan aysan wax dhibaato laheyn inay Soomaaliya xiriir diblomaasi la yeelato Israa\u2019iil, waxaana uu sheegay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-31T13:00:31+00:00","og_image":[{"width":600,"height":600,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/dolos.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/","name":"Agaasime taageeray in xiriir lala yeesho Israa\u2019iil oo lacayriyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/dolos.jpg","datePublished":"2019-03-31T13:00:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/dolos.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/dolos.jpg","width":600,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-taageeray-in-xiriir-lala-yeesho-israaiil-oo-lacayriyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Agaasime taageeray in xiriir lala yeesho Israa\u2019iil oo lacayriyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125161"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125161"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125163,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125161\/revisions\/125163"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125162"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}