{"id":125277,"date":"2019-04-03T13:58:43","date_gmt":"2019-04-03T11:58:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125277"},"modified":"2019-04-03T13:58:43","modified_gmt":"2019-04-03T11:58:43","slug":"ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/","title":{"rendered":"Ilhaan Cumar oo Culaysyo kala duwan Wajahaysa &#038; Baadhitaan lagu bilaabay"},"content":{"rendered":"<p>Labo dacwadood oo ka dhan ah Ilhaan Cumar ayaa laga diiwaangeliyay Gobolka Minnesota ee laga soo doorto, iyada oo lagu eedeynayo in si qaldan u maareysay lacagihii ay ku gashay ololaha doorashada ee ay ugu biirtay aqalka wakiillada Mareykanka.<\/p>\n<p>Dacwadahan waxaa diiwaangeliyay Steve Drazkowski, oo ka soo jeeda Xisbiga Jamhuuriga, waxaana uu sheegay in Ilhaan ay $6,000 oo dollar u maareysay qaab aan sax ahayn, lacagtaas oo uu sheegay in ay ka mid ahayd mid uu lahaa xafiiskeedii hore ee xildhibaan Minnesota iyadana ay si shaqsi ah u adeegsatay.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu sheegay in ay qarash ku bixisay kala taggii iyada iyo saygeedii hore, lacagahaas oo iyana ah kuwo dan guud oo miisaaniyadda xafiiskeeda ka mid ahaa.<\/p>\n<p>Drazkowski ayaa sheegay in la arkay lacag gaareysa $2,500 oo dollar oo ay Ilhaan dib ugu celisay Iskuulladii ay ka hadli jirtay xilligii ololaha oo ay hadda dib u celin ku sameysay.<\/p>\n<p>Dacwaddan ayaa xoogga lagu saarayaa in tallaabooyinka ay qaadday Ilhaan Cuamr intii ay ku jirtay ololaha doorashada kursiga aqalka hoose ee Mareykanka ay jebinayaan sharciga Gobolka laga doortay.<\/p>\n<p>Wargeyska Sinclair oo warbixintan qoray ayaa sheegay in arrintan uu kala xiriiray Ilhaan Cumar hase yeeshee ay diidday in ay ka jawaabto wax ku saabsan dhaqaalaha ku baxay ololaheeda doorashada.<\/p>\n<p>Ilhaan ayaa waxaa ku furan buuq ka dhashay hadal ay ka sheegtay ururka u ololeeya dadka Yuhuudda ee Mareykanka ee loo yaqaan AIPAC.<\/p>\n<p>Dadka Mareykanka ah ee ay caddaannimada la weyntahay iyo kuwa Taageerada dhabta ah u haya Israel ayaa soo jeediyay in Ilhaan laga saaro Guddiga xiriirka dibadda Mareykanka ee aqalka hoose oo ay ka mid tahay.<\/p>\n<p>Dadka soo jeediyay in laga saaro guddigaas waxaa ka mid ah Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo ku xigeenkiisa Mike Pence.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo dacwadood oo ka dhan ah Ilhaan Cumar ayaa laga diiwaangeliyay Gobolka Minnesota ee laga soo doorto, iyada oo lagu eedeynayo in si qaldan u maareysay lacagihii ay ku gashay ololaha doorashada ee ay ugu biirtay aqalka wakiillada Mareykanka. Dacwadahan waxaa diiwaangeliyay Steve Drazkowski, oo ka soo jeeda Xisbiga Jamhuuriga, waxaana uu sheegay in Ilhaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125032,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ilhaan Cumar oo Culaysyo kala duwan Wajahaysa &amp; Baadhitaan lagu bilaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ilhaan Cumar oo Culaysyo kala duwan Wajahaysa &amp; Baadhitaan lagu bilaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Labo dacwadood oo ka dhan ah Ilhaan Cumar ayaa laga diiwaangeliyay Gobolka Minnesota ee laga soo doorto, iyada oo lagu eedeynayo in si qaldan u maareysay lacagihii ay ku gashay ololaha doorashada ee ay ugu biirtay aqalka wakiillada Mareykanka. Dacwadahan waxaa diiwaangeliyay Steve Drazkowski, oo ka soo jeeda Xisbiga Jamhuuriga, waxaana uu sheegay in Ilhaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-03T11:58:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/GettyImages-977267106-1024x683.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/\",\"name\":\"Ilhaan Cumar oo Culaysyo kala duwan Wajahaysa & Baadhitaan lagu bilaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/GettyImages-977267106.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-03T11:58:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/GettyImages-977267106.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/GettyImages-977267106.jpg\",\"width\":3999,\"height\":2666},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ilhaan Cumar oo Culaysyo kala duwan Wajahaysa &#038; Baadhitaan lagu bilaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ilhaan Cumar oo Culaysyo kala duwan Wajahaysa & Baadhitaan lagu bilaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ilhaan Cumar oo Culaysyo kala duwan Wajahaysa & Baadhitaan lagu bilaabay - Wardoon","og_description":"Labo dacwadood oo ka dhan ah Ilhaan Cumar ayaa laga diiwaangeliyay Gobolka Minnesota ee laga soo doorto, iyada oo lagu eedeynayo in si qaldan u maareysay lacagihii ay ku gashay ololaha doorashada ee ay ugu biirtay aqalka wakiillada Mareykanka. Dacwadahan waxaa diiwaangeliyay Steve Drazkowski, oo ka soo jeeda Xisbiga Jamhuuriga, waxaana uu sheegay in Ilhaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-03T11:58:43+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/GettyImages-977267106-1024x683.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/","name":"Ilhaan Cumar oo Culaysyo kala duwan Wajahaysa & Baadhitaan lagu bilaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/GettyImages-977267106.jpg","datePublished":"2019-04-03T11:58:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/GettyImages-977267106.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/GettyImages-977267106.jpg","width":3999,"height":2666},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culaysyo-kala-duwan-wajahaysa-baadhitaan-lagu-bilaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ilhaan Cumar oo Culaysyo kala duwan Wajahaysa &#038; Baadhitaan lagu bilaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125277"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125277"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125278,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125277\/revisions\/125278"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125032"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}