{"id":125265,"date":"2019-04-03T06:58:37","date_gmt":"2019-04-03T04:58:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125265"},"modified":"2019-04-03T06:58:37","modified_gmt":"2019-04-03T04:58:37","slug":"xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Yuusuf Kabaale&#8221;Caasimadu waa laisku soo dhaweeyay ee dadka kama dhaxeyso&#8221;+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Kabaale oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay matalaad la\u2019aanta Gobolka Banaadir, isagoo farriin u diray madaxda dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in haddii loo baahan yahay in wax laga qabto dhibaatooyinka ka dhacaya Muqdisho in la helo cid si gaar ah lagula xisaabtamo gobolka Banaadir, si ay u qaadato mas\u2019uuliyada waxa gobolkan ka dhacaya, wuxuuna soo jeediyay in la cadeeyo maqaamka Caasimadda.<\/p>\n<p>\u201cIn Gobolka Banaadir Maqaamkiisii la helo waa loo baahan yahay, hadii aan la helina Nabadgelyada ma imaneyso sababtoo ah qof lagu dhaliilo ama lagu eedeeyo wixii meesha ka dhaca eedeeda ayaan la heleynin\u201d ayuu yiri Xildhibaan Kabaale oo la hadlayay Telefishinka Dalsan TV.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in arrinta Gobolka Banaadir loo daayo dadka iska leh, balse aan meel kale laga dayin, wuxuuna ku cel celiyay in gobolka dad gaar ah ay leeyihiin oo halkan loogu yimid.<\/p>\n<p>\u201cDhibka waxa keenay waxaan la kala laheyn sideedaba la iskama xil saaro, Laakiin waxa hadii la kala leeyahay qof walba wey ilaalisa waxa ay khaasatan u leedahay, Caasimadda dowladnimada ogol in gobolka Banaadir Maqaamkiisa la helo ayaa loo baahan yahay\u201dayuu hadalkiisa sii raaciyay Xildhibaanka.<\/p>\n<p>Maqaamka magaalada Muqdisho oo ah mid xasaasi ah ayaa waxay dad badan rumeysan yihiin inay kamid tahay waxyaabihii uu xilkiisa ku waayay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo bishii Janaayo ee sanadkii 2018 ku howlanaa diyaarinta shirweyne looga hadlayay arrimaha Muqdisho iyo sidii matalaad u yeelan laheyd.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/CX7nHq5vfPk\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Kabaale oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay matalaad la\u2019aanta Gobolka Banaadir, isagoo farriin u diray madaxda dowladda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in haddii loo baahan yahay in wax laga qabto dhibaatooyinka ka dhacaya Muqdisho in la helo cid si gaar ah lagula xisaabtamo gobolka Banaadir, si ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125266,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125265","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Yuusuf Kabaale&quot;Caasimadu waa laisku soo dhaweeyay ee dadka kama dhaxeyso&quot;+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Yuusuf Kabaale&quot;Caasimadu waa laisku soo dhaweeyay ee dadka kama dhaxeyso&quot;+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Kabaale oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay matalaad la\u2019aanta Gobolka Banaadir, isagoo farriin u diray madaxda dowladda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in haddii loo baahan yahay in wax laga qabto dhibaatooyinka ka dhacaya Muqdisho in la helo cid si gaar ah lagula xisaabtamo gobolka Banaadir, si ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-03T04:58:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"872\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"638\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/\",\"name\":\"Xildhibaan Yuusuf Kabaale\\\"Caasimadu waa laisku soo dhaweeyay ee dadka kama dhaxeyso\\\"+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-4.png\",\"datePublished\":\"2019-04-03T04:58:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-4.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-4.png\",\"width\":872,\"height\":638},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Yuusuf Kabaale&#8221;Caasimadu waa laisku soo dhaweeyay ee dadka kama dhaxeyso&#8221;+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Yuusuf Kabaale\"Caasimadu waa laisku soo dhaweeyay ee dadka kama dhaxeyso\"+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Yuusuf Kabaale\"Caasimadu waa laisku soo dhaweeyay ee dadka kama dhaxeyso\"+VIDEO - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Kabaale oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay matalaad la\u2019aanta Gobolka Banaadir, isagoo farriin u diray madaxda dowladda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in haddii loo baahan yahay in wax laga qabto dhibaatooyinka ka dhacaya Muqdisho in la helo cid si gaar ah lagula xisaabtamo gobolka Banaadir, si ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-03T04:58:37+00:00","og_image":[{"width":872,"height":638,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/","name":"Xildhibaan Yuusuf Kabaale\"Caasimadu waa laisku soo dhaweeyay ee dadka kama dhaxeyso\"+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-4.png","datePublished":"2019-04-03T04:58:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-4.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-4.png","width":872,"height":638},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-kabaalecaasimadu-waa-laisku-soo-dhaweeyay-ee-dadka-kama-dhaxeysovideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Yuusuf Kabaale&#8221;Caasimadu waa laisku soo dhaweeyay ee dadka kama dhaxeyso&#8221;+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125265"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125265"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125267,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125265\/revisions\/125267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}