{"id":125310,"date":"2019-04-04T17:59:00","date_gmt":"2019-04-04T15:59:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125310"},"modified":"2019-04-04T17:59:00","modified_gmt":"2019-04-04T15:59:00","slug":"wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/","title":{"rendered":"Wasiirro iyo Taliyeyaasha ciidamada DF oo looga yeeray Baarlamaanka Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia,<br \/>\nMaxamed Mursal Sh. C\/raxmaan ayaa si deg-deg ah ugu yeeray mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha<br \/>\namniga dowladda, si wax looga weydiiyo xaalada amni ee dalka, gaar ahaan Muqdisho.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay<br \/>\nxafiiska afhayeenka baarlamaanka, Maxamed Mursal ayaa lagu ogeysiiyay Ra\u2019iisul<br \/>\nWasaaraha, waxaana maalinta Sabtida oo ay taariikhda ku beegan 6-da Abriil loo<br \/>\nyeeray wasiirada gaashaandhiga, amniga, taliyeyaasha ciidamada iyo guddoomiyaha<br \/>\nGobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeenka baarlamaanka ayaa sheegay<br \/>\nin kulanka maalinta Sabtida looga hadli doono oo kaliya arrimaha amniga, waxaana tani ka<br \/>\ndambeysay markii labaatameeyo xildhibaan ay soo jeediyeen mooshin lagu<br \/>\ndalbanayo inay hor-yimaadaan baarlamaanka madaxda hay\u2019adaha amniga dowladda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xubnaha loo<br \/>\nyeeray waxay kala yihiin; Wasiirka Amniga DF, Maxamed Abuukar Islow [Ducaale],<br \/>\nWasiirka Gaashaandhigga, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe), Ku-simaha Taliyaha<br \/>\nNabadsugidda, Fahad Yaasiin, Taliyaha xoogga dalka, Daahir Aadan Cilmi [Indha-qarshe],<br \/>\nTaliyaha booliiska Somalia, Bashiir Cabdi Maxamed, Taliyaha Asluubta Jen. Bashiir<br \/>\nGoobbe iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C\/raxmaan Yariisow.<\/p>\n<p>AKHRISO: <strong>Qoraalka kasoo baxay Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya;<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/BF_oo_wasiirro_u-yeeray-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-125314 size-full\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/BF_oo_wasiirro_u-yeeray-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"685\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/BF_oo_wasiirro_u-yeeray-1-1.jpg 685w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/BF_oo_wasiirro_u-yeeray-1-1-214x300.jpg 214w\" sizes=\"(max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/BF_oo_wasiirro_u-yeeray-2-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-125313\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/BF_oo_wasiirro_u-yeeray-2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"695\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/BF_oo_wasiirro_u-yeeray-2-1.jpg 695w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/BF_oo_wasiirro_u-yeeray-2-1-217x300.jpg 217w\" sizes=\"(max-width: 695px) 100vw, 695px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Mursal Sh. C\/raxmaan ayaa si deg-deg ah ugu yeeray mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha amniga dowladda, si wax looga weydiiyo xaalada amni ee dalka, gaar ahaan Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska afhayeenka baarlamaanka, Maxamed Mursal ayaa lagu ogeysiiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha, waxaana maalinta Sabtida oo ay taariikhda ku beegan 6-da Abriil loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125315,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirro iyo Taliyeyaasha ciidamada DF oo looga yeeray Baarlamaanka Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirro iyo Taliyeyaasha ciidamada DF oo looga yeeray Baarlamaanka Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Mursal Sh. C\/raxmaan ayaa si deg-deg ah ugu yeeray mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha amniga dowladda, si wax looga weydiiyo xaalada amni ee dalka, gaar ahaan Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska afhayeenka baarlamaanka, Maxamed Mursal ayaa lagu ogeysiiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha, waxaana maalinta Sabtida oo ay taariikhda ku beegan 6-da Abriil loo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-04T15:59:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GARON-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/\",\"name\":\"Wasiirro iyo Taliyeyaasha ciidamada DF oo looga yeeray Baarlamaanka Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GARON-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-04-04T15:59:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GARON-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GARON-2.jpeg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirro iyo Taliyeyaasha ciidamada DF oo looga yeeray Baarlamaanka Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirro iyo Taliyeyaasha ciidamada DF oo looga yeeray Baarlamaanka Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirro iyo Taliyeyaasha ciidamada DF oo looga yeeray Baarlamaanka Somalia - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Mursal Sh. C\/raxmaan ayaa si deg-deg ah ugu yeeray mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha amniga dowladda, si wax looga weydiiyo xaalada amni ee dalka, gaar ahaan Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska afhayeenka baarlamaanka, Maxamed Mursal ayaa lagu ogeysiiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha, waxaana maalinta Sabtida oo ay taariikhda ku beegan 6-da Abriil loo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-04T15:59:00+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GARON-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/","name":"Wasiirro iyo Taliyeyaasha ciidamada DF oo looga yeeray Baarlamaanka Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GARON-2.jpeg","datePublished":"2019-04-04T15:59:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GARON-2.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GARON-2.jpeg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirro-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-df-oo-looga-yeeray-baarlamaanka-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirro iyo Taliyeyaasha ciidamada DF oo looga yeeray Baarlamaanka Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125310"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125310"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125316,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125310\/revisions\/125316"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125315"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}