{"id":125274,"date":"2019-04-03T13:55:15","date_gmt":"2019-04-03T11:55:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125274"},"modified":"2019-04-03T13:55:15","modified_gmt":"2019-04-03T11:55:15","slug":"kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/","title":{"rendered":"Kalfadhiga Baarlamaanka oo Furmay iyo Waxa laga yidhi Doodii ku aadanayd Amniga"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya ayaa maanta leh kullan koodii 3aad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooran la\u2019aan u baaqday kullankii 1aad iyo 2aad ee Kalfadhigan<\/p>\n<p>Kulanka ayaa warbixin looga dhagaysan doonaa guddiga dib u eegista Dastuurka Baarlamaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ajandaha fadhiga waxaa ku jira, hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p>Ajandaha ayaan lagu soo darin, ka hadalka xaaladda Amaan ee dalka, oo ay Mooshin ku codsadeen in ka badan 10 Xildhibaan kullan kii kooram la\u2019aanta u baaqaday maalin ka hor.<\/p>\n<p>Guddoomiye Mursal oo hadal ka jeedinayay furitaanka ayaa sheegay in maalinta Sabtida ee soo socota looga hadlayo kulanka Golaha shacabka xaalada amniga ee dalka, isla markaana loo yeeri doono Hey\u2019addaha Amniga, taasoo ay isla garteen Guddiga joogtada.<\/p>\n<p>Waxaa gebi ahaanba meesha laga saaray soo jeedintii Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ku dalbadeen in kulanka looga hadlo xaalada amniga, waxaa taas bedelkeed bilaabatay in la guda galo ajandahii kulanka ee la xiriira dhageysiga warbixinta Guddiga dib u eegista dastuurka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya ayaa maanta leh kullan koodii 3aad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooran la\u2019aan u baaqday kullankii 1aad iyo 2aad ee Kalfadhigan Kulanka ayaa warbixin looga dhagaysan doonaa guddiga dib u eegista Dastuurka Baarlamaan Soomaaliya. Sidoo kale Ajandaha fadhiga waxaa ku jira, hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125275,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125274","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kalfadhiga Baarlamaanka oo Furmay iyo Waxa laga yidhi Doodii ku aadanayd Amniga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kalfadhiga Baarlamaanka oo Furmay iyo Waxa laga yidhi Doodii ku aadanayd Amniga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya ayaa maanta leh kullan koodii 3aad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooran la\u2019aan u baaqday kullankii 1aad iyo 2aad ee Kalfadhigan Kulanka ayaa warbixin looga dhagaysan doonaa guddiga dib u eegista Dastuurka Baarlamaan Soomaaliya. Sidoo kale Ajandaha fadhiga waxaa ku jira, hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-03T11:55:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mursal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/\",\"name\":\"Kalfadhiga Baarlamaanka oo Furmay iyo Waxa laga yidhi Doodii ku aadanayd Amniga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mursal.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-03T11:55:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mursal.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mursal.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kalfadhiga Baarlamaanka oo Furmay iyo Waxa laga yidhi Doodii ku aadanayd Amniga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kalfadhiga Baarlamaanka oo Furmay iyo Waxa laga yidhi Doodii ku aadanayd Amniga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kalfadhiga Baarlamaanka oo Furmay iyo Waxa laga yidhi Doodii ku aadanayd Amniga - Wardoon","og_description":"Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya ayaa maanta leh kullan koodii 3aad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooran la\u2019aan u baaqday kullankii 1aad iyo 2aad ee Kalfadhigan Kulanka ayaa warbixin looga dhagaysan doonaa guddiga dib u eegista Dastuurka Baarlamaan Soomaaliya. Sidoo kale Ajandaha fadhiga waxaa ku jira, hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-03T11:55:15+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mursal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/","name":"Kalfadhiga Baarlamaanka oo Furmay iyo Waxa laga yidhi Doodii ku aadanayd Amniga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mursal.jpg","datePublished":"2019-04-03T11:55:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mursal.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mursal.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-baarlamaanka-oo-furmay-iyo-waxa-laga-yidhi-doodii-ku-aadanayd-amniga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kalfadhiga Baarlamaanka oo Furmay iyo Waxa laga yidhi Doodii ku aadanayd Amniga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125274"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125274"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125276,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125274\/revisions\/125276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125275"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}