{"id":125307,"date":"2019-04-04T11:06:56","date_gmt":"2019-04-04T09:06:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125307"},"modified":"2019-04-04T11:06:56","modified_gmt":"2019-04-04T09:06:56","slug":"meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/","title":{"rendered":"Meydadka Labo ruux oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Marka"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in labo qof oo shacab ah lagu gowracay inta u dhaxeysa Janaale iyo Buufow ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka labada qof ee la dilay waxay si qarsoodi ah raashin ku gelinayeen magaalada Marka, iyagoo adeegsanayay gaari gacmeed jiidayay Dibi, maadaama gaadiidka waa weyn la gubayo, hadii wadada lagu arko, iyagoo raashin galinaya magaalada Marka.<\/p>\n<p>Qof kamid ah dadka ku sugan magaalada Marka ayaa soo sheegaya inay saaka arkeen duleedka magaalada meydka labada qof oo la gowracay, kuwaasoo Caan ka ahaa magaalada, waxaana la sheegay in falkan ay geysteen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Meydka labada qof ee la dilay ayaa saaka la qaban qaabinayaa sidii loo aasi lahaa, iyadoo cabsi ay soo wajahday dadka leh Gaari Dameerada iyo kuwa lagu jiido Dibiga ee Raahsinka ku galiya magaalo xeebeeda Marka.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa go\u2019doon geliyay magaalada Marka, iyadoo nolosha dadka ay ciriiri ku noqotay, isla markaana qiimaha maciishada ay sare u kacday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in labo qof oo shacab ah lagu gowracay inta u dhaxeysa Janaale iyo Buufow ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Sida ay sheegayaan wararka labada qof ee la dilay waxay si qarsoodi ah raashin ku gelinayeen magaalada Marka, iyagoo adeegsanayay gaari gacmeed jiidayay Dibi, maadaama gaadiidka waa weyn la gubayo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125308,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125307","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Meydadka Labo ruux oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Marka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Meydadka Labo ruux oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Marka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in labo qof oo shacab ah lagu gowracay inta u dhaxeysa Janaale iyo Buufow ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Sida ay sheegayaan wararka labada qof ee la dilay waxay si qarsoodi ah raashin ku gelinayeen magaalada Marka, iyagoo adeegsanayay gaari gacmeed jiidayay Dibi, maadaama gaadiidka waa weyn la gubayo, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-04T09:06:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2019110636826761856196556Marka-cadey.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"312\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/\",\"name\":\"Meydadka Labo ruux oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Marka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2019110636826761856196556Marka-cadey.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-04T09:06:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2019110636826761856196556Marka-cadey.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2019110636826761856196556Marka-cadey.jpg\",\"width\":660,\"height\":312},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Meydadka Labo ruux oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Marka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Meydadka Labo ruux oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Marka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Meydadka Labo ruux oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Marka - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in labo qof oo shacab ah lagu gowracay inta u dhaxeysa Janaale iyo Buufow ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Sida ay sheegayaan wararka labada qof ee la dilay waxay si qarsoodi ah raashin ku gelinayeen magaalada Marka, iyagoo adeegsanayay gaari gacmeed jiidayay Dibi, maadaama gaadiidka waa weyn la gubayo, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-04T09:06:56+00:00","og_image":[{"width":660,"height":312,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2019110636826761856196556Marka-cadey.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/","name":"Meydadka Labo ruux oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Marka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2019110636826761856196556Marka-cadey.jpg","datePublished":"2019-04-04T09:06:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2019110636826761856196556Marka-cadey.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2019110636826761856196556Marka-cadey.jpg","width":660,"height":312},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-labo-ruux-oo-la-gowracay-oo-saaka-lagu-arkay-duleedka-marka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Meydadka Labo ruux oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Marka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125307"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125307"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125309,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125307\/revisions\/125309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}